Garyaqaan Saciid Abdi Mumin

34 posts

Garyaqaan Saciid Abdi Mumin banner
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin

Garyaqaan Saciid Abdi Mumin

@SaidMumin15

Chairman of Puntland Human Riths Defender ( Dif. Xuququl Adnaha puntland) Former, General Secretry of Puntland Lawyers Ass. Pri. Lawyer & Judge Supreme Crt.

Somalia, Puntland-Garowe Katılım Temmuz 2020
211 Takip Edilen547 Takipçiler
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
...........Waxaan si guud uga mahad-celinayaa Hawl-wadeennada Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Shaqada iyo hawlaha ay hayaan.
Indonesia
0
0
1
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
Garowe, 12 Janaayo 2021, waxaan si wadajir ah Aniga iyo dhammaan Hawl-wadeennada Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha u gaarsiinnay Taageero Niyadsami leh oo ka kooban Bustayaal 28 qoys oo ka mid ah 180 qoys oo ku nool Xerada/Kaamka Alle-wakiil ee Garowe. ...
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet media
Filipino
2
0
4
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
........... Waxaa laga maarmaan ah in la dhawro xuuqda muwaadinta iyo shuruucda u dagsan dalka iyo dadka.
Filipino
1
0
1
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
Waxaan si xoog leh u canbaaraynayaa xariga sharci darada ah ee xukuumada ku hayso wariyaasha kala ah #Kilwe Aadan Faarax iyo #Cabadulaahi Cabdiraxmaan, sido kale in ay Dawladdu ilaaliso Sharciga ayna dib ugu soo celiso Goobaha awooda u leh hayntooda sharci wariyaashaas.
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin tweet media
Indonesia
1
0
7
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
.......Ogaalka Bulsho ee Xuquuqaha Aasaasiga ee Bulshadu leeyahay. Ugu dambayn , waxaa laysku fahmay Xuquuqda Aasaasiga ah ee Bulshada iyo U-doodista Xaqa Qofkasta, ka hortago tacadiyada iyo Xad-gudubyada Aadanaha .
Filipino
0
0
1
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
Waxaan qabtay kulan aqoon is-waydaarsi iyo wacyigalin xambaarsanaa oo aan u qabannay qaybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka ah iyo Xubna ka mid ah Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland. Kulankaan oo ku qotamay Aqoon is-weydaarsi, kor u qaadidda Xuquuqda Aadanaha iyo....
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet media
Filipino
1
0
1
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
Maalinimadii Shalay ahayd waxaa noo qabsoontay munaasabad heerkeedu sarreeyo uu soo qaban qabiyay Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha ee Puntaland munasabadaas oo daarnayd dabaal-dega Xuska maalinta caalamiga ah ee haweenka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha.
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet media
Eesti
0
1
6
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
Waxaan maanta soo xiray Tababar & Aqoon is waydaarsi ku saabsan Xuquuqda aadanaha & Caabuqa Covid-19 oo aan u qabtay bulshada rayidka ah oo ka kooban Odayaal dhaqameed,Culimaa u diinka, haweenka &dhalinyrada, sidoo kale waxaa qayb ka ah Wakiilllada Gobolada ee Xafiiska Difaacaha.
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet media
Indonesia
0
0
3
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin retweetledi
Puntland Democratic Institute
Mr. Said Mumin- Chief of Puntland human rights defenders (@ophrd14) will be speaking at PDI forum Saturday 17th October. Mr. Mumin is a human rights activist. #PDISomalia
Puntland Democratic Institute tweet media
English
0
6
20
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
Shalay ayaan kulan isugu jira is xog waraysi iyo dhiiri galin la qaatay qayb ka mid ah Suxifiyiinta Pl taas aan ku booriyay warbaahinta & suxufiyiinta in ay kaalin wanaagsan ka cayaaraan horumarinta xuquuqda Adanaha, si shacabku u helaan aqoon ku filan oo la xiriirta xuquuqdooda.
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet media
Indonesia
1
1
20
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
Boosaaso & Qardho Safar Qaatay muda 3 cisha ah ayaan ku gaarnay Gobolka Beri iyo Karkaar Gaar ahaan Boosaaso iyo Qardho aniga iyo Wafdi ay qayb ka ahaayeen Guddiga Xuquuqul insaaanka iyo Guddiga Cadaaladda iyo Shururuda Baarlamaanka Dawladda Puntaland.
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet media
Indonesia
0
2
20
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
Waxaan ugu baaqay Dawladda in la hormariyo, la'dhawro lana daryeelo Dadka Naafada ah sida ku xusan Qodobada 12aad & 34aad ee Dastuurka iyo heshiisyada caalqmiga ah, si la'mida in Madaxda, Ciidanka iyo Goobaha Adeegga Bulshada bixiya inay dhowraan ilaaliyaan Xuquuqdooda Asaasiga.
Filipino
0
0
1
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
Waxaan maanta ka qayb-galay munaasabadda Xuska ee maalinta Caalamiga ah ee Luuqadda Dadka Naafadda ka ah Dhegaha (Sign Languages). Waxaana u sheegay Madaxda iyo Bulshada Naafada ah oo ay tahay inay ogaadaan "in ay leeyihiin Xuquuq la"siman tan dadka kale ay leeyihiin".
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet media
Filipino
1
1
8
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
Waxaan maanta Xafiiska ku qaabilay Kiiska #Shukri Axmed Cali (#Kutubo) oo ka cabanaysay dulmi loo gaystay, waxaanugu diiwaan galinay kiisaan annagoo horseed u noqon doona sidii Cadalaad buuxda u heli lahayd.
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin tweet media
Filipino
8
28
147
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
Maanta waxaan shaqaalaha xafiiska Difaacaha Xuquul Aadanaha Puntland u daah furay tababar iyo aqoon is waydaarsi loogu tala galay in kor loogu qaado aqoontooda iyo iyo waaya arag nimadoda shaqo. Tababarkaan ayaa looga danleeyahay in xafisku dardar galiyo shaqada culus ee hortaal.
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet media
Indonesia
0
0
3
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
...... Si dareen lehna u dhagaysanay Tabasha Maxaabiista iyo Maamulka Xabsiga, Maadama shaqadayada 1-aad tahay ka warhaynta iyo korjoogtaynta maxaabiista iyo sidii ay u heli lahaayeen xuquuqdooda Asaasiga ah 3/3 Dhamaad.
Filipino
0
0
1
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
Waxaan maanta Xabsiga wayn iyo taliska Asluubta Dawladda Puntland ku wareejinay Agab uu Xafiiska Difaacaha Xuquul Aadanaha Puntland ugu tala galay Maxaa-biista in ay isaga difacaaan Cudurka/ Caabuqa Dilaaga ah ee Caroonaha. Agab-kaan oo isugu jira noocyada kala duwan ee ....1/4
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet mediaGaryaqaan Saciid Abdi Mumin tweet media
Filipino
2
1
3
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin@SaidMumin15·
.....Ka hortaga Caroonaha ayuu Xafiisku ka qaybiyay Intii u dhaxay say 8-17 bishaan Xabsiyada iyo Saldhigyada kala ah: Boosaaso ,Qardho, Garowe iyo Gaalkacyo. Sidoo kale waxaan kormeer ku samaynay dhamaan qaybaha kaka duwan ee Xabisga wayn, annagoo mid u dul istaagnay sida..2/4
Filipino
0
0
1
0
Garyaqaan Saciid Abdi Mumin retweetledi
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
Today, we have concluded the distribution activities on #covid-19 hygiene, sanitation, protective and social distancing materials for main prisons and Police stations in Bosaso, Gardo, Galkacyo and Garowe. The Defender, MPs, CSOs leaders and Custodial corps command were attended
OPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet media
English
1
1
6
0