OPHRD

445 posts

OPHRD banner
OPHRD

OPHRD

@ophrd14

Office of Puntland Human Rights Defender (OPHRD) is an Independent Government Institution mandated to enhance Human Rights in Puntland - Somalia.

Garrowe, Puntland, Somalia Katılım Mayıs 2018
38 Takip Edilen980 Takipçiler
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
𝗖𝗶𝗶𝗱 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 Waxaan dhammaan bulshada reer Puntland, umadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fitri-ga.
OPHRD tweet media
Indonesia
0
0
1
47
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Said Mumin , iyo Guddiga Shuruurcda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Wakiillada Puntland Parliament.
Indonesia
0
0
0
62
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
11, Nofeember, 2025 Garowe Puntland somalia Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Said Mumin, iyo Guddiga Shuruurcda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Wakiillada
OPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet media
Indonesia
0
0
0
63
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
Garowe. Sabti: 25 Oktoobar, 2025 Kal-fadhiga 57-aad Ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Oo furmay maanta Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Siciid Cand Muumin @SaidMumin oo maanta ka qayb-galay furitaanka Kal-fadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada Puntland.
OPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet media
Eesti
0
0
0
34
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
Garoowe 21, Oktoober, 2025 Tacsi إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland, Avv. Siciid Cabdi Muumin, ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid marxuum Cali Faarax Cali (Farmayeeri), oo ku geeriyooday magaalada Garoowe.
OPHRD tweet media
Eesti
0
0
0
53
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
Garowe 𝗖𝗶𝗶𝗱 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 Dhammaan Dadwaynaha Soomaaliyeed, Shacbiga Puntland iyo Umadda Islaamka ah, waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda wayn ee Ciidda Carafo oo ah midda ugu wayn munaasabadaha Muslimiinta. #CIIDWANAAGSAN #Eiduladha #Dhul-Hijjah1446 #6thLuulyo2025
OPHRD tweet media
Filipino
0
0
0
51
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
Garoowe,16 May 2025 Saraakiil ka tirsan Xafiiska Difaacaha Xuquuuqda Aadanaha Puntland oo la kulmay Wafti ka socda Quruumaha Midoobay ee dhawrista Xuquuqda Aadanaha.Waftigaas uu hogaaminayey u qaybsanaha Qaramada Midoobay ee ilaalinta iyo horumarin xuquuqda aadanaha Mr. Ben Saul
OPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet media
Filipino
0
1
1
70
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
Garoowe, Puntland - Soomaliya Ciid Al Fitri 1446/2025 Axad, 30 Maarso 2025 𝗖𝗶𝗶𝗱 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 Waxaan hambalyo la wadaagayaa dhammaan Dadweynaha Soomaaliyeed iyo Umadda Islaamka ah, munaasabadda maalinta Ciidul Fitri-ga.
OPHRD tweet media
Indonesia
0
0
0
61
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
Xaxiiska Difaacaha wuxuu si gaar ah ugu boorinnaynaa hay'adaha ammniga in ay gacanta ku soo dhigaan eedaysanaha gaystay dilka marxuum Cabdimaalik Aadan Xuseen oo illaa iyo hadda aan la soo qaban, si sharciga loo horgeeyo.
OPHRD tweet media
Indonesia
0
0
1
39
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
Garoowe, Puntland - Soomaaliya Talaado; Maarso, 25, 2025 Kiiska Faadumo Xiddig waa mid u baahan caddaalad. Xafiiska Difaacuhuna isagoo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah wuxuu arrintan mar horeba kala shaqeeyay hay'adaha ammaanka iyo Garsoorka
OPHRD tweet media
Eesti
0
0
1
41
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
Garoowe, Puntland – Soomaaliya. Talaado Maarso , 11, 2025 Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanah Puntland oo ka jawaabaya dhacdada xadgudubka ah ee ka dhacday Garoowe.
OPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet media
Eesti
0
0
0
45
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
"Ramamdaan Mubarak Rammadaan Mubarak" Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqul Aadanaha Puntland Avv. Said Mumin wuxuu hambalyo iyo duco ku aadan bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan u dirayaa dhammaan Shacab weynaha Puntland, dadka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadaha Muslimiinta ah.
OPHRD tweet media
Indonesia
0
0
0
52
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
Xafiidka Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland iyo Booliska Qaramada Midoobey oo is kaashanaya, ayaa magaalada Garoowe ku soo geb-gabeeyey aqoon-isweydaarsi laba maalmood socday oo loo qabtay 15 sargaal oo ka tirsan booliska Puntland
OPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet media
Filipino
0
0
0
48
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
BAAQA GUDDOOMIYAHA XAFIISKA DIFAACAHA XUQUUQDA AADANAHA DAWLADDA PUNTLAND EE KU AADDAN XUSKA MAALINTA XUQUUQDA AADANAHA EE 10-KA DISEEMBER 2024
OPHRD tweet media
Eesti
0
0
1
65
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
Garoowe, Puntland - Soomaaliya Oktoobar 26, 2024 Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Said Mumin oo maanta ka qayb-galay furitaanka Kal-fadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland.
OPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet media
Eesti
0
0
0
77
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
OPHRD Garoowe, Puntland - Soomaaliya Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Siciid Cabdi Mumin, ayaa maanta ka qeybgalay kulan lagu soo bandhigay Wax-ka-beddelka Xeerka Warbaahinta Puntland iyo Xeer-nidaamiyaha Helista Xogta Puntland.
OPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet media
Filipino
0
0
0
69
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
#Garoowe Oktoobar 16, 2024 Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Siciid Cabdi Mumin ayaa magaalada Garowe kaga qaybgalay shirka madasha madaxda sare ee laamaha caddaaladda Puntland kaas oo ay qaban-qaabisay Maxkamadda Sare ee Dawladda Puntland.
OPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet media
Eesti
0
0
0
72
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
OPHRD,over last 2weeks, organized 5 workshops in sanaag, karkaar, bari, mudug and nugal regions,for 125 people from Judiciary, the Police, Custodial Corps and CSOs, aiming at improving Children’s Rights protection & Juvenile Justice System, supported by @UNSomalia @unicefsomalia
OPHRD tweet media
English
1
0
2
116
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
OPHRD,over last 2weeks, organized 5 workshops in sanaag, karkaar, bari, mudug and nugal regions, for125 people from Judiciary, the Police, Custodial Corps and CSOs, aiming at improving Children’s Rights protection & Juvenile Justice System, supported by @UNSomalia @unicefsomalia
OPHRD tweet media
English
0
0
2
95
OPHRD
OPHRD@ophrd14·
@ophrd14 Chairman @SaidMumin15 received @ICRC Legal Adviser Katherine Weir in his office The meeting discussed supporting the capacity building of Oversight Institutions and providing Health and Education services to prisoners to strengthen International Humanitarian Activities
OPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet mediaOPHRD tweet media
English
0
0
0
1.2K