Dayib
31.1K posts

Dayib
@Dayib1
Hope,Had work & happyness/love sport, #Somali Human Rights Activist/ untold news around the world/politics 1on1. #MN_Vikings 🏈#Human-rights #HealthCare4All.
Woodbury, MN Katılım Kasım 2011
6.6K Takip Edilen2.9K Takipçiler
Sabitlenmiş Tweet

Gobolka Banaadir iyo KG maanta waa isku mid. 🤣🤣🤣
Ali Samatar@AliSamattar
Venezuela🤣🤣 Caadi baa loola wareegay Koonfur Galbeed. Waxaana laga saaray Maamul Goboleednimadii waxaa laga dhigay sida Gobol Banaadir.‼️
Indonesia

@AliSamattar 3 Degmo baa meesha nooga jira Liyuu police baan geeynay🤣🤣 laa Tu aamin Hassan.
हिन्दी

@DekBinanle Jubaland is next kulahaa Ugaaska ma X in aan Sidii Kambooni isku dhex eryano Ayuu rabaa🤣🤣🤣 IRGC baa Jubaland joogta sida Trump ceasefire buu Hassan kuwaalanaa. Mana kayeelayno.
Uguus mahadsanid Hassan waxkasta waayka suuroobaan.
Eesti
Dayib retweetledi

Villabaydhabo.
Qof iyo Cod = Kushubasho aka Geele style 🤣
✅Cida Diidaneed in Doorasho ay ka dhacdo Koofur Galbeed caawa ma idiin cadaatay in uu ahaa Xasan Culusow.Hogaamiye Kumeel-Gaar ah oo aysan mudadiisa cayineen intee lagu arkay.Mida kale hadii L.Gareen is Casilay K.Galbeed maweysan laheen dastuur iyo nidaam sheegaya cida xilka sii heyneyso.
✅Hadii ay Raxanweyn aqbalayaan in Xasan Culusow uu siduu doono ka yeeshto oo uu ku sameeyo wax aan taariikhda horay uga dhicin Somaliya tan iyo intii la qaatay nidaamka Federaliska maxay ula dirireen L.Gareen.
✅Dhowr Madaxweyne dowlad Goboleed ayaa xukunka laga tuuray balse horay uma dhicin in Muqdisho looga magacaabo wax loogu yeeray hogaamiye kumeel-Gaar ah.
✅Dadka Reer k.Galbeed doorashadii xaqa iyo xalaasha ahayd meel kusheega.🤣🤣🤣

Filipino

Ragaan waa jabeen lakin ciyaari waa galin danbe. 🤣🤣🤣🤣
Liban Iyow@LibanIyow
Taliye Shub oo dhex lugaynaya Nairobi. Xasan Sheekh oo qaxooti ka wada dhigay madaxdii Koonfur Galbeed.
हिन्दी


Aadale Aadaa✈️
Team Hassan Eelay see dareemooysaan, team Madaxaa ifuran lugta fura 🤣🤣🤣
Team Malabaani waay ugu jirtaa. Gudoomiye Ansax kiniin camal uliqa aay leeyihiin. 🤣
Qof iyo cod kulahaa.
@ugastoxow @wardisom4
😵💫@DanielWallas4
Salut au drapeau direction le mondial 🇨🇩🇨🇩🇨🇩🇨🇩🇨🇩🇨🇩🇨🇩🇨🇩🇨🇩🇨🇩🇨🇩
Filipino

Lan wiin mabooraaw. 🤣🤣🤣🤣
Mulaaxo@dunia_work
Ninkaan ma birmade u tacan haadinayaa? Mise jilib buu u socdaa !
Filipino

@MaxmedMaxmed4 @ugastoxow @Daily_Mogadishu @LibanIyow Geelay iyo beeralaay aay isku qaldaayaan. Riyo aay kujiraan 🤣🤣
2 shaatiile waaye waan lagu gaadin Abti.
हिन्दी

@Dayib1 @ugastoxow @Daily_Mogadishu @LibanIyow 😂😂😂 kuwan wey wareereen abti sidan isleeyahay ma AS ayey heshiiskii buurhakaboo kale la galeen
Koley meeshaas rag birthday labsan Baz Isha qura kafiirsadee 🤔 bal aan dhowrno waayaha
हिन्दी

Ardayda Jaamacada SIMAD. Ma waxaa labaraa Goboloda Uganda 🇺🇬. “Caasimada Jubada hoose ee Bu’aale”. 🤣🤣🤣🤣
@ugastoxow @Daily_Mogadishu @LibanIyow

Eesti

Baydhabo update; 🔥
Gudoomiye ansax Wuxuu kudhawaaqay, doorasho Qof iyo cod. Team Malabaani waay ugu jirtaa musharaxooda aay lasoo baxaayaan. 😃
Saaxiibaday @wardisom4 iyo @ugastoxow xaa uyaalo Baydhabo 🤣🤣
XTRAfrica Media Group@xtr_africa
Mood 😇🔥🇨🇩
Filipino

@Dayib1 Ninkan dagaakii Hada Raaskaambooni phone ka ayuu dansaday 😂😂😂
हिन्दी

@Aragsan22 VillaSomalia waan kujiraa 🤣 Lakin Hassan aa dagaal shaanshi nagu haayo.
हिन्दी









