Ayaan shullac

477 posts

Ayaan shullac banner
Ayaan shullac

Ayaan shullac

@ayanshullac

#Presenter, #Journalist, #ProgramHost #Moderator, #ScripWriter #SocialActivist my YouTube https://t.co/bu552ClVK7

Hargeisa ,somaliland Katılım Mart 2023
92 Takip Edilen3K Takipçiler
Sabitlenmiş Tweet
Ayaan shullac
Ayaan shullac@ayanshullac·
New proggram! Ila qaxweeya
Ayaan shullac tweet media
English
7
3
30
3.2K
Ayaan shullac retweetledi
truly
truly@ohtrulypill·
truly tweet media
ZXX
8
784
2.5K
48.5K
Ayaan shullac
Ayaan shullac@ayanshullac·
MOU GA OO LA FILAYO INUU HIR GALO.
Filipino
0
0
1
31
Ayaan shullac retweetledi
Succeeded Mind
Succeeded Mind@SucceededMind·
Succeeded Mind tweet media
ZXX
21
309
1.6K
21.3K
Ayaan shullac
Ayaan shullac@ayanshullac·
Somaliland ayaa si adag u cambaaraysay weerarkii Ir*n ku qaaday waddamada Carabta, waxanaa ay sheegtay in ay si buuxda u garab taagantay waddamada khaliijka. Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa warkan ku daabacday barteeda X.
Ayaan shullac tweet media
Filipino
0
0
1
64
Ayaan shullac
Ayaan shullac@ayanshullac·
MOFA ISRAIL Dowladda Israa’iil ayaa soo dhaweysay Danjiraha cusub ee Somaliland u magacowday, Dr. Maxamed Xaaji Israa’iil ayaa dhankeeda sheegtay inay dhawaan soo magacaabi doonto Danjirehoodii ugu horreeyay ee Somaliland.
Ayaan shullac tweet mediaAyaan shullac tweet media
Eesti
0
2
9
382
Ayaan shullac
Ayaan shullac@ayanshullac·
Israil ayaa aqbashay Dr Maxamed Xaji inuu noqdo safiirka Somaliland ufadhiyo Tel Aviv. Tani ayaa kusoo beegmaysa kahor booqashada Cirro uu kutagi doono IsraIl dhamaadka bisha Maarso.
Ayaan shullac tweet mediaAyaan shullac tweet media
Indonesia
0
0
3
66
Ayaan shullac
Ayaan shullac@ayanshullac·
Waa safiirka ugu sarreeya ee dal u magacaabo dal kale, isagoo leh awood sharci oo buuxda oo uu ku matalo dalkiisa, uguna saxiixo heshiisyo ama go’aamo rasmi ah.
Ayaan shullac tweet mediaAyaan shullac tweet media
Filipino
0
0
3
79
Ayaan shullac retweetledi
Disappear
Disappear@disappear30·
Disappear tweet media
ZXX
71
3.9K
11.6K
287.2K
Ayaan shullac
Ayaan shullac@ayanshullac·
“Mudnaanta Haweenku Waa Horumarka Qaranka.” Haweenka Reer Somaliland oo ka arrinsanaya ictiraafka, kuna baaqaya in la xoojiyo mudnaanta ay ka helaan xukuumadda.
Ayaan shullac tweet media
Indonesia
0
0
1
75
Ayaan shullac
Ayaan shullac@ayanshullac·
Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Live u daawanaya Ciyaarta Final-ka ah.
Ayaan shullac tweet media
Indonesia
0
0
1
59
Ayaan shullac
Ayaan shullac@ayanshullac·
Daah furka wajiga koowaad ee Mashruuca Dalxiiska Shabeeleey. Xaruntani oo ay ku baxday lacag ku dhaw 8 Bilyan oo Birr ayaa dhismaheeda si hal-abuur leh loogu qaabeeyay Buulka dhaqanka Soomaalida, oo astaan u ah bulshada deegaanka, gaar ahaan reer-guuraaga.
Ayaan shullac tweet mediaAyaan shullac tweet mediaAyaan shullac tweet mediaAyaan shullac tweet media
Indonesia
0
0
2
274
Ayaan shullac
Ayaan shullac@ayanshullac·
F-35 diyaaradan oo aanu soo qaban Karin radar ku ayaa maanta dul joogtay hawada Somaliland .
Ayaan shullac tweet media
हिन्दी
0
0
1
123
Ayaan shullac retweetledi
Amiin Hassan Sheikh
Amiin Hassan Sheikh@Amiingeeljire1·
When a person fails to reach the illusion of Greater #Somalia or the ideology of unification, they often turn to extremism. Today, Somalia’s Gen Z, disillusioned by the collapse of that dream, begin preparing to join Terrorism @RepKeefe @Maydhalaalis @Israel @UN @MOSSADil
English
55
118
369
68.6K
Ayaan shullac
Ayaan shullac@ayanshullac·
Hassan Sheikh Mohamud, who previously accused Somaliland of having ties with Israel, is now pleading
Ayaan shullac tweet mediaAyaan shullac tweet media
English
0
0
1
79
Ayaan shullac
Ayaan shullac@ayanshullac·
“Waan ognahay in Isra!!L ay tahay waddan xubin ka ah Qaramada Midoobay, xidhiidh lama lihin hadda, laakiin waxaa laga yaabaa inaan Barri xidhiidh la yeelano” Madaxweynaha Soomaaliya, oo Waraysi siiyay AlJazeera ayaa sidaas sheegay.
Ayaan shullac tweet media
Filipino
0
0
1
42