๐—ฆ๐—ข๐— ๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฆ๐—ง๐—ฅ๐—˜๐—”๐— 

2.8K posts

๐—ฆ๐—ข๐— ๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฆ๐—ง๐—ฅ๐—˜๐—”๐—  banner
๐—ฆ๐—ข๐— ๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฆ๐—ง๐—ฅ๐—˜๐—”๐— 

๐—ฆ๐—ข๐— ๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฆ๐—ง๐—ฅ๐—˜๐—”๐— 

@Somali_Stream

๐‚แดษดษดแด‡แด„แด›ษชษดษข แด›สœแด‡ ๐‡๐Ž๐‘๐ แด›แด แด›สœแด‡ ๐–๐Ž๐‘๐‹๐ƒ. ๐Ÿ‘‰๐Ÿพ: [email protected] โžก๏ธ https://t.co/xBQrvhzV8g โžก๏ธ https://t.co/amTem52KaT

Somalia Katฤฑlฤฑm Temmuz 2017
33 Takip Edilen18.8K Takipรงiler
SabitlenmiลŸ Tweet
๐—ฆ๐—ข๐— ๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฆ๐—ง๐—ฅ๐—˜๐—”๐— 
Welcome to Somali Stream โ€“ an independent media dedicated to enhancing the knowledge and awareness of the Somali community. We will aim to bridge to highlight informed voices across Somalia and the diaspora. With insightful analysis, compelling visuals, and in-depth analysis, we will bring you perspectives that leave a lasting impact. Stay connected for thought-provoking content, untold narratives, and expert commentary that challenges the norm. #SomaliStream
English
1
15
89
44.9K
๐—ฆ๐—ข๐— ๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฆ๐—ง๐—ฅ๐—˜๐—”๐— 
#WAR: Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo dheeraad ah lagu arkay agagaarka guriga uu degan yahay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta, Mahad Cabdiraxmaan Aadan, waxaana lagu sheegay in DFS ay culays saarayso Taliyaha xilka laga qaaday saacado ka hor. Tallaabadan ayaa timid xilli uu si xoogaysanayo khilaafka KGS iyo DFS, waxayna dhalisay walaac ku aadan xaaladda amniga Taliye Shub.
๐—ฆ๐—ข๐— ๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฆ๐—ง๐—ฅ๐—˜๐—”๐—  tweet media
Indonesia
0
2
7
1.4K
๐—ฆ๐—ข๐— ๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฆ๐—ง๐—ฅ๐—˜๐—”๐— 
GEED-FADHI #10: Waxaan la geed fariisannay Xildhibaan hore iyo Ruug-caddaa siyaasadeed Ibraahim Isaaq Yaroow, wuxuuna si faahfaahsan nooga warbixiyay khilaafka Dowladda Federaalka iyo Dowladda Koonfur Galbeed, ciidamada lagu daabulayo deegaanka, fursadaha nabadda iyo eedeymo uu u jeedinayo Madaxweyne Xasan Sheekh. youtu.be/tJD4rL5yfs0?siโ€ฆ
YouTube video
YouTube
Indonesia
0
2
3
692
๐—ฆ๐—ข๐— ๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฆ๐—ง๐—ฅ๐—˜๐—”๐— 
๐†๐„๐„๐ƒ-๐…๐€๐ƒ๐‡๐ˆ #๐Ÿ๐ŸŽ: Waxaa marti ku ah ruug-caddaa siyaasadeed ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐š๐ก๐ข๐ฆ ๐ˆ๐ฌ๐š๐š๐ช ๐˜๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ, wuxuuna si qotodheer uga xog warramayaa arrimaha ku xeeran khilaafka haatan ka dhex taagan ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐Š๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐. Barnaamijka oo idl kala soco @SomaliStream_SO iyo @KAARtalk2 maanta oo Arbaco ah, 4ta Galabnimo.
Indonesia
0
4
7
865
๐—ฆ๐—ข๐— ๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฆ๐—ง๐—ฅ๐—˜๐—”๐— 
Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xildhibaan Isaaq Mursal (Fanax) ayaa boggiisa Facebook ku faafiyay farriin ku socota dhallinyarada deegaannada Koonfur Galbeed ee ay Dowladda Federaalka u adeegsanayso duullaanka laga abaabulayo Degmada Buur Hakaba. โ€œHubka ay Villa Soomaaliya u soo daabulayo Degmada Buurhakaba si loogu sii burburiyo deegaanadda Koonfur Galbeed, ugu yaraan hal faaโ€™ido ayuu leeyahay. Haddii khilaafkan uusan imaan lahayn, hubkaas lama siin lahayn dhalinyarada u taaganeyd difaaca Dalkooda iyo deeganadooda. Sidaas darteed, waxaan leeyahay ka qaata saanada sababtoo ah xaq ayaad u leedihiin lakiin ugu faaโ€™iideysta difaaca deegaannadiina maanta iyo beri, kii shiidsana ha ku shiid baxo. Iimaanka, damiirka iyo qayimka dhaqan iyo diimeed ee reer kuufur Galbeed weli waa uu noolyahay. Guul iyo Gobanimo.โ€
๐—ฆ๐—ข๐— ๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฆ๐—ง๐—ฅ๐—˜๐—”๐—  tweet media
Eesti
0
0
0
462
๐—ฆ๐—ข๐— ๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฆ๐—ง๐—ฅ๐—˜๐—”๐— 
โ€œMadaxwayneyaasha iyo siyaasiyiinta Galmudug iyo Hirshabelle waxaa horyaalla imtixaan adag oo ay sugayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed natiijadiisa. Maadaama ay qabashadiisa leeyihiin Madaxwaynaha muddadiisu dhammaanayso ee Xasan Sheekh Maxamuud oo laalay sharcigii dalka, god dheerna ku ridey rajadii laga qabay dawladnimo Soomaaliyeed oo caddaalad ugu adeegta bulshada, haddana weerar ku ah shacabka iyo maamulka Koonfur Galbeed. Doorka ay qaataan maanta wuxuu noqon doonaa mid lagu xuso taariikhda siyaasadda Soomaaliya.โ€ Xildhibaan Cabdirisaaq Xasan Dhookir
๐—ฆ๐—ข๐— ๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฆ๐—ง๐—ฅ๐—˜๐—”๐—  tweet media
Filipino
0
1
1
635