Sharif H Sheikh Aden
16 posts

Sharif H Sheikh Aden
@SharifHSheikh
Official page for Mr Sharif Hassan Sheikh Aden, former Speaker of the Somali parliament, Ministry of finance, Deputy Priminister and President of the SWS
Mogadishu Katılım Ağustos 2021
6 Takip Edilen59 Takipçiler

Waxaan saaka safar u ahay magaalada Baydhabo ee caasimada kumeel gaaraka ah ee koonfur galbeed. Waxaan u socdaa raadinta mid ka mid ah koraasta deegaan doorashadiisu ay taalo Koonfur Galbeed ee sumadiisu ay tahay #HOP261. Waxaan rajeynayaa doorasho hufan oo daahfuran.
Eesti

@SharifHsheikh Golaha Midowga Musharaxiinta wuxuu maalamahan leeyahay kulamo dhexdiisa ah, iyo kuwo uu la yeelanaayo Reysalwasaare Rooble, qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Beeraha Caalamka. Goluhu ma agbali doono doorasho boob iyo ku shubasho ah oo fadeexo hareysay.

Filipino
















