Sabitlenmiş Tweet
Abdikadir Kelly
752 posts

Abdikadir Kelly
@mudanekelly
Sustainable farming practices | Food security | agribusiness | Local agricultural production advocate.
Katılım Temmuz 2021
305 Takip Edilen399 Takipçiler

@FahadBinYasin Ilaa hadda waxaan suureesanayaa caqliga Madaxweyne Xasan Sheikh ee ah shalay waxaan diiday baan maanta sameenayaa. Madaxweyne intaad shalay sameesay ayuun baa maantana la sameenayaa. Waa uun intaadii oo xitaa ninkii aad intaa ku sameesay maanta qorina kuma wato kuna xabadeenmayo.
Suomi

𝙆𝘼: 𝙈𝙖𝙙𝙖𝙭𝙬𝙚𝙮𝙣𝙚 𝙓𝙖𝙨𝙖𝙣 𝙎𝙝𝙚𝙚𝙠𝙝
𝙆𝙐: 𝙈𝙪𝙘𝙖𝙖𝙧𝙖𝙙𝙠𝙖 𝙆𝙞𝙨𝙢𝙖𝙖𝙮𝙤 𝙠𝙪 𝙨𝙝𝙞𝙧𝙖𝙮𝙖
𝙐𝙅𝙀𝙀𝘿𝘿𝙊: 𝙇𝙊𝙊 𝙅𝙊𝙊𝙅𝙄𝙉 𝙈𝘼𝘼𝙔𝙊
1. Waxaan ku guulaystay in aan Madaxweyne Farmaajo ka hor istaago qabashada doorasho qof iyo cod ah, waliba aan xabbad ku joojiyo, Mirinaayo usoo fariisto ilaa aan Farmaajo ku qasbay inuu talada Doorashada iska wareejiyo. Sidaas waxaan yeelay anigoo mucaarad ah.
2. Waxaan ku guulaystay in aan Madaxweyne Saciid Dani ka fashiliyo doorasho qof iyo cod ah, waliba waxaan ku handaday in Putnland ay 24 cisho gudahood ku dumisayso haduusan jojinin.
Dani, wuxuu ku qasbanaaday inuu qabto doorasho dadban. Sidaas waxaan hirgaliyey anigoo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda ah. Loo joojin maayo.
Waxaan kaligay qabsanayaa doorasho magaceeda la dhaho qof iyo qori. Waa doorasho hal magaalo ah, hal xisbi ah, guddi hal dhinac ah. Qalabka anigaa leh, Natiijadana anigaa sii aqaan. Kartidaas dalka oo dhan kaligay baa leh. La idiin oojin maayo ee ogaada!
Wabillaahi Towfiiq

Suomi
Abdikadir Kelly retweetledi
Abdikadir Kelly retweetledi

Ma mudna in la yiraa “kumaa tahay?” Soomaaliga heli kara in uu fasaxiisa ku qaato waddan uu dal-ku-gal lacag la’aan ah ka qaadan karo garoonka diyaaradaha ka doorbiday in uu dalkiisii Hooyo ku bixiyo waqtigii iyo qarashkii uu dal shisheeye ku bixin lahaa.
Waa idinka raali gelinaynaa xadgudubkaas, xaqiiqduse waxay tahay waxa la isku hayo ma aha yaa Soomaali ah?, sababtoo ah dastuurka dalka iyo sharciga jinsiyada ayey ku caddahay.
“Qof kasta oo asal, af iyo dhaqan ku abtirsada isirka Soomaaliyeed ayaa Soomaali ah”.
Ee waxaa la isku hayaa waa $64-ka doolar cidda ay u dhacayso. Markii horeba $60 waa la qaadi jiray, laakiin garoon kasta Haragysa, Garoowe iyo Muqdisho maamulka jooga ayaa qaadi jiray. Waxa dheeraadka ah waa in Muqdisho doonayso in ay $60-kii oo $4 lagu daray kaligeed qaadato.
Muqdisho waxay haystaa awoodda sharci (De jure), halka maamullada kalana ay hastaan awoodda ka talin (De facto).
Taas ayaana qasbaysa in qoondaynta, qaybinta, iyo dhaqangelinta awoodda, dakhliga iyo khayraadka dabiiciga ah laga wada xaajoodo.
Waxa ugu wayn ee duqa dhexgeliyey in uu Laysin, Shati, Fiiso iyo Taargo ka hadlo waa in meesha dhacdhac lagu sheegay, ee si edeb leh oo aan handadaad iyo shaki gelin Soomaalinimo ku jirin dadka wax haloo warsado.
Haddaba, si aan dadka labo lacag looga qaadinna, waa in deegannada aysan dowladda federaalka ah ka talin lagala xaajoodo qaybsiga dakhliga fiisaha ka soo xarooda.
Indonesia
Abdikadir Kelly retweetledi

#Puntland has made significant investment in the federal government of Somalia & has endured hardships in many aspects of life to see a functioning #Somali state. Presidents Abdullahi Yusuf & Adde Muse took the initiative to return the seat of government to Mogadishu/Villa Somalia.
Presidents Sheikh Sharif & A. Faroole facilitated the largest constitutional agreements in the country's history after the civil war, #Garowe 1 /2.
It is painful to witness that the very institutions they helped establish are now being used against #Puntland & its people. These institutions are blocking essential infrastructure projects & hindering initiatives that are crucial for the livelihoods of the people. The youth, who represent the majority of the population, have not been spared from these hardships, as scholarships, teacher training & projects like #GPE & #Education_Cannot_Wait have also been obstructed.
Furthermore, it is tragic to see #Puntland's leadership seemingly oblivious to the challenges the region is facing today, closing doors & ignoring the calls from the elite & elders. I believe it is crucial to rethink a real strategy for survival against the threats confronting #Puntland today.
Without genuine internal debate that examines all issues & develops a new strategy to address these challenges, it will soon be too late to tackle them.
It is now or never.

English
Abdikadir Kelly retweetledi

@Totalrecall69 @Starlink We spend the money we earn in Minnesota on Starlink Internet! Is that really big deal?
English

Starlink's high-speed, low-latency internet is now available in Somalia! 🛰️🇸🇴❤️ → starlink.com/somalia

English
Abdikadir Kelly retweetledi

@FahadBinYasin Fahadow waad la hadashay Xasan. Se waxaa cajab ah sida wakhtiga iyo waayuhu isu-beddelayaan intaan aad maanta leedahay Xasan baa horay kuugu soo yiri, Xasanna wuxuu shalay diidannaa buu maanta dowgeedii hayaa. Wuxu waa adduun nin ba waayo soo joog!
Indonesia

Mudane Madaxweyne, isku dhex yaaca ka hor, dadka la tasho.
Waxaan diyaar kuula nahay in aan meel la Iska dhigo wax kasta oo kala aragti duwanaasha ah, oo aan kula wadaagno talo iyo tusaale walba oo dalka badbaado u noqonaya, waana waqtigii la muujin lahaa midnimo iyo wadajir keeni karta qorshe qaran oo looga hortagi karo argagaxisada halista ku ah jiritaanka qaranka.
Mudane Madaxweyne, hal codsi baan kuu soo gudbineynaa, iyadoo lagaa filanayo inaad soo dhaweyso oo aad aqbasho.
Madaxweyne, waxaad ku baaqdaa gogol qaran oo aad ugu yeerto cid walba oo talo iyo tayo kusoo kordhin karta xaaladda uu dalku marayo maanta. Gogoshaas ha noqoto mid furan oo shuruud la’aan ah, dhankaada iyo dhanka mucaaradka labadaba.
Madaxweyne, waqtigan maahan xiligii la is eedeyn lahaa, ee waa xaaladdii la midoobi lahaa, waxaan kaa rajayneynaa inaad noqoto odaygii qaranka, oo aad meel iska dhigto wax walba oo dalka iyo dadka kala qaybinaya.

Filipino
Abdikadir Kelly retweetledi

A High level delegation from @AGRA_Africa paid a courtesy visit to @SalahJama, briefing him on the AGRA's current mission to 🇸🇴. @SalahJama expressed his gratitude for the visit and reaffirmed 🇸🇴Committment to collaborating with AGRA in the area of food security.

Somalia 🇸🇴 English
Abdikadir Kelly retweetledi

@MOSSADil Not long from now, the people of Gaza will celebrate in an even greater way when the Jews are inflicted with a blow from which they will not recover for many years. I know that God is always on the side of the Muslims.
English

World Food Day and Somali Farmers Day.
The theme of World Food Day 2024 is “ Right to Food for a Better Life and a Better Future”.
#worldfoodDay2024
#somalifarmersday
#agriculture



English
Abdikadir Kelly retweetledi

Axmed Godane iyo Axmed Madoobe mid walba kan kale mar buu Amiir usoo noqday oo Beyco la galay, waliba markii koowaad Godane ayaa amiir loo noqday.
Muddo kooban keddib waa la isku dhacay oo waa lasii kala fogaaday. Qolo dhex dhexaadin waday baa Godane weydiisay goormaad is aamini kartaan adiga iyo Madoobe? Godane, wuxuu ku jawaabay, “Waxaan aaminayaa Madoobe markuu CAMALIYO ISTISH-HAADIYA fuliyo oo aan xaqiiqsado inuu ku SHAHIIDAY.”
Eesti

@AhmedFarah21 They forgot the father of democracy his excellence Mr. Aden Adde as well as his excellence Mr. Abdikasim Salad.
English

@FahadBinYasin Fahadow sowtaad shalay korodhsateen siyaasiga Soomaaliga ah immisa weji buu leeyahay?
हिन्दी

Dalalka Khaliijka ducada ugu qaalisan ee ay Hooyada wiilkeeda ugu ducayso waa; Hooyo, waxaan ilaahay kaaga tuugay in gurigaaga ay soo marto jid ay dowladdu dhisayso. Habaar maahanee, waa duco. Muwaadinku wuxuu helayaa saddex faa’iido; waa Magdhaw, waa dhul ay dowlada u cabirto, waana kharashka dhismaha oo laga bixiyo.
Madaxda Dowlad Goboleedyada afarta ah waa niman ducaysan oo Alle baa u keenay Madaxweyne Xasan Sheekh. Waxay ka heleen saddex faa’iido oo waa kursiga kusii fadhiya adinkoo ah Madaxweyneyaal İDMAN, waaa kharash iga qaata oo iska xooleysta, waana muddo xileedka aan mar walba sanad dheeri ah idiin kordhiyo.

Filipino

@Abdalla__Yasiin Immika duul waxaa soo baxay Deni iyo Puntland kala saari la'.
Suomi
Abdikadir Kelly retweetledi












