Somali National Armed Forces

612 posts

Somali National Armed Forces banner
Somali National Armed Forces

Somali National Armed Forces

@SNAForce

TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED قيادة القوات المسلحة الصومالية

Somalia Katılım Haziran 2018
0 Takip Edilen62.6K Takipçiler
Somali National Armed Forces
The Commander of the Somali National Army, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mahmoud, held an important meeting with the Commander of the U.S. Special Operations Command Africa (SOCAF), Major General Claude K. Tudor.
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
English
0
7
44
2.4K
Somali National Armed Forces
Madaxweynaha JFS DrXasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan mas’uuliyiin tirsan XFS ,Taliyaha Ciidanka XDS Gen Ibraahin Maxamed Maxamuud Ayaa maalinta koowaad ee Ciidul-Fidriga la qaatay carruurta agoonta ah ee ay ka tageen shuhadada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Eesti
1
8
20
676
Somali National Armed Forces
The Commander of the Somali National Army Ground Forces (SNA), General Sahal Abdullahi Omar, accompanied by the Commander of the 1st Gorgor Commando Division, Colonel Saahid Jareere, today paid a working visit to the Gandarshe area in the Lower Shabelle region
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
English
0
7
34
1.7K
Somali National Armed Forces
Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciida u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira isbitaalka Xoogga kuwaa ey wax yeelo Kala duwan Ka soo gaartay dhagaraha Argagixisada
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Indonesia
0
5
25
880
Somali National Armed Forces
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Kuliyadda Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee TURKSOM,
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Eesti
1
16
133
5.8K
Somali National Armed Forces
Fariinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ee geesiyaasha ku jira jihaadka.
Somali National Armed Forces tweet media
Eesti
1
4
28
782
Somali National Armed Forces
Ciidamada Xoogga Dalka Somaliyeed ayaa howlgalo culus Ka wado Deegaano dhaca Gobalka Shabellaha dhaxe Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad Kumaan Dooska GorGor ayaa howlgalo qorsheysan Ka fuliyay Koofurta Deegaanka Masaale Gobalka Sh dhaxe
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Eesti
1
20
81
4.9K
Somali National Armed Forces
Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa maanta si Buuxda gudaha ugu galay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib howlgal qorsheysan oo lagu xaqiijinayo amniga iyo xasiloonida deegaanka.
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Indonesia
1
12
72
2.5K
Somali National Armed Forces
Golaha Wasiirrada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, kulankoodii toddobaadlaha ahaa ee uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Aasaasidda Hay’adda Daryeelka Agoonta Shuhadada, Naafada iyo Hawlgabka Ciidanka XDS
Somali National Armed Forces tweet media
Eesti
0
2
5
565
Somali National Armed Forces
WAR-SAXAAFADEED Muqdisho -02-03-2026 :Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidanka Midowga Africa Ee AUSSOM & Kuwa UPDF Ayaa ka saaray Maleeshiyadka Argagixisada ee ku dhuumaaleysanayay deegaanada Mubaarak & Daaru salaam ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Somali National Armed Forces tweet media
Eesti
1
3
12
1.1K
Somali National Armed Forces
Taliyaha Ciidanka XDS S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan la qaatay U qeybsanaha Arrimaha Difaaca Safaarada Talyaaniga ee Soomaaliya iyadoo kulanka looga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa adkeynta xiriirka labada Ciidan.
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Eesti
0
3
23
2.1K
Somali National Armed Forces retweetledi
CIMIC
CIMIC@CimicJ9·
@snaforce The Somali National Army is not only fighting to liberate the country from the enemy, but is also involved in other efforts to help the civilian community, which has suffered greatly from the terrorist enemy.
English
2
1
20
2K
Somali National Armed Forces
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawa Yusuf Rage iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa lagu soo dhaweeyay Xarunta Taliska Ciidanka Difaaca Rwanda (RDF) ee Kimihurura. Booqashada Taliyaha oo qeyb ka ah safar shaqo.
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Indonesia
1
9
45
3.8K
Somali National Armed Forces
Sareeyo Gaas Odawa Yusuf Rage Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta Kormeeray Goobaha ay Ka socdaan Howlgalada Sifeynta Khawaarijta Waxaana uu is dultaagay Taliyaha fariisimaha Ciidamada Deegaanka Bariire Ee Sh/ Hoose oo dhawaan laga eryay Khawaarijta.
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Filipino
10
14
72
6.7K
Somali National Armed Forces
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Odawa Yusuf Rage iyo wafdi oo Hogaaminayo ayaa safar shaqo ku Jooga Dalka Talyaaniga.
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Indonesia
1
12
59
5.2K
Somali National Armed Forces
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada deegaanka ayaa maanta howlgallo qorshaysan ka fuliyay dhulka howdka ah ee deegaanka Ceel-dheere oo ku yaalla xadka gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan.
Indonesia
1
11
43
5.7K
Somali National Armed Forces
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawa Yusuf Rage, ayaa hambalyo u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Ciidanka Xoogga Dalka munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed.
Somali National Armed Forces tweet media
Indonesia
5
9
55
5.3K
Somali National Armed Forces
Taliska XDS ayaa Casho Sharaf lagu Sagootinayey usameeyey Saraakiisha Ka kala socotay Wadamada Ciidamadda u jooga Nabad ilaalinta Soomaaliya kuwaas oo Afartii Maalin ee u dambaysay M Muqdisho Kaga Qayb-galay Shirkii looga hadlayay arimaha kala guurka ee Howlgalka ATMIS iyo AUSSOM
Somali National Armed Forces tweet mediaSomali National Armed Forces tweet media
Filipino
7
13
103
12.8K