𝕂𝔸𝕃𝔼𝔻♕♨

2.6K posts

𝕂𝔸𝕃𝔼𝔻♕♨

𝕂𝔸𝕃𝔼𝔻♕♨

@kaledsahal

CRYPTO Trader📉 BTC👑■🌐WEB3■ AI ■GRAPHIC DESIGNER■

Somaliland Katılım Aralık 2014
433 Takip Edilen1.9K Takipçiler
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Jimco wanaagsan. Waa musharaxa madaxa jagada suuqa dhaqaalaha. 🤣
Berkan tweet media
Filipino
7
0
36
1.1K
𝕂𝔸𝕃𝔼𝔻♕♨ retweetledi
Gora Network
Gora Network@GoraNetwork·
Gora is beginning a new chapter. We started as an oracle, powering smart contracts with data. Now, we've rebuilt the oracle to power any kind of program. But there's a specific kind of program that will dominate the next decade. Decentralized AI Agents.
Gora Network tweet media
English
12
29
116
5.6K
abdirahman ahmed
abdirahman ahmed@Abdirahman_145·
@kaledsahal Waa idin soo dhawenena cidi idinkama xigto siiba mesha Laga qodayo celka Ana kufadhiya 😆
Indonesia
1
0
1
32
abdirahman ahmed
abdirahman ahmed@Abdirahman_145·
Aragagu waa noo abshir “ Saboolnimadii, Dilkii , dhacii iyo gacma hoorsigii kii aan uga bixi laheen waa iskenay Allah noga dhigo mid Somali idilkeed Wada deeqa Ishii bugtaay mubikaacso 🇸🇴
abdirahman ahmed tweet media
Filipino
2
0
2
214
𝕂𝔸𝕃𝔼𝔻♕♨ retweetledi
Haji Dahir Abdulahi
Haji Dahir Abdulahi@HajiDahir336605·
⏺️Faahfaahinta Xabbad-joojinta Maraykanka iyo Iiraan. 1️⃣ Furista Marinka Hormuz: Hakinta dagaalka ee labada toddobaad ah waxay ku xirantahay in Iiraan ay ogolaato "furitaan dhammaystiran, degdeg ah, oo ammaan ah" oo lagu sameeyo Marinka Hormuz (Strait of Hormuz) 2️⃣.Dhex-dhexaadinta Pakistan: Trump wuxuu ku tilmaamay xabbad-joojintan mid "labada dhinac ah" (double-sided ceasefire), taasoo ay dhex-dhexaadinteeda lahayd dowladda (Pakistan) 3️⃣. Hadafka Ciidanka: Trump wuxuu sheegay in Maraykanku uu "mar horeba gaaray, xoggana dhaafay dhammaan hadafyadii milatari" ee laga lahaa hawlgalka. ⏺️. Heshiis Nabadeed oo Raandhiis leh: Madaxweynuhu wuxuu xusay in Maraykanka iyo Iiraan ay "aad ugu dhow yihiin heshiis rasmi ah oo nabad waarta looga dhalinayo" gobolka. ⏺️ Soo-jeedinta Iiraan:Trump wuxuu sheegay in 10-kii qodob ee ay Iiraan soo jeedisay ay yihiin "asal laga shaqayn karo" (workable basis), muddadan labada toddobaad ahna ay fursad u siinayso in heshiiska lagu dhammaystiro. Waxa hadda la sugayaa waa jawaabta iyo faallooyinka ka soo bixi doona dhanka dowladda Iiraan.
Haji Dahir Abdulahi tweet media
Indonesia
0
2
8
469
𝕂𝔸𝕃𝔼𝔻♕♨ retweetledi
₿ooskapro
₿ooskapro@Booskapro·
Xogta Crypto 24/7 – FREE Portfolio Management 🔥 Portfolio lacag lagaga iibiyaa… runta? Badanaa waxa lagaa iibinayo waa wax aad adigu baran karto. 🤔 Maxaad lacag u bixinaysaa? Hadii aad si FREE ah ugu baran karto Xogta Crypto 24/7 • Faham suuqa • Dhiso portfolio adiga kuu shaqeeya • Ka fogow khaladaadka dadka lacagta kaa qaata Dooro caqli… ha dooran kharash. Imow t.me/Xogtacrypto 🚀
₿ooskapro tweet media
Filipino
13
9
33
2.7K
Li₿an_₿itcoin⚡️
Li₿an_₿itcoin⚡️@Liban_Bitcoin·
@Booskapro Be careful what you say saxib.. you can send our brothers and sisters who are new to this market on the wrong path whether you know it or not.
GIF
English
2
0
3
143
𝕂𝔸𝕃𝔼𝔻♕♨
𝕂𝔸𝕃𝔼𝔻♕♨@kaledsahal·
Waxaa Marti inoo noqon doona @GelleBashir Maalinta Salaasada iyo Hargiesa, Waxana jaanis u hrlnay inaan Aqoonyahanka iyo Book uu qorayba aan jaanis u helayno , Ka faaidaysi Wacan
𝕂𝔸𝕃𝔼𝔻♕♨ tweet media
Indonesia
0
1
8
368
𝕂𝔸𝕃𝔼𝔻♕♨ retweetledi
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Guys waxaan leenahay topic muhiim ah tomorrow waa upcoming crypto projects iyo airdrops ka waaweyn ee soo socda sanadkaan 2026 iyo sidee ugu faaidi karnaa goobta waa madasha xogta crypto 247 Chanel ee telegram. Waa deepdive ku saabsan dhamaan Mashruucyada waaweyn oo jeebweynayaasha ay gadaal ka riixaayaan ee soo socdo oo dad badan aysan ogeyn Weli oo gadaal ugu soo baraarugi doonaan. Sunday 18:00 pm.Tomorow
Berkan tweet media
Filipino
0
4
21
609
𝕂𝔸𝕃𝔼𝔻♕♨ retweetledi
Ivar boneless
Ivar boneless@ivar_x47·
Happy Sunday to y’all. Building my first website into something beneficial for the community. You have sections for education, Ai stocks , Crypto events that Happened and most importantly are the tools sections. Visit ;- waryaamarket.com #ivar
Ivar boneless tweet mediaIvar boneless tweet mediaIvar boneless tweet mediaIvar boneless tweet media
Ivar boneless@ivar_x47

Alhamdullilah as a beginner in IT , I have built a website for the community and I will t add a few missing features in the future Inshallah. But the website is LIVE 🟢 and you can check it out 👇 Feel free to check out and share feedback 🤝 Waryaamarket.com #ivar

English
6
0
18
17.3K
𝕂𝔸𝕃𝔼𝔻♕♨ retweetledi
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Taariikhda Culimada Islaamka: Ibn Sina (Avicenna) - Sheekh al-Ra’iis iyo Aabbaha Caafimaadka Casriga ah Maanta waxaan idiin soo gudbinayaa thread dheer oo ku saabsan taariikhda mid ka mid ah culimada ugu waaweyn ee taariikhda Islaamka iyo adduunka, Waa Abu Ali al-Husayn ibn Abdullah ibn Sina, oo loo yaqaan “Avicenna” dhanka reer galbeedka. Ibn Sina ma ahayn kaliya dhakhtar, laakiin wuxuu ahaa faylasuuf, saynis yahan, xisaab yahan, iyo qoraa aad u weyn. Wuxuu dhashay xiligii (Islamic Golden Age), oo ahayd waqti dunida muslimka loo raadsan jirey cilmiga iyo aqoonta. A thread 👇👇
Indonesia
1
1
18
615
𝕂𝔸𝕃𝔼𝔻♕♨ retweetledi
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
🌙 Ololaha Afurinta Walaalaha Soomaaliyeed (DEEQ CHAIN) Walaal, ku darso miisaankaaga xasanaadka bishan barakaysan! Waxaan bilaabaynaa olole aan lacag ugu ururinayno walaalaheena sooman ee dhibaataysan si ay u helaan afur dhammaystiran bisha Ramadaan. Crypto-du maahan kaliya ganacsi, waa fursad aan isku caawin karno. Cinwaannada waxaa lagu soo diri karaa (Stablecoins: USDT): • BSC (Binance Smart Chain - BEP20): 0x67BEec9f992d2862A7938A9CB62Af0115d893840 • TRON Network (TRC20): TBc2kfA5eEnqBx1NCayLSzJEA6NSLrMRSb • SOLANA ADDRESS (Only USDC): C2W7W3pi3bTGme5VGB5vmrsFurHLKhM49d1XH7aD441X • Lacagta Gudaha (EVC Plus): • Tel: +252 61 0654674 • Name: Abdikarim Fariin: Fadlan iska hubi Network-ga markaad wax soo dirayso si aysan lacagtu u lumin. Wixii faahfaahin ah ama cadeyn (Receipts) waxaad kala socon kartaa Telegram DEEQ CHAIN t.me/+dWdT8n6Hi6hlM….
Filipino
0
9
29
7.5K
𝕂𝔸𝕃𝔼𝔻♕♨ retweetledi
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Maalinta Sabtida casharkeena ka dib muhiim ah, event muhiim ayaa jirto, Xaaladaha dhaqaalaha dunida hada iyo Crypto oo maraysa marxalado kala wareeg ah, fursadaha iyo halista laga filan karo walaalkeen @HajiDahir336605 qolka weyn Puplic Midnimo Academy 21:30 PM ka faaideyso.👇 t.me/+xWFX8m6Ga8Y4O…
Berkan tweet media
Filipino
0
4
33
3.1K
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
MashaAllah Waa natiijada guud ee imtaxaankii ardayda shalay waxaan aragnaa in casharadii FA iyo deep analyticals ay average 90% ka badan ardadeenii keeneen hada waa arday suuqa 0 knowledge ka haystey MashaAllah ilaahay ajar ha siiyo macalimiinteena iyo aradada dadaashey, @Midnimoacademy waa madal wiil iyo gabar walba somaliyeed ay si free aqoonta suuqa uga baran karto💯. Unique and outstanding.
Berkan tweet mediaBerkan tweet mediaBerkan tweet mediaBerkan tweet media
Filipino
2
2
36
836
abdirahman ahmed
abdirahman ahmed@Abdirahman_145·
Shiekh mustafe oo ah mufti weyn ayaa ila shalay baraha bulshada lagu aflagadena waxa lagu heesto wax kale ma ahn ee Mxaa xaqa iyo yahuud uga hadashay Waxaa isoo baxday labo midkod in umadaas tahy 1.oromo Somalia sheganesa 2. Umad diinta Islamka aan rumesnen Diinta barta 🤫
Indonesia
2
0
4
289
Ivar boneless
Ivar boneless@ivar_x47·
Manta , wil an Abti u ahy aya mudo 4-bil technical bu baranaye from YouTube in English. Marka wa la hadle wuxu iyiri “I am ready to trade” Marka hada account ka waxa ugu shubey $50 waxa ku iri trade any day , any time , any pair but $50 difac for 1-month. Can he do it 🤷🏽‍♂️ #ivar
Ivar boneless tweet media
Ivar boneless@ivar_x47

Sawirkas waxa qaadey anigo #Clubhouse jogo , oo si cad ah u yiri 2023 December hada aya Bull-Market bilawdey. Do you know since then waxa dacey $BNB - 465% $ICP - 566% $NEAR - 500% $XRP - 400% Hada waxa arka same structure Opportunities everywhere 👀 2026

English
5
1
36
4.4K