Luqmaan Maxamed
2.4K posts

Luqmaan Maxamed
@LMaxamed18244
Regent College London, Bachelor Degree Of Science, University Of Bolton, with second class Honours First Division.
London, England Katılım Şubat 2024
487 Takip Edilen556 Takipçiler

@LMaxamed18244 @queenofshiba8 @UdubkaSomalia Alxamddu lilaah. Allaah ha noo kordhiyo oo ha inoo adkeeyo nabadda🤲🤲🤲
Filipino

@Doqonta @queenofshiba8 @UdubkaSomalia Shacabka nabad bay u baahan yihiin oo kaliya xamar safe waaye walaal.
Filipino

@LMaxamed18244 @queenofshiba8 @UdubkaSomalia Maxay u haysan waayeen Nabad, Qaraxyadii Farmaajo lagu xumeynaayey sow lagama joojin magaalada? Farmaajo waa Mareexaan dambbe miyaa jirta? Farmaajo” Filada ka soo bax miyaa jirta”? 580 wiil baan hayaa miyaa jirta hadda? Carradu waa nabad!
Suomi

@HaldoorSomry1t @XoosadeE Yaa kuu sheegay in aan isku qabiil nahay?
हिन्दी

@LMaxamed18244 @XoosadeE Taageerada aad qabiilka ugu difaacayso nidaamka boobka ah ee Xasan Sheekh waa masiibo haysata Soomaalinimada iyo Islaamnimada.
Eesti

@AhmedSindiko @MustafeGuufe Adiga qoys reer magaal ah oo madax ah. Aad ka soo jeedaa ina Sindiko, dadkaan Waa reer gobol + qabiil- xero qoxooti = geeley suit loo xeray.
Filipino

@MustafeGuufe Waxaa Rabto maa sheegee
Weliga ma arkin Reer puntland oo mingis ku Tumaayo Gobolada Galgaduud ilaa kismaanyo. Taas iney sameeyaan ma looga Diidi karaa Dalka intiisa kale Reerka Puntland Degan?
Eesti

Su’aasha aan weydiinayo dadka Puntlandiyeed waa tan. Maxay kula tahay in dadka ka soo barakacay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ay weli haystaan dhaqankoodii koonfureed, isla markaana aysan dhexgelin ama si buuxda ula falgelin bulshada Puntland?
Mase kula saxan tahay in sidaan oo kale ay u soo bandhigaan dhaqankooda, ayna bulshadeenna uga mid noqdaan iyagoo weli aan si buuxda ula falgelin dhaqanka bulshada Puntlandiyeed?
Filipino

@HornChronicles @MustafeGuufe Inta aad ka ilbaxsan tahay walaalahaa PL, waaye, Maxaa yeelay acceptance baad la timid, iyaga wey la yaaban yihiin adigana waad la party-yeyneysaa! Qof ku nool USA ama UK oo diidan qof kale oo somali ah, Meesha la joogo arag Balqiis yareey.
Filipino


@MSalaad14168 @AbdallaEmirates Good si fiican baan u fahmay, ma jiraan ganacsiyo waaweyn oo dadka soo galootiga leeyihiin, Sida Baqaarada raashinka bagaashka IWM, qofka imaanayo PL, maxaa looga baahan yahay?document noocee lagaaga baahan yahay hadii aadan ahayn PL?
Indonesia

@LMaxamed18244 @AbdallaEmirates Shaqooyinka hoose waa bannaan yihiin sida beeraha, timo-jaraha, xoolo-raacidda, guryo dhisidda qaybta , makhaaxiyaha ( waiters -ka), guryo ka shaqaynta iyo wax kale oo badan. Kolka waa in la joojiyaa waxii aan dalab macquul ah ku imaan dalkana xudduuddihiisa la xiraa
Indonesia

@MSalaad14168 @AbdallaEmirates Why loogu soo qul-qulayaa meesha maxaa yaal oo ugu muhiimsan? ABC wax ka taabo ustaad.
Eesti

@LMaxamed18244 @AbdallaEmirates Is ka dhaaf soo galootiga xad-dhaaf ah ee Puntland ku soo qulqullaya e ee dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia iyo Ethiopia kale iyo Soomaaliya ka kala imaanaya e ee muwaadiniinta Puntlanders ah waa in ay documents haystaan marka ay labo degmo oo Puntland ah u kala safrayaan.
Indonesia

Digniin, Naseexo iyo Balan qaad isku jiro.
Murashax Madaxweyne Xil. Abdulkadir Osoble Ali @HonOsoble oo balan qaad usameeyey dadka labarakiciyey una digay ganagsatada.👏🏾✊🏾🙏🏿👇👇
Filipino

@OmarSalah7b Waxaaba ka soo daran, dad asaga ka fiican ayaaba iska hor marinayo, 10% cod karnimadaada hadii heli lahaa wuu fiicnaan lahaa, eedadiis, walaashiis, ninka Laascaano geeya ee hala soo taba-baro ayaan dhihi lahaa kkkkkkk
Filipino

@MSalaad14168 @AbdallaEmirates Gudoomiyaha PL first, ma ogola dadka ajnabiga ah ee ku soo qua-qulqulaya dalka PL, iyaga aan document haysan, ama faro laga qaadin, adiga ma la qabtaa?
Indonesia

@LMaxamed18244 @AbdallaEmirates Hadda Puntlanders dhib na u ma arko in ay ciyaaro dhaqameedku ku muujiyaan guusha military ee ay dawladda Puntland ka gaartay Calmiskaad iyo Daacish iyo furitaanka Ground Shuhadada
Filipino

@Mohamed14324413 Maashaa’allah you getting young Dr Mohamed.
English

@AbdallaEmirates DR mustaf, Waa ku saxsan yahay weliba dhaqanka kaliya ma ahan, Waa in ay bartaan luuqada dalka Puntland looga hadlo inta aysan shaqo bilaabin, farana laga qaadaa, so lola socdaa dhaq-dhaqaaqooda, waana qalad in xuduudaha dalka PL, iska furan yihiin, waana dal shaqo leh nabad ah
Indonesia

@Jannaay1 @MUFASAllcv Fiicnaan lahaydaa kkkkk, cadar xerida adigaa yaqaan ee maad la caawisid XSHM please .
Indonesia









