Ministry Of Finance of South West State of Somali

36 posts

Ministry Of Finance of South West State of Somali banner
Ministry Of Finance of South West State of Somali

Ministry Of Finance of South West State of Somali

@MOFSWSS

Official account of the Ministry of Finance Southwest State of Somalia

Southwest State of Somalia Katılım Nisan 2018
183 Takip Edilen709 Takipçiler
Sabitlenmiş Tweet
Ministry Of Finance of South West State of Somali
Waxey maanta wasaaradda maaliyadda soo gabagabeysay tababar kusaabsanaa diyaarinta miisaaniyadda 2022 waxaana kasoo qeybgalay illaa iyo in kabadan shan waaxood. Tababarka waxaa bixinaayay lataliyaha wasaaradda Maaliyadda dhanka PFM ka.
Ministry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet media
Filipino
0
2
11
0
Ministry Of Finance of South West State of Somali retweetledi
Hussein Sabrie
Hussein Sabrie@HusseinSabrie·
Dr. Mahdi waa Ciraaqi ku takhasusay qalliinka guud. Hooyadiis ayaa dhimatay isagoo qalliin ku samaynaya, wuxuuna dhacdadaas ka qaaday murugo iyo naxdin noloshiisa mugdi galiyay. Xaafadaha magaalada Samaawah ayuu wareegaa isagoo derbiyada ku qoraya: Hooyo waan ku jeclahay. I cafi.
Hussein Sabrie tweet media
Indonesia
17
31
204
0
Ministry Of Finance of South West State of Somali retweetledi
UK in Somalia🇬🇧🇸🇴
As Parliament meets to discuss the way forward on elections in Somalia, 🇬🇧 Ambassador @KFosterFCDO sets out our position.
English
145
69
224
0
Ministry Of Finance of South West State of Somali
Waxaa shalay kulan dhexmaray wasaaradda Maaliyadda, Gudoomiyaha Maxkamadda sare iyo Laanta ilaalada canshuuraha KGS kaasoo looga hadlay in dhamaan wixii dakhli ah soo gala maxkamadaha ay masuul ka tahay wasaaradda maaliyadda wixii ka dambeeya 09/01/2021.
Ministry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet media
Filipino
0
0
6
0
Ministry Of Finance of South West State of Somali retweetledi
Southwest Innovation Hub
Dowladda waa in Ay siyaasadeeda ku darsataa Horumarinta Ganacsiga yaryar iyo kuwa meel dhexaadka ah. Wadashaqeynta hey’ahada arimahaan qaabilsan, Dowladda, Bangiyada iyo Xarumaha cilmi baarista si’awood loogu yeesho in shaqooyin badan la’abuuro.
Southwest Innovation Hub tweet mediaSouthwest Innovation Hub tweet media
Filipino
0
6
15
0
Ministry Of Finance of South West State of Somali
Under the leadership of MoF’s DG Mr Ali together with his team has kicked off today a meeting discussed on a three month period financial performance of the Ministry of Finance.
Ministry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet media
English
0
1
8
0
Ministry Of Finance of South West State of Somali
Yesterday all 5 Ministers of Finance Federal Member states, BRA and Minister of Finance Federal Government of Somalia Signed Fiscal Transfer Policy Paper and Transfer Manual to Meet international Financial Reforms and One of the key benchmarks of debt relief Somalia to Achieve.
Ministry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet media
English
1
1
11
0
Ministry Of Finance of South West State of Somali
H.E Ahmed Mohamed Hussain Minister of Finance SWSS Participated Intergovernmental fiscal Federalism Meeting in Kampala all FMS, BRA & FGS were present to improve Fiscal reforms
Ministry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet media
English
0
2
15
0
Ministry Of Finance of South West State of Somali
Waxaa magaalada Uganda Kampala ka furmay shir looga hadlayo arrimaha maaliyadda dalka, kana qayb galayaan wasiirada DXDF iyo Gobolka Banaadir.Shirkan oo ah kii labaad oo ay yeeshaan wasiirada maaliyadda ayaa looga doodayaa hanaanka maaliyadda dalka iyo horumarinteeda.
Ministry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet media
Indonesia
1
3
12
0
Ministry Of Finance of South West State of Somali
Minister of Finance H.Excellence Ahmed Mohamed Hussain meet with world bank TTL team and discussed on how to increase government development programs Specially Financial Growth and support Education programs and Health Sectors which WB ensured and committed to support.
Ministry Of Finance of South West State of Somali tweet media
English
0
0
3
0
Ministry Of Finance of South West State of Somali
Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed ayaa maanta qabatey shirka dib u eegista waxyaabihii qabsoomey iyo caqabadaha jira si kor loogu qaado dakhliga dowladda iyo hanaanka guud ee maaliyada KGS (Fiscal Reform)
Ministry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet mediaMinistry Of Finance of South West State of Somali tweet media
Indonesia
0
0
5
0
Ministry Of Finance of South West State of Somali
Wasiirka wasaarada maaliyada KGS ayaa maanta ka qeyb galey shirka madasha iskaashiga somaliya iyo beesha caalamka ee maanta ka furmey magaalada muqdishu. Shirkan ayaa socon doona mudo 2 maalmood ah waxaana looga hadlayaa arimaha horumarinta dhaqaalaha iyo siyaasadda loo dhanyhay.
Ministry Of Finance of South West State of Somali tweet media
Filipino
0
0
8
0
Ministry Of Finance of South West State of Somali
kormeer shaqo oo maanta kutageney kastamada wasaaradda maaliyadda DKGs ee degmadda Afgooye si loo dardargeliyo howlaha shaqo ee wasaaradda. Kormeerka waxaa ku wehelinaayey Gudoomiyaha Gobolka Sh.Hoose mudane Ibrahim Najah

4
11
0