Omar Sayid Abdilahi

151 posts

Omar Sayid Abdilahi banner
Omar Sayid Abdilahi

Omar Sayid Abdilahi

@Sayid_Cumar10

Politician وعَجِلْتُ إِلَيْكَ رَبِّ لِتَرْضَى

Hargeisa ,Somaliland Katılım Ocak 2019
260 Takip Edilen1.9K Takipçiler
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
Munaasibada ciida darteed waxaan salaan iyo booqasho ugu tagnay Madaxweynihii 5 aad ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi aniga iyo walaalkay Khadar Barud. Sidoo kale hambalyo ayaan leeyahay asxaabta, ehelka iyo shacbi weynaha Somaliland.
Filipino
0
0
5
129
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
Ajandaha Shirka jigjiga. 1: Jabuuti midnimadii Soomaaliyeed way ka baxday oo waa gaar. 2: DDS itoobiya ayay ka tirsan tahay. 3: NFD inay Kenya ayay ka tirsan tahay. 4: Somaliya inay Somaliland xuunto waa waajib. 5: Somaliland waa in Mar labaad la gumeeyaa oo xamar xukunta.
Omar Sayid Abdilahi tweet media
Filipino
1
0
2
131
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
Jumca Mubaarak: Reer Awdal cidna qarankan kama jecla laakiin waxay qabaan tabasho muddo soo taxnayd. 1: Tabashada 1 aad waa saluug ay ka qabaan saamiga dawladnimada. 2: Tabashada 2 aad waa saluug ay ka muujiyeen saamiga xukuumada iyo mashaariicda horumarinta.
Eesti
0
0
1
84
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
A detailed remark of yesterdays airport incident for former president of the nation.
English
0
0
2
47
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
Thank you @SenTedCruz. Thanks also Ambassador Bashir Goth for your unwavering effort for this outcome
Omar Sayid Abdilahi tweet media
English
0
0
2
168
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
#Somaliland Recognition. a milestone we have been waiting for decades and lost thousand's of lifes and cities
Omar Sayid Abdilahi tweet media
English
0
2
6
405
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
Hambalyo Xuska Sannad-guurada 65-aad ee 26-ka June 1960-kii: Waa maalin taariikhi ah oo astaan u ah dhul Soomaali leedahay halkii ugu horeysay ee xornimadeeda iyo gobonnimadeeda ka qaadata gumeystihii reer Yurub. Waa taariikh JSL cidna la wadaagin oo ay gaar u leedahay JSL.
Eesti
0
0
4
126
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
Nin oday ahaa oo xikmad badnaa ayaa inan uu adeer u yahay oo siyaasi ah oo mar walba odhan jiray waa la i eryanayaa ayuu ku yidhi " Adeer hebelaw adigaa is eryanayee iska hadh " Waxaan leeyahay Wasiir wali mucaaradku idiinmay qalab qaadan idinkuunbaa is eryanaya ee is daaya
Omar Sayid Abdilahi tweet media
हिन्दी
0
0
3
159
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
Sanad guuro wanaagsan. Happy 18May maalinta xoriyada wadankeena Jamhuuriyada #somaliland ١٨ مايو سعيد. يوم الاستقلال لبلدنا #جمهورىةالصوماللاند.
0
0
3
230
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
"You have fulfilled your duty and beyond, and we extend our heartfelt gratitude to you. The next generation will rise to continue the noble struggle for the enduring state buildind for our beloved country #Somaliland ." @EdnaAdan
English
1
5
13
548
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
جمعة مباركة على الأمة الإسلامية، تقبل الله بركات العشر الأواخر من رمضان القضية الفلسطينية هي قضية إسلامية وعربية، نحن ندعمهم للحصول على الحرية لأرضهم وحق العودة وأن القدس عاصمة فلسطين التي لا يمكن التنازل عنها. إن تهجير الشعب الفلسطيني جريمة خطيرة
Omar Sayid Abdilahi tweet media
العربية
1
0
2
96
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
جمعة مباركة على الأمة الإسلامية، تقبل الله بركات العشر الأواخر من رمضان القضية الفلسطينية هي قضية إسلامية وعربية، نحن ندعمهم للحصول على الحرية لأرضهم وحق العودة وأن القدس عاصمة فلسطين التي لا يمكن التنازل عنها. إن تهجير الشعب الفلسطيني جريمة خطيرة
Omar Sayid Abdilahi tweet media
العربية
0
0
3
82
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
"I have come on a short, special visit to the United Kingdom. I am very grateful to the people of London who warmly welcomed us, as we are former officials, national parliamentarians, and other officials, during the blessed month of Ramadan. I came to the United Kingdom on official visit in 2013 and 2014, where I participated in the conference on aviation development and security at the airports of the Commonwealth nations, which was hosted by the UK government at that time, representing our country, the Republic of Somaliland."
English
0
0
2
148
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
Aragtida aynu u baahanay inaynu ka iibinino dadka Soomaaliyeed iyo caalamkaba. Somaliland oo dawlad noqota qof kasta oo soomaali ah ama gobolka geeska afrika ku nool dan ayaa ugu jirta. @ragehomaar
Filipino
0
0
3
138
Omar Sayid Abdilahi retweetledi
Somaliland first 💚🤍❤️
"Somaliland, which wanted to be recognized for a while, now the United States will soon recognize Somaliland as an independent country." words of the famous Egyptian journalist Abdel Bari Atwan.
English
10
39
161
10.5K
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
Waxaan maanta ka qayb galay xafladii xil wareejinta agaasimaha guud ee Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada. Walaalkay Ahmed Hassan Aw Aden nasiibwanaagsan ayaan u rajaynayaa, agaasimaha cusubna Abdishakuur waxaan ilaahay uga baryayaa inuu masuuliyadaas u fudaydiyo.
Filipino
0
0
2
122
David Green
David Green@DavidGreenhh·
@BBCAfrica If any country deserves recognition, Then is Somaliland who started with nothing and built a remarkable country.
English
4
5
82
1.2K
BBC News Africa
BBC News Africa@BBCAfrica·
Many in Somaliland are convinced that a Trump-led US will become the world's first country to recognise the self-declared republic. Some republicans say the territory, which declared unilaterally independence from Somalia 33 years ago, is strategic. bbc.in/42ztb47
BBC News Africa tweet media
English
75
165
520
66.3K
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
Guud ahaan waxa inoo qabsoontay doorasho taariikhi ah oo wadankeena meeqaamkiisa sare u qaaday, waxaan si kal iyo laab ah ugu mahad celinayaa cid walba oo ka qayb qaadatay hawshaas qaran, sida KDQ, Ciidamada qaranka, daneeyayaasha siyaasada iyo guud ahaan shacbi weynaha JSL. Waxaan sidoo kale hambalyo u dirayaa Madaxweynaha cusub ee JSL ee shacbigu doortay iyo ku xigeenkiisa, iyo Saddexda xisbi qaran ee saaxada inagu matali doona 10 sano ee socota, waxaanan ilaahay uga baryayaa inuu hawshaas u fududeeyo. Waxaan sidoo kale u mahad celinayaa madaxweyne Muuse biixi cabdi oo dalkan u soo shaqeeyay maraaxil kala duwan oo badana kala soo dabaashay, maantana taariikhda qaranka meel sare ka galay. Asxaabta siyaadada waxaynu u samaysanay inaynu ku kala aragti duwanaano oo qof walba xisbigii cajibaya uu ka mid noqdo laguna ixtiraamo, waan ku faanayaa kuna faraxsanahay inaan u soo halgamay xukuumadii aan ka mid ka ahaa iyo xisbigaygayga Kulmiye mudadii uu dalka xukumayay, aniga oo si daacad ah oo aan laba boglayn lahayn ula soo shaqeeyay. Doorashadu waa tartan, mar haday tartan tahayna waa in cid guulaysataa cidna laga guulaystaa, sidaas darteed waxa inagu waajib ah dhamaanteen inaynu fursad siino madaxda la doortay, isla markaana u muujino garab istaag. Somaliland Guul.
Omar Sayid Abdilahi tweet mediaOmar Sayid Abdilahi tweet mediaOmar Sayid Abdilahi tweet mediaOmar Sayid Abdilahi tweet media
Filipino
1
2
11
532
Omar Sayid Abdilahi
Omar Sayid Abdilahi@Sayid_Cumar10·
Maanta iyo khatinka Ololaha Guusha Madaxweynaha Qaranka JSL iyo Degmada Salaxlay. Madaxweyne Duco iyo Codba waanu ku raacinay. Today and the end of the campaign for the victory of the President and Salahlay District.
Filipino
0
1
2
213