
$BTC in waxyar dib loogu soo laabto $70K-$71K kadibna lasii daato waa suuragal.๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐
135 posts

@Abshidane
๐ป๐๐ ๐ป๐๐๐๐ ๐ฐ๐ ๐๐๐๐ ๐ญ๐๐๐๐๐ ๐ผ๐๐๐๐ ๐ป๐๐ ๐ฌ๐๐ โจ๐

$BTC in waxyar dib loogu soo laabto $70K-$71K kadibna lasii daato waa suuragal.๐














$BTC waxa suuragal ah in ay ku adkaato inay dib ugu laabato halkii ay shalay gaartay oo ahayd +$74K iyadoo aan laga hoos marin $60K.๐ #Abshidane #somalitraders #BtcSomali #Somalia #Africa #Cryptocurrency


#BTC waxa markale suuragal ah in halkaan ay joogto $73K ay ka kala wareegto iyadoo ka hoos mari karta $60K InShAllh.๐


#BTC waxwaliba sidii aan ka fileynay ayee ku socdaan Alx ilaahbaa ku mahadsan.๐ฅ


$BTC waxaa ka muuqata fursad ay ku tagi karto ilaa iyo $75K maalmaha soo socda InShAllh.











