
#sheeko_gaban
Nin socoto ah ayaa waxa la waydiiyey qoloma tahay wuxu ku jawaabay reer waraabe waxa la si waydiiyey hooyadana isla wuxu yidhi reer waraabe o halke ka timi wuxu tidhi waraabeeye o halke ku socota waraabaley bu yidhi o mxd ka doonaysa wuxu yidhi awr waraabe laayey.

Filipino



















