Qalombi retweetledi

Shisheeyaha iyo amni xumada waa walaalo
▪️Caasimada afghaanistaan ee kaabuul oo ahayd magaalada ugu dhaca iyo boobka badan uguna amniga xumayd caalamka intii uu joogay shisheeyuhu maanta xaalkeedu waa sidaan waqtiga salaada dadku dukaanada oo furan ayay isaga tagaan cid xadayso malahan , waxaad moodaa inaan ka hadlayno sucuudiga dhinaca amniga .
Filipino


































