
AUN #Gaariye...Anu kolay waxaan is leeyhay tuduca hoos ku qoran wuxu la hadlayaa walaalkay @ProfHusseinWar, inta ku hadhay fikirka 'Soomaali Weyn Fadhiiday', 'gooni isku taag-fadhiiday', iyo inta reeraysan (cadaystay ama qarsanaysa)...intee soo hadhay markaa...? @KhadraDuale,








