


Mohamed 🇸🇴 sooyaal
37.5K posts

@MaxmedMaxmed4
Dhulkeygan ku noolahay🇸🇴 waxn jeclahay xirirka isdhexgalka bulshda sugaanta afkena somaliga kaftanka dhalan yarada xaqdhawrka fikirada kala duwan 🇩🇯🇸🇴




The scenes of looting and lawlessness in Baidoa bear a striking resemblance to those witnessed in Mogadishu in 1991, following the collapse of the country’s central government. #Somalia





🔴#BreakingNews🔺--Ciidamo kasoo gadooday Pl iyo buuraha calmiskaad oo ujihaystay xagaa Waqooyi Bari iyo Laascaanood, si ay isaga diiwaan geliyaan SNA iyo ciidamada gaarkaa Ee W.Bari ciidamadan Oo hadaa kagudbay G.Sanaag ayaa kasoo kala jeeda Beelaha Harti Ee Gobolka Bari💯





"Waa naloo kiin luga qabtay Baasuukayasha iyo BKMyada Xabsiga lagu ilaaliyo anaa iska leh, gaari BUS ah ayaa la qaatay ayaad leedahay waa lagu tusaa hadaa qaadan karto kuwa beenta kuu sheegaaya mooto xitaa waligood ma yeelan" Taliyihii hore ee Asluubta Generaal Mahad ( Shub)
