Ayan Hassan Robleh

6K posts

Ayan Hassan Robleh banner
Ayan Hassan Robleh

Ayan Hassan Robleh

@ay_has

Entrepreneur, East Africa Human Right Activist & Humanitarian, Youth Intervention.

Djibouti-Zaylac-DireDhabSitti Katılım Ekim 2011
883 Takip Edilen2.7K Takipçiler
Ayan Hassan Robleh retweetledi
Ibrahim
Ibrahim@mahamad_ibrah·
A young Oromo claims that many of those holding top leadership positions in Ethiopia are from the Issa clan. A statement that, for some, is further evidence of the growing influence of the Issa clan in the Horn of Africa. #HornOfAfrica #Djibouti #Ethiopia #Issa
English
1
6
19
2.4K
Ayan Hassan Robleh retweetledi
FīRĔƁØŶ
FīRĔƁØŶ@Abdirahman155A·
Waxaa maanta la dhagax- dhigay magalo layidhahdo Salam City oo ku tala casimada jamhuriyada barakaysan ee Djibouti 🇩🇯
Filipino
3
14
63
3.5K
Ayan Hassan Robleh retweetledi
Cali Kala geeye 🇩🇯
Cali Kala geeye 🇩🇯@Sitti_Salal_Dji·
Ugu dambayn waxan halkan ka xaqijiinaya iney been abuur yihin wararka baraha bulshada ee leh Ciise iyo Gadabuursi baa SL heeshis dhexdhigaysa. Halganka iyo xoraynta deeganada iyo xeebaha beesha aya halkisi si wanaagsan u socda iyado bisha Ramadan beeshu hakisay. Dhamaad.
Filipino
0
1
7
237
Ayan Hassan Robleh retweetledi
Cali Kala geeye 🇩🇯
Cali Kala geeye 🇩🇯@Sitti_Salal_Dji·
Wafdiga ayaa dhankooda shuruudo iyo go'aamo dhowr ah ka sida Ogaaska iyo Gandaha taso haddi la fuliyo dhalin karta wada hadal kale oo fool ka fool ah ooy yeeshan xukumada cirro iyo Gandaha iyo ogaaska beesha Ciise.
Indonesia
1
1
4
218
Ayan Hassan Robleh retweetledi
Cali Kala geeye 🇩🇯
Cali Kala geeye 🇩🇯@Sitti_Salal_Dji·
Ogaaska ayaa u diray guddi indheergarad ah oo lagaso kala xulay Jabuuti iyo Ethiopia iyo Somalia, si aay uso dhugtan waxaa aay xukumada Cirro rabto in laga dhagaysto. F.G Wafdigu waa indheergarad beeshu so xushay loguna talo galay wadahadalka, maaha Gandaha beesha.
Filipino
1
1
5
281
Ayan Hassan Robleh retweetledi
Cali Kala geeye 🇩🇯
Cali Kala geeye 🇩🇯@Sitti_Salal_Dji·
Xukumadda Goonigoosadka SNM oo dib miyirku uguso laamay!! Kadib ergooyin isdaba joog ah oo isugu jira siyaasiyin iyo salaadin oo bilihii u dambeeyey si joogta ah ula so xidhidhaayey Taliska Ayshaca hogaanku u hayo Ogaas Mustafe aya ugu dambayn ogaasku ka ajiibay baaqa #Ciiro.
Cali Kala geeye 🇩🇯 tweet media
Filipino
2
3
12
1.1K
Ayan Hassan Robleh retweetledi
SuadG
SuadG@MogadishuMade·
Muqdisho 🇸🇴 Day 3 #eidfitir 🤖
Indonesia
2
31
287
13.7K
Ayan Hassan Robleh retweetledi
Fozia Osman
Fozia Osman@foziaaosman·
@AliDiinar59742 @amranthelionne Slums exist all over Africa( Nairobi, Addis Abeba, Lagos, Pretoria, Kinshasa, Kampala...). Stop your unfounded hatred of Djibouti.
English
2
2
9
761
Ayan Hassan Robleh retweetledi
Fozia Osman
Fozia Osman@foziaaosman·
#Djibouti bientôt la construction de Salaam City,1 projet résidentiel qui devrait devenir le + grand de l'histoire du pays.Ce projet comprendra plus d 7 000 logements.Ce projet va favoriser la mixité sociale en favorisant la reconstruction de la ville et son renouvellement urbain
Fozia Osman tweet mediaFozia Osman tweet mediaFozia Osman tweet mediaFozia Osman tweet media
Français
12
9
75
6.3K
Ayan Hassan Robleh retweetledi
Yahya Said
Yahya Said@YahyaSaidlk·
Cawa Jawi roob 🌧️ iyo jabuuti dhuul ciise 🥰
Indonesia
0
1
21
700
Ayan Hassan Robleh retweetledi
Ibrahim
Ibrahim@mahamad_ibrah·
The Issa clan is the only Somali clan with a recognized sovereign state: Djibouti. For more than 50 years, the Issa have led the country. Although Darood, Dir, and Hawiye are considered among the most powerful Somali clans, they do not have a state of their own like Djibouti.
English
28
5
39
7.1K
Ayan Hassan Robleh
#Hargeisa Fariintani (fiiri lifaaqa) waa mid wariye Galeydh loo soo dhiibey, balse xaqiiqda kama tarjumayso. Ma jiro wax wada-hadal ah oo dhex mari doona beelaha uu wariyuhu sheegayo ee uu leeyahay wey is hayaan! Weftiga ama ergeyda beesha Ciise ee maanta soo gaadhay Somaliland ma aha "guddi dhaqameed", balse waa guddi farsamo oo ka kooban aqoonyahanno. Sidoo kale, Xukuumadda Cabdiraxmaan Cirro, iyadoo adeegsanaysa Guddiga Nabadda Somaliland, gaar ahaan xog-hayaha (Duur), ayaa martiqaad rasmi ah u fidisay weftiga beesha Ciise, weftiguna wuxuu ka jawaabay martiqaadkaas oo keliya! Xukuumadda Somaliland iyadaa horey u laashey nabadda ay maanta raadineyso, iyadaana laga sugayaa xal waara. Ciisena, hadalkiisu uu cadyahay! Wax gogol dhig ah oo beelo iskugu imanayaa ma jirto! Kama hor dhacayo, waxaanse inii xaqiijinayaa in weftigu haysto awaamir cad cad! Waad i fahamteen baan u maleyn! Beesha Ciise waa in ay ka foojignaataa qoraallada noocan ah, waa kuwo lagu kala fogeynayo loona adeegsanayo kala jebin ciisaha! ✍🏾: Deegaan Media #GUBANSTATEOFSOMALIA🇸🇴 #DjiboutiCiise #SaylacCiise #DiriDhabeCiise #SittiCiise
Ayan Hassan Robleh tweet media
Indonesia
4
4
14
2.4K
Ayan Hassan Robleh retweetledi
Fozia Osman
Fozia Osman@foziaaosman·
Iran has fired missiles at Diego Garcia, an Indian Ocean island near #Somalia that is home to strategic military bases for the UK and US. Iranian missiles with a range of 4000km certainly give us pause to consider the power of ballistic weapons. 👇👇👇 timesofisrael.com/diego-garcia-t
Fozia Osman tweet media
English
7
2
27
2.5K
Ayan Hassan Robleh retweetledi
Abdul-Wahab Youssouf 🇩🇯 🇨🇦
DJIBOUTI: Ambaabur is a classic dish with origins in Djibouti, tracing back a hundred years. Nonetheless, some people credit its beginnings to Dire-Dawa, Ethiopia, due to the city's rich cultural diversity. Cambaabur, a variety of Eid bread cherished by Somali, Afar, and Yemeni populations, is prepared in a manner akin to lahooh but includes a range of different ingredients. It is then cooked in a pan, sprinkled with sugar, and usually served with yogurt. This meal is especially popular for breakfast, particularly during the Eid festivities.
Abdul-Wahab Youssouf 🇩🇯 🇨🇦 tweet media
English
10
7
51
3.4K
Assoweh Abk 🤔
Assoweh Abk 🤔@Assoweh4·
Aïd Moubarak ! Que cette belle occasion nous apporte paix, bonheur et prospérité . Meilleurs vœux à vous et à votre famille pour un joyeux et béni Aïd el-Fitr 2026 ! Qu'Allah accepte nos prières et nous comble de joie. Assoweh Abk
Assoweh Abk 🤔 tweet media
Français
4
0
36
648
Ayan Hassan Robleh
Dhammaantiin Aad Baad U Mahadsan Tihin 🥰🙏🏽
Suomi
0
0
1
101
Ayan Hassan Robleh retweetledi
FīRĔƁØŶ
FīRĔƁØŶ@Abdirahman155A·
Mayorki Dagmada Saylac iyo shacabki dagmada Saylac oo idin leh Eid Mubarak.
Türkçe
1
4
25
786
Ayan Hassan Robleh retweetledi
MULKIILAHA WAQOYI
MULKIILAHA WAQOYI@northownerr·
Look at true leadership in action! President Abdikadir Ahmed Aw-Ali Firdhiye of the #NortheastState walks peacefully among his people no foreign security forces, no licking of the boots of yahud,just pure trust and love from the community he serves. Meanwhile, presidents of some other states chase self serving politics, cozy up to foreign agendas, and let their people starve and are hated by their own citizens This is a president who truly represents his people, stands with them, See you can have it all, stability, peace,Without selling ur religion or being Jajus of foreign governments😂 #northeast state.
English
8
11
55
2.8K