Sultan Abdikariim (Waayo-Arag)
25.8K posts

Sultan Abdikariim (Waayo-Arag)
@SSTHawdReserve
Husband, Father, Veteran Soldier, Traditional Leader, Journalist, Custodian of the Interests of the Republic of Somaliland, Hawd & Reserve Area.
Hawd&Reserve Area,Somaliland Katılım Ocak 2022
589 Takip Edilen13.6K Takipçiler
Sabitlenmiş Tweet
Sultan Abdikariim (Waayo-Arag) retweetledi

Waa gun guni dhashay ilaa garaadadooda video meel walba ka leh gumays ayanui ku jiray 2023 xoroownay
Intaa video hayo ay leeyihiin maanta xoroonay waad yabaysaan rag garaadadoodi social media ka leeyihiin gumaysi ku jiray wanu xoroownay soow gun maha Kakakakak
Gaboose@Guntigaab
Foot soldiers kan iyaka maxa haya horta oo ka galay dagaaladan. Show adoon xoriyada ku Cusub tahay lagama fadhiyo karo. Ninkan aduunka wixi ugu wayna ee uu gaadho waa in magaladiisi lagu haystay loga baxay, halka magalooyinkiisi kale laga raafay oo uu tagi layahay 8 magaalo. Marka bu dad isku haya dhul oo meeshi ku dagalamaya, maydadka u kala tirinya.
Filipino

Sultan Abdikariim (Waayo-Arag) retweetledi

The Ministry of Internal Security of the Southwest State of Somalia formally warns against the reported transfer and distribution of weapons originating from Egypt 🇪🇬 to militia groups linked to extremist elements (Khawaariij) and Militia. This act constitutes a grave threat to national security, with the potential to exacerbate instability, incite conflict, and undermine social cohesion.
The Ministry expresses profound concern regarding the intent behind these actions, which appear designed to destabilize the Southwest State and target Ethiopian 🇪🇹 Sector Three forces operating under the peacekeeping mission. Such conduct carries serious security implications and poses a direct risk to the overall stability of the region.




English

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo guud ahaan Dowladda Jamhuuriyadda Somaliland waxa looga baahan yahay in aanay ka ilduufin fursadaha siyaasadeed ee ka jira gudaha Soomaaliya.
Maamulka Koonfur-Galbeed wuxuu ka kooban yahay 3 gobol oo kala ah Shabeellaha Hoose, Baay iyo Bakool. Gobolka Shabeellaha Hoose waxa degan 90% beelweynta Dir , gobolkana wuxuu xuurto ku hayaa magaalada Muqdisho oo caasimad u ah Soomaaliya.
Sida awgeed, waxaan ku talinayaa faragelin degdeg ah.
Waa in si toos ah Baydhaba loogu diraa wafti ka socda Somaliland, waxaana ku habboon siyaasiyiin hore, odayaal dhaqameed iyo xataa ragga Xamar inaga jooga.
Sidoo kale waxa loo baahan yahay in si weyn loo taageero beelaha deggan Shabeellaha Hoose ee Qoomiyadda Direed.
Koonfur-Galbeed waa dal iyo deegaan aan wax ku leenahay.


Filipino

@Adam20073132780 MshaAllah Alxamdulilaah Ugaas.
Indonesia

@SSTHawdReserve How are you plus 50 years? Masha Allah!
English

I’m going to @Qani56270199’s upcoming Space. Will you join too?
x.com/i/spaces/1yxBe…
English

@zeynu329moau Yeah it's cold enough today for eid day 😆.
English

@SSTHawdReserve Haha, Hawd roots showing 😄but the picture still carries its own charm. Eid Mubarak! How cold is it there today?
English

@Guntigaab Carrada Ilaahay Nabad Weeye Dr Abdullahi.ciid wangsan Ugaas.
Indonesia

Maamul-goboleedka Koonfur-Galbeed Soomaaliya wuxuu ka kooban yahay gobollada Baay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose, wuxuuna maamulaa deegaanno u jira Villa Wardhiigley wax ka yar 20 km.
Maamulka Koonfur-Galbeed Soomaaliya maanta wuxuu si rasmi ah u joojiyey, sidii Puntland hore u samaysay 3 sano ka hor, wada-shaqayntii Maamulka fashilmay ee Abgaalistaanka, ama Xamar iyo Xamardaye.
Hassan Sheikh Mohamud waxa hadda ku hadhay shantii maamul ee Federaalka labadii Maamul ee Hawiye oo keliya, waana labada maamul ee ugu yar uguna daciifsan Soomaaliya dhinac walba.
Tusaale ahaan, maamulka Galmudug wuxuu ka arrimiyaa oo kaliya magaalada Dhuusamareeb, halka Hirshabeelle-na ay ku koobantahay Jowhar oo keliya; Jowhar-na waxaa amnigeeda gacanta ku haya ciidamada dalka Burundi 🇧🇮.

Eesti

Yaa Ilaahay dartii uga farxinaya hooyo haysata carruur agoon ah?
Laba sano oo keliya ayaa ka soo wareegtay geeridii aabbahood.
Maanta waxay hooyadu kaligeed korsanaysaa carruur yar yar.
Waxaan ku jirnaa bisha barakaysan ee Ramadaan,
Ciiduna way soo dhowdahay.
Walaalayaal, hooyadan miskiinta ah ayaa ila soo xidhiidhay,
aniguna waan idinla wadaagay si aynu u garab istaagno.
Qofkii diyaar u ah inuu Ilaahay dartii u caawiyo:
Fadlan comment igu dhaaf ama fariin toos ah ii soo dir,
si aan kuugu xidho hooyada carruurta agoonta ah.
Ilaahay ha idinka abaal mariyo cid kasta oo ka qayb qaadata farxadda carruurta agoonta ah. 🤲

Filipino

History has repeated itself. In 1978, the people of Puntland faced mistreatment and oppression under the regime of Mohamed Siyaad Barre, and today, in 2026, they are facing similar mistreatment under the government of Hassan Sheikh Mohamud.
We stand with the people of Puntland in 💯 solidarity.



English

@SSTHawdReserve Waar iska amus duli yahaw mirqansani, dhulka HY ayaa SL & Cirro ba ka qaalisan! Our Land is nonnegotiable, dadka ha hoosaasin dhulkoda difacanaya!
Indonesia

Waxaan la hadlay waayeelka Habaryoonis Bari ee ku sugan Gobolka Sanaag. Qaar ka mid ah waxay ii sheegeen war wanaagsan oo ah in ay diyaar u yihiin in nabad iyo wada-hadal lagu xalliyo wixii shalay ka dhacay Sanaag, gaar ahaan Waqdariya. Waa arrin wanaagsan, aniguna waxaan xoojinayaa nabadda iyo walaalnimada.
Sidoo kale, waxa la sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Cirro ka soo horjeeddo dagaal sokeeye oo halkaas ka dhaca.
Mid ka mid ah Sulaadiinta Habaryoonis Bari ayaa igu yidhi: “Xukuumadda Madaxweyne Cirro ma oggola in Warsangeli lala dagaallamo.” Hadalkaas wuxuu kaga jawaabay su’aal aniga dhinacayga ka timid oo la xidhiidhay haddii Habaryoonis diyaar u tahay in dagaal arrintan lagu xalliyo.
Wada-hadal dheer ka dib, waxaan ku qancay hadalka waayeelka Habaryoonis oo qaatay nabad iyo dersin wanaag.
In la xoojiyo nabaddii uu seeska dhigay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Garaad Cali Shire waa waajib, waana in la qadriyaa dadaalkii iyo go’aankii geesinimada lahaa ee Suldaanku qaatay.
Sidoo kale, siyaasadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ee ku aaddan nabadda Gobolka Sanaag waa mid u baahan in si buuxda loo taageero.
Fiiro gaar ah: Qoraalkan aniga ayaa qoray, balse waxa uu ka dhashay ururinta fikirka guud ee khilaafka bulshada Sanaag ku wada dhaqan iyo sida dhinaca Habaryoonis loo arko xalinta khilaafkaas.
Carrada Ilaahay Nabad Weeye.

Filipino
Sultan Abdikariim (Waayo-Arag) retweetledi

Advocacy for the Rights and Integration of the Cabaas Muuse/Surre Peacekeeper Clan Militia in Badhan and Hadaaftimo Sanaag
This video underscores the Peacekeeper Clan Militia’s sustained contribution to peace and security in Badhan and Hadaaftimo Sanaag Region. Despite their service since the establishment of the Somaliland National Army, their formal recognition and full institutional rights remain outstanding.
This submission respectfully urges the Somaliland President, @Abdirahmanirro Police Chief Commander Maxamed Shacbaan Ali, and Chief of the National Army Nimcaan Gaaxnuug to ensure their formal integration and the full protection of their rightful status within the national security framework.@SSTHawdReserve @Lariabdirisaq @ridgulle @MediaWararka @cabdiraxmanmid @Shakurshire101 @Yaska74750972 @Qani56270199 @Sadiq4555 @Abdallayasin151
English








