Angle.Near🔥🌍
888 posts









SADAQO _URUURIN 2026 : 📢 Waxa la uruuriyay $4750 ▪︎ Biyo Dhaamin $800 ▪︎ Afuri Walaal Sooman $1350 ▪︎ Ciidsi Caruurta Agoonta $2600 Waxa la Afuriyay 460 Qof + 4 Qoys & Waxa la Ciidsiiyay 97 Caruur Agoona . ▪︎ Jazakallah Kheyr AJ Family. Ciid Wanaagsan. ✍ AJ Crypto Foundation.


JUST IN: Brent crude oil falls under $90 from its $117 high, crashing over 23%.

The New York Times ayaa sheegtay in Iiraan ay u dirtay Maraykanka fariin “qarsoodi ah” oo ku saabsan wadahadallo lagu doonayo in lagu gaaro heshiis lagu soo afjarayo dagaalka

Waxaan filayaa in daraamada socoto dhammaanayso oo dhawaan lagu dhawaaqi doono. Dabcan, warbaahin kale kuuma sheegi doonto arrintan

Inta aan idiin sheegay ma dhaafi doonto ayaatollah iyo kuwa aanan la heshiin karin baa laa socda kaliya Ma dhihi karno waa dagaal weyn oo sii socon doono


