Sabitlenmiş Tweet
abduljibbar Ismail
9.9K posts

abduljibbar Ismail
@abduljibbar
RTS not endorsement
Berbera Katılım Ocak 2020
659 Takip Edilen551 Takipçiler

@JakeWSimons @The_Adal_Empire A big congratulations to everyone for this special day
Happy 18 May
English

Masha Allah
Waxan shakhsi ahaan ku dadaalayaa sidii loo badali lahaa 3 wax.
Daramalka Baanboyda
Darajada Ciidanka
Nidaamka garoomada ee tababarka, (as terminology).
Intani waxay la mid noqonaysaa Lacagta Somaliland oo aan cidi la wadaagin.
Dr. Vuu@ProfGeesinimo
Celebrations have already begun in Hargeisa the capital of the Republic of Somaliland in the early morning of May 18th!
Indonesia

Aflax waa magaca maansadan gaaban.
Tixdan Gabayga ah waxay igu soo dhacday 17 May 2026 galabnimo waa sadaro fariina oo uu haatufku ii marinayay kuna saabsan Ictiraafka iyo Calanka Somaliland.
facebook.com/share/p/1HRW1B…
Filipino

@hargeisa234 Taariikhda Somaliland may lahayn qabiil xiligaa. Yaan Xamar laga raadin wax.
Ololahii Axsaabta markii lagu jiray waxa jiray hal ku dhig ahaa.
Maska daba socdiyo Maykal iska NUF iyo
Sharka daba socdiyo Shaqale iska eeg SYL
Waxay kala lahaayeen taageerayaal ay afkaar ku hubeeyen
Indonesia

Labada lawyer waxay rabeen midnimo laakiin waxaa diiday hogaankii SYL, shaqada labada lawyer waxay ahayd inay madaxda reer somaliya ku qanciyaan midow.
Ilaahay ha u naxariisto

Allow dhawr SL@hargeisa234
Wadadii wadani maray ayuu KAAHna qaaday.
Filipino

@MMSomalitv MMTV wuxu ka ganacsadaa iskuulada iyo kooxaha iskood isku abaabula ee dabaal dega ka qayb galaya, Ma xuma. Laakiin waxa haboon in aanay dadka tusin wixii anshaxa wax u dhimaya. Halkan waxbaa ka muuqda, meelo kalena waa la mid.
Filipino

@EngDualeh This guy is spreading false and baseless ideas. He listened to excerpts from interviews in Somali and misinterpreted them. On the other hand he misunderstood about the Archives he claims was published by UK as he presented in a speculative manner.
English

Ninkan Odayga ahi runbuu taariikhda ka sheegay maadaama ay Somala Italiana ay 1943-1960 gaar u lahayd.
1946 Dawlada Ingirisku waxay bilwday cilmibaaristii Dastuurka Somaliland oo socday ilaa 1960.
Waxa soo dedejiyay Dacwadii isdaba jooga ahayd ee X.Farax Omaar.
Calinaaji Tahliil@Tahliil30
Mahadsanid Ustaad , farriin taariikh , guubaabin , iyo dhiirigelin leh baad nala wadaagtay.
Suomi

@MadaxtooyadaJSL Shaqaaqada ka dhacday Ceergaabo ee u diyaar garawga 18 May Allah ha sahlo, Askariga dhinayna AHN.
Talo
Waxan soo jeedinayaa, in wacyiga Discipline-ka la kobciyo.
Askata Koorasku saamayn buu ku yeeshaa marka evironment-ka la badalo.
Waa talo maaha aqoon aan cid dheerahay.
Indonesia

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta ka qayb galay Xafladda Daah-furka adeegga cusub ee ka dhageysiga Idaacadda Radio Hargaysa Mobilka gacanta.
Adeegani waa mid bulshada JSL u sahli doona in ay si fudud uga dhegeystaan wararka, barnaamijyada iyo adeegyada idaacadda meel kasta oo ay joogaan.
Munaasibadda waxa kale oo ka qayb galay Gudoomiyaha Golaha Wakiillada, Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Guddoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex iyo marti sharaf kale duwan.
Madaxweyne ku-xigeenka ayaa bogaadiyey horumarka ay ku tallaabsanayso Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL iyo maamulka Radio Hargaysa, isaga oo sheegay in adeeggan cusubi uu muhiim u yahay casriyeynta Warbaahinta Qaranka iyo gaadhsiinta bulshada Somaliland xogta saxda ah.
Sidoo kale, Madaxweyne ku-xigeenku waxa uu xusay in tiknoolajiyadu door weyn ka qaadato isku xidhka bulshada iyo horumarinta adeegyada Warbaahinta Qaranka.
Madaxweyne ku-xigeenka JSL mar uu ka hadlayay barnaamijyada waxtarka u leh bulshada, waxa uu yidhi:
"Waxa aan soo jeedinayaa in Idaacadda lagu daro barnaamijyo Ummadda JSL lagaga Wacyi-gelinayo Qabyaaladda iyo maandooriyaha."
𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇
𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫)
𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝



Indonesia

Ku biirtay!!
26 june iyo 1st July ka horeeyaa lagu biirayaa. Laakiin heshiis sharci oo laba dhinaciiba ma jirin.
Talyaanigaa sameeyay wax la yidhaa "act of union"
The act of union was legality invalid as it was not ratified.
Yassin Mohamed🇮🇱 🇹🇼 🇦🇪 🇺🇸@yasin1449
Bal crisis kan eega dastuurkeena ayaa dhibaato ku ah qaranimadeena weliba qodobka 1aad ayaa xanibaad inoogu filan🫣😢
Filipino

@Somalilandaa @barwaqo2022 Waxad moodaa in uu jiro dhayalsi dhinaca amniga ahi oo saaxiibtinimo iyo Tolnimo ahi, iyadoo Afkaar iyo Ashkhaas Aqoonsiga Somaliland ku duulaan ahina ay jiraan,uma baahna heel hebel caana in aan halkan ka sheegno.
Maahmaah sirdoon ayaa tidhaahda Eyga u maydh inttaanad DILIN.
Indonesia

@RepOfSomaliland Waxa jiratay 1970naadkii in Dhakhaatiirta,Dadka Da'da ah, iwm, la galin jiray tababarka Xalane si ay u Kacaanoobaan.
Abwaanbaa ka yidhi tixdan.
Dib u soco horuu soco, hore iyo diba u soco, maxaa daal la korodhsaday.
Indonesia














