Ruun

97 posts

Ruun banner
Ruun

Ruun

@FaRuun

Where there is a woman there is magic.

Katılım Eylül 2010
576 Takip Edilen2K Takipçiler
Abdinur Sheikh Mohamed
Abdinur Sheikh Mohamed@AbdulnuurSheikh·
If public resources set aside on the government’s annual budget for national security were used for development, Somalia would be the envy of so many nations. The road to peace begins with ending clan conflict & talking to your enemy. With peace comes….peace dividend!
English
8
26
108
14.5K
Ruun
Ruun@FaRuun·
@AbdulnuurSheikh Congratulations to my friend Abdinur, on the release of his new book, "Macallinkeena Allow Kaal." This is a remarkable achievement, and I couldn't be prouder!
Ruun tweet media
English
0
0
5
197
Abdinur Sheikh Mohamed
Abdinur Sheikh Mohamed@AbdulnuurSheikh·
Bismillah.. Waxan u mahadcelinayaa dhamaan dadkii ka soo qeybgalay Baalfurka buugga “ Macallinkeen Allow Kaal”. جزاكم الله خيرا Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaayaa Sheikh Mustafa Xaji Ismaaciil, Sheikh Mohamed Idriis, Sheikh Abdirizaq Jiir, Wasiir Abdi Saciid, wasiir Ali Haji Warsame, wasiir Dr. Aden Aw xirsi, wasiir Abdullahi Azhari, Prof. Afyare Cilmi, guddoomiye Abdulqadir Sheikh Muumin, Xiriiriye Mohamed Haraare iyo dhalinyartii soo abaabushay barnaamijka. Waxaa kaloo mahad gaar ah iska leh milkiilaha goobta kulanka Chaka Mall- Hall ganacsade Xasan-weli oo si sharaf leh noo maamusay. Waxaan halkaan ku soo qorayaa oraah aan Xalay ka sheegay goobta oo muujineeysa dadaalka loo maro aqoonta, dhaqaalaha waalidka ku bixiyo iyo waxa looga fadhiyo aqoonyahanka, taas oo dhaheeysa: “ Nin Qur’aanka dhameeyay Qaalintiis la bixiyey Oo aan Qaaluu Balaa (قالوبلي) aqoonin Sow Qalbiga kama buko”. Waxaa iga su’aal ah meeqa qaaluu balaa baa Qur’aanka ku jirta? Mahadsanidiin
Abdinur Sheikh Mohamed tweet media
Suomi
7
20
61
4.3K