Roob noociisa oo kale lagu sheegay Dayrti Biya badan ayaa maasheeyay Casimada Waqooyi Bari ee Lascanod iyo deegaanada naxaawiga caasimada ku teedsan.
Eebow mahadaa
@CabdislaanH Ma khasab baa inuu Mustafe af Chinese barto? Maxaa ka mamnuucaya ninka Karanle ee Reer DDS inuu turjumo afka? Ogaadeen waa qabiilka ugu mutacalimsan Somali 👍
This dad absolutely UNLOADS on an entitled Karen who tried to RIP his special needs son’s dinosaur toys out of his hands at school drop-off.
“You do NOT touch kids that aren’t yours!”
He dropped the C-word and told her he’d drop her if she touched his son again. Now I have not seen the recording that he is referring to, but here is his side of things.
Would you have gone off like this too, or am I missing something?
Waa nin buka oo qabyalaad googaysay. Hadaad u fiirsato dulucda waraysiyadiisu waxay isuggu biyo dhacaan in uu siyaasiyiinta qabiilo qaar ku shabadeeyo dhiblaaweyaal, dulmilleyaal, iyo qaswadeyaal, halka reero gaarna ka dhigo dhibanayaal, wadiniyiiin, iyo sir moogayaal aan toosin ilaa ay ku dhacdo. Bal u fiirso. Waa write ku sheega kaliya boogaha qabyalaad si dadban dadka ugu dusiya oo sunteeda afuufa.
@KadarDabeco@YassSomali Ayaanle nin qalbiga qabyaalad xun iyo nacayb reer ka degey weeye. U fiirso waresiyadiisa oo dhan. Xataa qofkii isku daya wanaag inuu sheego wuu ka leexiyaa. Weligii wax san kama sheegin Reeraha uu nacaybka u qabo.
@AliHassanA44670@faarah_jiinje Dabaysha Allaah xukumo ma ceeb bay noqotey? Burco sow caan kuma aha boodh? 7 jir baan ahaa markaan maqli jirey Burco Boodh weyn. Minority yey u yihiin? Ma Isaaq baad barbar dhigeysaa?Orodoo soo baro sida loo siman yahay iyo sida loo kala baxo.
Nin intaan Habeenkii lagu seexiyo waxuuba niyaysaa 40 sanoo hadda ka diba, war Sh Cali Wajiisow Madaxweynaha been ha usheegin 15ka May Dalkaan jiho ayuu aadayaa.