Hodan Omar
4.1K posts

Hodan Omar
@Kaaha1987
Awdal State & Somali-wayn activist🇸🇴! Buuraha Surradbaa udheer hankana SOMAALINIMO. NN🕊










Aduunyo waxaynu joognaa magaaladii ay awawyasheen iyo adeeradeen ku dhasheen ee xuduntayada taalay la leeyahay Buug kuma dhigan kartaan, Xafladna kuma qabsan kartaan. Ali sabihi waa xarunti halgamayashi djibouti 🇩🇯 ee Gadabursi wana lagu so bandhigaya Book 📕 ina shekh harun

Dadkani waa qabilka ciise intii gobolka Awdal naladaganayd waxa kuyidhi dagalama ugaaskodi kadib wakuwa barakacay ee nanabaya waxa damac dhul anay lahayn gashay digtaytar ka djibouti iyo ugaas koda wakuwasa lagudiray dadki ayladaganayen waan kaxumahay shacabkas labara kiciyay please halo gurmado waa umad somaliyeed oo cadawad laysku galiyay. Ninka dhulka lihi maqaxo ee qofki yimid ayyah qaxa.











