Mahad Hasan

2.7K posts

Mahad Hasan banner
Mahad Hasan

Mahad Hasan

@halwad87

economist an accountant officer

California, USA Katılım Ocak 2012
961 Takip Edilen337 Takipçiler
Mahad Hasan retweetledi
Daniel Berhane
Daniel Berhane@daniel_berhane·
Nobody in #Tigray talks about #Ethiopia's #Somali region. But the loony president of that region mocks internationally documented atrocities of #TigrayWar whenever fellow Somalis accuse him of rights abuse & corruption. Someone please take him to the psychiatric ward.
English
42
10
49
5.1K
Mahad Hasan
Mahad Hasan@halwad87·
@abdiOumeri Xsibiga barwaaqo waxaan rajayn inuu isbadal muuqda ku abaal mariyo cod bixiyeyaasha cadceeda u taagan
Filipino
0
0
2
268
Abdi Mohamud Omer
Abdi Mohamud Omer@abdiOumeri·
Xisbiga Barwaaqo shaki kuma jiro in ay shacabku codkooda si farxad leh u siin doonaan, maadaama uu yahay xisbi ku tartamaya natiijooyinka waxqabadkiisa muuqda. Waxaan aad ugu faraxsanahay in ay Soomaalidu ku tartamayso xisbiga PP oo ay mulkiile ka yihiin xisbi xaakimka dalka. Waxaa kale oo aan aad ugu farxay markii aan arkay musharaxiin heer deegaan ah gaar ahaan maamul-magaalooyinka Jigjiga, Dhagaxbuur, Qabri-dahare Godey oo leyn ugu jira iyagoo aad ugu faraxsan iskuna soo sawiray kaararka cod-bixinta goob-doorashooyinkii aanu hal-abuurkooda lahayn.
Filipino
32
10
70
5K
Eric Daugherty
Eric Daugherty@EricLDaugh·
🚨 JUST IN: Stephen Miller lays it out PERFECTLY Imagine a "native Minnesotan who works as a lineman...worried about his ability to support for and provide his family." "And then imagine that he has a neighbor who's a SOMALI REFUGEE who arrived two years ago and has a Mercedes and NO financial stress and no worries at all in the entire world and never seems to ever go to work at all because he just went to an office in the state, lied on a piece of paper, and got unlimited free money forever for life!" "THAT is the system that is being run and that is the corruption that this task force under the leadership of the Vice President is going to demolish." @StephenM
English
3.9K
34.6K
141.6K
27.9M
Abdi Mohamud Omer
Abdi Mohamud Omer@abdiOumeri·
ወደ ውጭ አገር በሄድኩበት ጊዜ እና ወደ ሀገሬ ከመመለሴ በፊት፣ አንዳንድ ግለሰቦች ለፖለቲካ ጥቅማቸው ሲሉ፣ እኔ ከመንግሥትና ከአገር ጠላቶች ጋር እንደምቀላቀል ብለው ተስፋ ብቻ ሳይሆን ከፍተኛ ጥረት አድርገዋል። እንደ ወገን በመስመሰል፣ አንዳንዴም በተለያዩ መንገዶች ጫና በማድረግ ብዙ ሞክራዎች አድርገዋል። ይህ ሁሉ ግን በእኔ ያለውን የሀገር ፍቅርና የፖለቲካ አቋም ለመቀየር አልቻለም። እኔ በተደጋጋሚ በጽሑፎቼ የገለጽሁት እውነታ አንድ ነው፤ ስለ ሀገር ፍቅር እና ኢትዮጵያ በዶ/ር አብይ አህመድ መሪነት በእኔ እይታ እጅግ ታላቅና የታሪክ ለውጥ የሆነው የፖለቲካ ተአምር,፣ ቀደም ሲል አጋር ክልሎች ተብለው የሚጠሩት ክልሎች፣ ዛሬ በብልፅግና ፓርቲ ውስጥ እንደ እኩል አባላት ተካተው ብቻ ሳይሆን፣ እስከ ማዕከላዊ ኮሚቴ፣ የአስፈፃሚ ኮሚቴ እና እስከ ምክትል ፕሬዚዳንት ደረጃ ድረስ በቀጥታ መሳተፋቸው ነው፤ ይህም በአገራችን ውስጥ የእኩልነት እውን መሆኑን የሚያረጋግጥ ታላቅ መለወጥ ነው። በፖለቲካ፣ በኢኮኖሚ እና በልማት ዘርፎች የማይካድ ለውጦችን እያየች መሆነን እና የመደመር እሴት የኢኮኖሚ ልማትን ለማፋጠን እና የመንግስት አገልግሎትን ለማዘመን የተሰሩ ስራዎችን በኢንፍራስትራክቸር ልማት፣ በአዲስ አበባ የተፈጸመው አስደናቂ ልማት ዘመናዊ ከተማ ግንባታ፣ኮሪደር በኢንዱስትሪ መስፋፋት፣ አረንጓዴ ልማት ሚሊዮኖች ዛፎች መተከል ከተሞችን ማዘመን ቱሪዝም ማበረታታት በእርሻ ማሻሻያ በተለይ የስንዴ ልማት እና በሶማሌ ክልል የተከናወኑ ፕሮጀክቶች የግብርና ልማት,የጋዝ ማጣሪያ ፋብሪካ የሸቤለይ ሪዞርት ፕሮጀክት የተመዘገቡ እድገቶች የሚነገሩ እውነታዎች ናቸው። እነዚህ ሁሉ የመንግስቱ ታላቅ የስኬት መለኪያዎች መሆናቸውን እና አገሪቱ ወደ ተሻለ የልማትና የብልጽግና መንገድ እየተጓዘች መሆኗን ነው። ይህንን እውነታ በግልጽ ሁኔታ ስገልጽ ግን፣ በእኔ ላይ የነበራቸው ጠላትነት እጅግ በእጥፍ ጨመረ። ለምን አልተቃወምክም ብለው የተቃወሙኝ ሰዎች ሲኖሩ፣ ለእነሱ የምላቸው መልእክት ግልጽ ነው፤ እውነትን ለመናገርና ሀገርን የሚጠቅም አቋም መውሰዴ ትክክል ነው፤ ምክንያቱም ለእኔ ኢትዮጵያዊነቴ ከስልጣንና ከሀላፊነት ጋር የተያያዘ ወይንም በእስር ቤት የሚፋቅ አይደለም፤ ማንነተ ነው ሀገሬንና መንግቴን እንደ ዜጋ መደገፍ ልታቆሙኝ አትችሉም፤ ስለዚህ እንዳትደክሙ እላችኋለሁ።
Abdi Mohamud Omer tweet media
AM
65
31
231
25.3K
Mahad Hasan
Mahad Hasan@halwad87·
@abdiOumeri Maanta majiro hal qof oo dawlada dhaliili kara oo ku sugan magaalada jigjiga odayaasha hadaan adis ababa laga soo afduuban ayay rajo leeyihiin deegaanka maanta hadii ONLF duurka ku jirto waaba la ogaan lahaa waxay dhigaan teamkan
Indonesia
0
0
1
361
Abdi Mohamud Omer
Abdi Mohamud Omer@abdiOumeri·
Dalka Itoobiya maanta waxaa ka jira dawlad horumarineed oo leh himilooyin iyo hiigsi barwaaqo horumar dhaqaale oo xawli ku socda iyo siyaasad furfuran oo dadka u horseeday xorriyadda oo aan horey dalka u soo marin. Shalay odayaashii ay hoggaaminayeen Suldaan Cabdirahmaan Suldaan Bade, Suldaan Cabdi Suldaan Axmed, Suldaan Cilmi iyo Ugaas Cabdullaahi Ugaas Cabdi iyo cuqaashii kale, markii ay damceen in ay si xor ah ugu shiraan Jigjiga kana hadlaan wixii ay tabanayeen haddii ay u suurtoobi weyday in ay fikirkooda si xor ah deegaanka ama Jigjiga ugu cabbiraan oo aanu ka dawlad ahaan u dulqaadan waynay, maanta oo dalka ay ka jirto xorriyatul-qawl iyo nabad taam ah oo uu Eebe sabab uga dhigay Xisbiga PP iyo siyaasaddiisa Medemer, oo ay hay’adaha amniga ee deeganku fursad Ilaahay u siiyay in ay xeryahooda wax ku bartaan nabadana ku sugaan ushii madoobayd ee lagu yaqaanay booliska caadiga ah, xaaladdii qoriguna dhammaatay, kharash nabadgelyo ku baxayana deegaanka ka jirin horumar mooyee, maanta tolow ma anoo kursi ilaashanaya oo aan ogolayn in la i dhaliilo, khaladka jirna la ii sheego, ayaa sidii shalay suldaankii, ugaasyadii iyo cuqaashii ka eryay deegaanka? Dabadeedna miyey Addis Ababa xal u raadsadeen? Mise tolow maantana anigaa laygu eedaynayaa in aan deegaanka ka eryay cuqaasha, mise qaladkii aan galnay ayaa khibrad ahaan loo adeegsaday meeshii ay ka sixi lahaayeen khaladkanagii shalay iyaga oo adeegsanaya himilooyinka Xisbiga PP ee oggol kala duwanaanshaha fikradaha iyo xuquuqda muwaadinka?
Abdi Mohamud Omer tweet media
Filipino
30
4
77
5.2K
Abdi Mohamud Omer
Abdi Mohamud Omer@abdiOumeri·
በመገናኛ ብዙሃን እየተሰራጨ ባለው የክልሉ ባለሥልጣናት መግለጫ ላይ እንደተንጸባረቀ፣ አንድ ባለስልጣን ተግባራቸውን አለመወጣታቸውን ሲገነዘቡ እና ለወደፊቱ የመባረር እድል እንደሚገጥማቸው ሲገመቱ እና በፖለቲካዊ ስጋት ውስጥ ሲገኙ ብዙ ጊዜ ልክ እንደ አሁኑ የክልሉ አመራር በስጋት ላይ ያለ ትረካ ፈጠራ ግንባታ ውስጥ ይሳተፋሉ። አንድ እጩ የራሱን ድርጅት፣ በተለይም የአመራር ቦታ የያዘበትንና ከፍተኛ የኃላፊነት አደራ የሰጠውን ድርጅት ሲከዳ፣ ወይንም የገዛ ድርጅቱን በመተቸት ለምርጫ ከተወዳደረ ይህ ሁኔታ ወሳኝ ጥያቄ ያስነሳል። የራሱን ድርጅት እየወቀሰ ከሆነ፣ ማንን ይወክላል? መራጮች በግል አቋሙ ነው የሚመርጡት፣ ወይስ በግልጽ እየወቀሰ ያለውን ድርጅት? እንደ እሱ ያሉ ግብዞች መጨረሻቸው በውርደትና በውድቀት ነው፤ ምክንያቱም ከሃዲዎችና ሙናፍቆች በመሆናቸው ፖለቲካዊ መዘዝ ይደርስባቸዋል። እውነታው ግን 98% የሚሆነው የክልሉ ህዝብ ለመጀመሪያ ጊዜ የተቀላቀሉትን (ከአጋርነት ወደ አባልነት የገቡትን) የብልጽግና ፓርቲ (PP) ይደግፋሉ። ይሁን እንጂ ግለሰቦችን ወይም ቡድኖችን አይደግፉም። እውነቱ ከሆነ የብልጽግና ፓርቲን ፖሊሲ የሚቃወም ማንኛውም ሰው በሶማሌ ክልል ሊመረጥ የሚችልበት እድል በጣም ጠባብ ነው፣ በተለይም ልክ እንደ ሀሰን ሙሁመድ፤ በአቦሌ መንደር ውስጥ በነዳጅ ፍለጋ ላይ ተሰማርቶው የነበሩ ሰራተኞች በአንድ ቀን ብቻ 300 ኢትዮጵያውያን የክርስትና እምነት ተከታዮች በመሆናቸው ብቻ እንዲገደሉ ትእዛዝ ያስተላለፈ ወይም የሰጡ ይህ ሰወዬ በኢትዮጵያውያን መገደል ሲፎክር የነበረው እኚሁ ሰው አሁን ስለ ሰላም እያወሩ ነው፤ ለሀሰን ሙሁመድ ያለኝ ጥያቄ፡ አንተ በኢትዮጵያ ህዝብ ደም የተጨማለቀ ሰው እንደሆንክ ለምንድነው ከጋዜጠኛው የደበቅከው? በተለይም የአንተ ጎረቤት የነበረውን ምስኪኑን ኑጉሴን እና ሚስቱን ከነ 8 ልጆቹ በአንድ ቀን እንደገደልካቸው የኢትዮጵያ ሕዝብ አያውቅም ብለህ አሰብክ? ዝም ያለኩበት ምክንያት ስምምነቱን አክብሬ ነው፤ ነገር ግን አሁን ድንበር አልፈሃል። የተነገረከውን ፕሮፓጋንዳዎችን መመልስ መብት አለኝ፤ እንዲሁም እንደ አንተ ፀረ ሰላም አልነበርኩም። እኔ ከተወለድኩበት ቀን ጀምሮ በኢትዮጵያዊነቴ የምኮራ ዜጋ ነኝ። በቃለ ምልልሱ ላይ የተናገርከው እውነተኛ ነገር ቢኖር፣ ብዙ የህዝብ ደጋፊዎች እንዳሉኝ ነው። አዎን፣ እውነት ብለሃል፤ እንደተነገረው በመፈታቴ ደስተኞች ነበሩ፣ እናም ለጠቅላይ ሚኒስትር ዶክተር አብይ አህመድ ምስጋናቸውን አቅርበዋል።
Abdi Mohamud Omer tweet media
AM
12
4
36
4.1K
Mahad Hasan
Mahad Hasan@halwad87·
@abdiOumeri Waliba waxaa intaas dheer inay dhahaan maad todobaadkiiba halmar soo adeegataan oo aad talaagada gashataan waa hada dad la daala dhacaya 3da wakhti isku aduun ma joogno.
Eesti
0
0
0
143
Abdi Mohamud Omer
Abdi Mohamud Omer@abdiOumeri·
Ciid Mubarak dhammaan muslimiinta caalamka. Waxa jira masuuliyiin ku shaqeeya sunnihii Marie Antoinette oo ahayd xaaskii Louis XVI (ha cunaan keeg). Dhanka kale waxaa jira kuwo fahmay hoggaamintu waxa ay tahay. Sawirkan waxa uu ina tusayaa masuuliyiin fahmay micnaha hoggaanka kuwo dadkooda u dhaadhacay gacantana u fidiyey kuwa nugul. Waa tusaale nool oo muujinaya in awooddu tahay adeeg, ee aysan ahayn dano gaar ah. Waxaa jira masuuliyiin dadka ku caaya baahida, wax la’aanta, gaajada iyo oonka oo marka ay ku dhahan baahi ayaa nahaysa oo maad keeg cuntaan. Laakiin nasiib wanaag samafalkan naxariista leh ee ay muujiyeen masuuliyiinteena federaalku waa ficillo mudan ku dayasho oo aan ku turjumeyno sunta ka ilmeysiisa masuuliyiinta ku nool xaasidnimo cuqdad hunguri ee bakhaylnimada awgeed la dhiigbaxaya. Farqiga u dhexeeya kuwa dadka u shaqeeya iyo kuwa naftooda u shaqeeya waa mid muuqda.
Abdi Mohamud Omer tweet mediaAbdi Mohamud Omer tweet mediaAbdi Mohamud Omer tweet media
Indonesia
23
6
44
5.6K
Governor Tim Walz
Governor Tim Walz@GovTimWalz·
Eid Mubarak! As the holy month of Ramadan comes to an end, I’m wishing our Muslim neighbors a peaceful and blessed celebration with good food and good company.
English
1.4K
554
6.9K
160.7K
AIPAC 🇺🇸🇮🇱
This isn’t a hard equation, David: The overwhelming majority of pro-Israel candidates are winning. + The overwhelming majority of anti-Israel candidates are losing. = Being pro-Israel is good policy and good politics.
David Hogg 🟧@davidhogg111

Always remember no matter how many times AIPAC says being pro Israel is good politics not one of their ads they spent 22 million on in Illinois mentions Israel a single time and their reputation is so toxic they had to spend that money through shell pacs and bundling.

English
272
62
806
276.6K
Mahad Hasan
Mahad Hasan@halwad87·
@abdiOumeri Madaxwayne qoraalkani 100% waa xaqiiq waxaaba tusaale ugu filan in Mustafa Cagjar lagu kari waayay kamid noqoshada PP waakii lahaa bislow iga mantaji sunbaa la isiiyay ninka heerka kamid noqoshada PP gaadhay waa ceeb maanta guulaha PP lagu helay inuu sheegto.
Eesti
2
0
1
394
Abdi Mohamud Omer
Abdi Mohamud Omer@abdiOumeri·
Ma cadceeddaa wareegta mise dhulka ayaa wareega ardeygii la weydiiyey wuxuu ku jawaabay, marka aan iskuulka joogo dhulka ayaa wareega marka aan guriga joogana cadceedda ayaa wareegta. nabadgelyada deegaanka ka jirta yaa keenay oo sabab u ah ? In ay dadka Soomaalidu ka mid noqoto xisbiga PP ayaa keenay ? hindiisa iyo qorshaha Mashruucyada waaweyn ee federalku deegaanka ka fuliyey yaa iskeleh qorshayaasha sida Corridor Jigjiga, Mashruuca Dalxiiska Shabeeley iyo miisaaniyadda lagu fuliyey yaa iska leh. Ilaha-dakhliga deeganku xaggee ayuu ka soo xaroodaa? Dadkii uu isbeddelku keenay ma sheegan karaan in ay iyagu isbeddelka keeneen? Si kooban marka aan uga jawaabo dawladda federaalka iyo siyaasadda Medemer ee Dr Abiy Ahmed ayaa sabab u ah amniga deeganka. Dadka uu isbeddelku keenayna iyagu isbeddelka ma sheegan karaan waayo goob-joogba ma ayna ahayn. Heshiiska nabadeed ee ay dawladda federaalku la gashay ururradii hubeysnaa ee dalka ka jirey (dhanka dawlad) waxaa keenay guud ahaanba dawladda federaalka, gaar ahaan Dr Abiy Ahmed cid kale ma jirto In ay Soomaalidu ka mid noqoto xisbul-xaakimka waxaa iska lahaa bilow ilaa iyo dhammaad Dr Abiy Ahmed. Dadka deegaanka ka maqnaa in ay sheegtaan iska daaye xataa kuma ayna fikirin in ay Soomaalidu ka mid noqon karto PP, Waxaan maqli jiray indho-adagaa ma jiir buu liqay Dadkii uu Isbadalku keenay ayaa sheeganayan in ay iyagu sabab u ahaayeen in ay Soomaalidu ka mid noqoto ururka PP oo ay riisal/waxaaraha dalka Dr Abiy Ahmed ku khasbeen una halgameen ka mid noqoshada Soomaalida ee PP. Hindisaha qorshaynta iyo fulinta mashruucyada waaweyn ee ay dawladda federaalku deegaanka ka fulisay waxa iska leh Dr Abiy Ahmed oo keliya, laakiin dadkii uu isbeddelku keenay waxay xaq u leeyihiin in ay isku sawiraan. Hindisaha masharuuca dalxiiska Shabeelle iyo qorshaha-Corridor ka ee Jigjiga waxay kamid yihiin qorshayaasha heer qaran sida Urban Development and Smart City Projects iyo The Corridor Development Project, Industrial Parks Development Program, Economic Reform and Investment Liberalization. miisaaniyadda lagu fuliyeyna Corridor jigjiga iyo masharuuca Shabeeley waxay ka timid federaalka. Kor u qaadidda iyo kordhinta miisaaniyadda deegaanka waxa iska leh Dr Abiy Ahmed. Miisaaniyadda deegaanka 90% waxay ka timaadaa federaalka, wixii lagu qabtana waxa kaalin wey ku leh federaalka. Su’aasha muhiimka ah waxay tahay dakhliga deeganku xaggee ayu ka soo xaroodaa. Dakhliga deegaanku wuxuu ka soo xaroodaa lacagta ka timaada dawladda federaalka oo uu deegaanku dib u canshuuro marka loo badalo Recurrent and Capital Budget, kadibna wuxuu ka dhigtaa dakhli uu soo xareeyey . Hadii ayn dawlada dhexe miisaaniyada kabista ah soo dirin dakhliga deeganku ma jirayo waxa. Marka dadka deegaanka Af-Soomaali wax lagu sheegayo dhammaan waxqabadyadan kor ku xusan waxa qabtay dadkii uu isbeddelku keenay ee aan deegankaba joogin . Marka luuqadda Amxaariga lagu hadlayo lama sheegan karo. Dadkaas waxaan leeyahay muxuu u hadlaya xaq iguma lihid Beentu waa xaaraane ma wax aan run ahayn ayaan kaga hadley qormadan. Maya maya Xaashaa lilaahiye maya.
Eesti
91
9
83
7K
Acyn
Acyn@Acyn·
Miller: I want to point out what we've spent on the war so far is less than what Tim Walz has lost from Somali fraud in Minnesota. Ingraham: Ohhhhhh! That's a good one.
English
457
70
570
580.6K
Mahad Hasan
Mahad Hasan@halwad87·
@abdiOumeri Madaxwayne imisa ayay hormarka deegaanka ka noqon kartaa mashruuc la dhisay oo la raray iyo magac laga badalay waxaan sugaynaa xaflada loo qaban Madaxtooyada DDS, Dulqabow iyo Guryaha Baarlamaanka wixii aad dhisteen ayaa la iska farsamaystay.
Filipino
0
0
1
353
Abdi Mohamud Omer
Abdi Mohamud Omer@abdiOumeri·
In taallada Sayidka Jigjiga laga taago waxay ahayd tallaabo ka baxsan male-awaalka guud ee bulshada Soomaaliyeed, Qorshihii lagu hirgeliyey taallada Sayidka waxa ku jiray in xukuumad kasta oo timaadda ay xaq u leedahay dayactir, rinjiyeyn, iyo ilaalin muuqaalkeeda, taas oo ka mid ah waajibaadka dowladnimo. Hase yeeshee, qorshahaas kamid ma aheyn in ay sheegtaan waxayna qabanin. Suaashu waxay tahay xukumadu miyey soo iibsatay qalab ay quluubta dadkii deegaanka joogay ee goob jooga ahaa ku ilowsiiso cidii mashariicahan dhistay ee taarikhda ku suntan ? hadii ay jawabtu haa tahay waxan xusuusin lahaa in ay xaflada xadhig ka jar ah loo qabto mashariicaha kala ah. ESTV oo SRTV loo badaley. Kuliyadda Tababarka Ciidanka Booliska ee Deegaanka • Maamulka Magaalada Dhagaxbuur • Kuliyadda Farsamada Gacanta ee Dhagaxbuur • Dugsiga Sare ee Casriga ah (G+1) ee Magaalada Dhagaxbuur • Jaamacadda Qabridahar • Garoonka Diyaaradaha ee Qabridahar . Garoonka kubada cagta ee Jigjiga Iyo kuwo kale oo badan. Ugu danbeyn xukumada waxan uga mahadceliyaa xaflada xadhig ka jarka ee ay u qabato masharicdii xukumadeydii. (Waxan si gooni ah ugu mahadcelinyaa muwadiniinta hantidoodii ku bixisey)
Abdi Mohamud Omer tweet media
Filipino
71
10
98
7K
Mark R. Levin
Mark R. Levin@marklevinshow·
It’s time for We the People to stand united and back our U.S. military as President Trump confronts the Iranian regime and its terror network. With top Iranian leaders eliminated and global allies rallying, this is a pivotal moment for American strength and national security. While Democrats, Marxists, Islamists, and media elites attack from within, patriots must speak up. Support our troops. Defend America. For unfiltered conservative commentary, Trump updates, Iran war analysis, and breaking geopolitical news, subscribe on YouTube and follow on Rumble. To watch the entire episode, go to: Rumble: rumble.com/v76igts-ep007-… YouTube: youtu.be/4ggVA7EtL0g
YouTube video
YouTube
English
3.7K
4.6K
13K
156.4K
Abdi Mohamud Omer
Abdi Mohamud Omer@abdiOumeri·
Waa kuwama kuwaasi Dadkii marka ay maqlaan Madaxweyne CMC ayaa la sii deyn qandhoonni jireen isla kuwii ayaa waxay dhaheen muu dibadda iska aado Maxaan u aadi dalkaygan joogi oo dibad kasta ka fiican Mudo kadib markii ay maqleen in aan dibadda safar ugu baxayna iyaga oo shaadh nasteex ah ii soo xirtay ayay gacan afraad warar igu soo gaadhsiiyeen oo muu dibadda iska joogo Joogi maayo oo maxaan u joogi Kadib waxaan ugu jawaabay sawir muujinayey ku soo noqoshadaydii garoonka Addis Ababa Intaas kadib waxaa sii laba jibaarantay cadowtinimadoodii oo waliba cadhadii u sii dheeraatay Dadkaas waxaan u sheegayaa in aydnaan marna iga filin in aan dalkayga iyo deegankayga xisbiga PP ee uu Dr Abiy Ahmed madaxweynaha ka yahay Mudane Aadan Faraxna madaxweyne ku xigeenka ka yahay iyo dowladdayda federaalka iska daa in aan mucaaradee kaliya waxaad iga filan kartaan in aan ahay qof diyaar u ah in uu guto waajibaadkiisa muwaadinnimo Qof kasta oo dowladdayda federaalka cadow u ah waxaan ahay kii shuruud la’aan kaga difaaci lahaa Waxaana ka mid ahay muwaadiniinta 130 million ah ee diyaarka u ah in ay dalkooda cadowga ka difaacaan Dadkaas igula yaaban jacaylka Itoobiya iyo muxaafidnimadayda joogtada ah waxaan u arkaa in haddii ay shaqada waayi lahaayeen isla markaaba ay dafiri lahaayeen aqoonsiga Itoobiyaanimada ay hadda wax kasta ku yihiin Yacni dadkaas Itoobiyaanimadoodu waa lacag iyo kursi Haddii ay waayaan way ka baxayaan Sidaas oo kale ayaad iga fileyseen Taasi ma dhacayso Waxba ha ku ducaysanina
Suomi
63
4
58
20.9K
Mahad Hasan
Mahad Hasan@halwad87·
@abdiOumeri Gantaalkii Ahmed najati ayaa ku dhacay balo ku dagtay faataxow.
Indonesia
0
0
1
376
Abdi Mohamud Omer
Abdi Mohamud Omer@abdiOumeri·
Madaxtooyadii hore, garoonkii hore, iyo guriga martida ee Qadh-Yahan Dhoodaan hal goob oo isku dhow ayey ahaayeen. Haddii aad maqli jirtay, lax-dhakani col iyo abaar toona moog waa Maxamed Fatax. Ninka xafiiska uu madax-xafiiskeed ama wasiir ka yahay iyo qaab-dhismeedka uu ku shaqeeyo, bosaska shaqo ee isaga iyo shaqaalah uu maamulo ay ku Mushar qaatan account iyo jeega uu saxeexo cidda samaysay, in ay xukumadeyda aheyd hada iskaba daaye waagii horeba wuu ka dhakanaa. Maxamed Faatax Marka uu shirku dhammaado ayuu odhan jirey Muxuu yidhi Madax-weynuhu? Kadina ninka garab fadhiya ayaa midaar ahaan ugu sheegi jirey Nin ayaan ku idhi war horta ninkii maxamed Fatax ahaa maqalkii ma u soo nodey wuxuuna igu yidhi mayee dam ayuu noqdey balse qalab casri ah ayuu dhagaha soo gashadey. Hadii aan wax yar uun hoos u dhaadhaco Madaxtooyadii hore garoonkii hore iyo guriga martida ee Qadh-Yahan Dhoodaan hal goob oo isku dhow ayey ahaayeen. Guriga martida waxaa deggenaa madaxdii Al-Itixaad xiligii ay soo xaroodeen Halkaas ayaa lagu soo booqan jirey. Salaaddii subax kadib, aniga oo jimicsi sameynaya ayaan orod ku ag maray askari haystay qalab isgaarsiineed. Waxaan maqlay cod sheegaya in Maxamed Faatax oo ku socda Madaxdii Al Itixaad uu bannaanka taagan yahay, Intii aan orodka ku jiray ayaan isweydiiyey sababta masuul dowladeed Judha hore u sameynayo booqasho aan rasmi ahayn. Galabtii isla maalintaas, kadib markii aan shaqada ka baxay, ayaan xaqiijiyey in ninka la sheegay uu ahaa Maxamed Faatax laftiisa. Wixii intaas ka danbeysay taarikhdiis sida dagaaldii uu ku dhawacmey iyo kii uu ku dhago beeley goobta ay ahaayeen khibradiisii shaqo in uu hospital dadka lagu daaweeyo ka shaqeyn jirey iyo in kaawanka dadka lagu qalo ka shaqeyn jirey isaga ayaan u dhaafi doona taasina waxay aheyd sababta uu shaqadiisii ku waayey.
Abdi Mohamud Omer tweet media
Eesti
100
10
79
7.7K
Mahad Hasan
Mahad Hasan@halwad87·
@SaraGonzalesTX @Ilhan You’re a minority Latino and still racist; Black women are elected to office, and if you have a problem with that, go back to Brazil.
English
0
0
0
9
Sara Gonzales
Sara Gonzales@SaraGonzalesTX·
I brought @Ilhan Omar a one way ticket back to Somali on Mogadishu airlines and a commemorative photo of her and her brother husband.
English
1.1K
3.1K
17.6K
304.7K