Baxnaano

20 posts

Baxnaano banner
Baxnaano

Baxnaano

@baxnaano

Katılım Nisan 2020
4 Takip Edilen29 Takipçiler
Baxnaano retweetledi
Dr Abdirahman Beileh
Dr Abdirahman Beileh@DrBeileh·
Today I chaired the first @SomaliaFGC meeting online due to #COVIDー19. We had good discussions on how we are improving financial governance through direct policy actions. We are committed to strengthening good governance, accountability& delivering on #Somalia's economic reforms
Dr Abdirahman Beileh tweet mediaDr Abdirahman Beileh tweet media
English
3
15
84
0
Baxnaano retweetledi
OPM Somalia 🇸🇴
OPM Somalia 🇸🇴@SomaliPM·
Dowladdu waxay maamulayaasha Isbitaallada ku war gelineysaa in bukaannada daryeelka caafimaad usoo doonanaya si taxadar leh ugu qaabilaan hannaanka ugu habboon si looga baaqsado in dadku waayaan daryeelka caafimaad ee ay u baahanyihiin. 👉opm.gov.so/war/5313 #KaHortagCorona
Indonesia
14
16
112
0
Baxnaano retweetledi
OPM Somalia 🇸🇴
OPM Somalia 🇸🇴@SomaliPM·
Bashiir Qaasim Maxamed oo xaaladdiisa caafimaad la gula tacaalayo Isbitaal Martiini ayaa dhaqaatiirta ku dadaalaya dib-u-kabashadiisa uga mahad celiyay sida ay ugu taaganyihiin daryeelkiisa iyo daryeelka bukaannada kale ee Isbitaalka Jiifa #KaHortagCorona #XilbaaNaSaaran
Filipino
32
63
308
0
Baxnaano retweetledi
OPM Somalia 🇸🇴
OPM Somalia 🇸🇴@SomaliPM·
Dowladda ayaa maanta qolalka xaaladda degdegga ah (ACU) ee Isbitaal Martiini ku xirtay Labaatan (20) sariirood oo loo dhammeestiray dhammaan qalabkii loo baahnaa si loogu xanaaneeyo dadka uu soo rito #COVID19 ee xaaladoodu aadka u adagtahay #KaHortagCorona #XilbaaNaSaaran
Eesti
18
47
141
0
Baxnaano retweetledi
OPM Somalia 🇸🇴
OPM Somalia 🇸🇴@SomaliPM·
Xarunta isku xirka COVID-19 waxay fududeysay xariirinta bukaannada & xarumaha Caafimaad. Dowladda waxaa muhiim u ah bedqabka dadka ee qeyb ka qaado xakameynta cudurka, kuna dhaqan talooyinka caafimaad, si aad u badbaaddo bulshadana aad u badbaadiso #KaHortagCorona #XilbaaNaSaaran
Indonesia
7
23
88
0
Baxnaano retweetledi
OPM Somalia 🇸🇴
OPM Somalia 🇸🇴@SomaliPM·
Numberka gaaban ee 449, waxaa maalintii soo waca kumannaan ruux oo kala jooga dhammaan goballada dalka. Howl-wadeennada xarunta xariinta COVID-19 ee wicitaanka bulshada ka jawaabaya ayaa dadka lasoo xariira siiya Caawinta, talooyinka $ hagitaanka ay u baahanyihiin #XilbaaNaSaaran
Indonesia
7
32
136
0
Baxnaano retweetledi
OPM Somalia 🇸🇴
OPM Somalia 🇸🇴@SomaliPM·
Ma jirto cid damaanad u heysata inuu ka badbaadayo Cudurka #COVID-19, ma jiro deegaan, dad iyo da' gaar ah oo cudurku beegsanayo, waxuu si isku mid ah ugu dhacay dad da' ah, dhallinyaro, dad ladan & dayar. Dawada ilaa hadda la hayo waa kahor tagga #KaHortagCorona #XilbaaNaSaaran
Filipino
26
57
228
0
Baxnaano retweetledi
OPM Somalia 🇸🇴
OPM Somalia 🇸🇴@SomaliPM·
Dhallinyarada sida hagar la’aanta ah uga shaqeynaya Xarunta Xariirka COVID-19, waxay tusaale Muuqda u yihiin sida badbaadinta bulshadu ay u tahay muhiimadda koowaad. Xaruntu waxay Xudun u tahay isku duwidda Dadaallada Xakameynta Cudurka COVID-19 #KaHortagCorona #XilbaaNaSaaran
Filipino
16
47
129
0
Baxnaano retweetledi
OPM Somalia 🇸🇴
OPM Somalia 🇸🇴@SomaliPM·
Ra'iisul Wasaare @HassanAKhaire: Xilli adag ayaa lagu jiraa, qof walba oo wasiir ah iyo qof waliba oo mas'uul ah waa xilligii dalkiisa iyo dadkiisu u baahnaayeen. Waa watigii qof waliba oo naga mid ah uu bixin lahaa dadaalka ugu badan. #KaHortagCorona #XilbaaNaSaaran
Filipino
18
72
262
0
Baxnaano retweetledi
Mahad Mohamed sheikh
Mahad Mohamed sheikh@MMohamuddsheikh·
It was Mahatma Ghandi who said “A nation’s greatness is measured by how it treats its weakest members.” Thank you Mr President for your service to those in need. Mahadsanid Mudane M/weyne.🙏 #Baxnaano
Mohamed Farmaajo@M_Farmaajo

As a government, we believe in a #Somalia where the most vulnerable in our society access the required support for their prosperity and sustenance. I firmly believe our nation shall overcome uncertainties at critical times such as now during this #COVID19.

English
0
1
1
0
Baxnaano retweetledi
somalia
somalia@somalinews247·
H.E President @M_Farmaajo & @SomaliaMolsa Minister H.E @HonWarfa officially launch #Baxnaano project which aims to provide cash transfers to 1.3 million poor & vulnerable households in #Somalia & establish the key building blocks of a national shock-responsive safety net system.
somalia tweet mediasomalia tweet media
English
0
1
3
0
Baxnaano retweetledi
Faysal Khaliif Barre
Faysal Khaliif Barre@FaysalKBarre·
The President of the FGS today launched in Mogadishu a programme of assistance for Somali youths Known as Baxnaano "The assistance programme is timely because our country is fighting Covid-19” President Mohammed Farmajo said. #somaliyouth #Somali
Faysal Khaliif Barre tweet media
English
1
2
2
0
Baxnaano
Baxnaano@baxnaano·
Waa talaabadii ugu horeysay oo si joogto ah taageero loogu fidinayo dadkeena danyar ah @SomaliaMolsa #NabadiyoNolol #Somalia #Kismayo #Mogadishu #Baidoa #Garowe #Hargeisa
Ministry of Labour and Social Affairs@SomaliaMolsa

H.E President @M_Farmaajo & @SomaliaMolsa Minister H.E @HonWarfa officially launch #Baxnaano project which aims to provide cash transfers to 1.3 million poor & vulnerable households in #Somalia & establish the key building blocks of a national shock-responsive safety net system.

Eesti
0
0
0
0