Jagodoon

4.1K posts

Jagodoon banner
Jagodoon

Jagodoon

@Jagodoonko

🇭🇹

Katılım Mayıs 2023
327 Takip Edilen416 Takipçiler
Jagodoon retweetledi
SNEAKO
SNEAKO@sneako·
Money is manmade not Godmade People spending their lives chasing it are slaves to the men who control the money, instead of slaves of God.
English
459
332
3.4K
76.1K
Jagodoon retweetledi
SMS Somali TV
SMS Somali TV@SMSSomaliTV1·
The #ederal Minister of Health today officially inaugurated the #Mother and Child (Maternity) Department at Forlanini Hospital in #Mogadishu.
English
1
4
14
970
Samaale Sareeye
Samaale Sareeye@NadifNof·
Daroodku digirta layrkay u dansadaan🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Indonesia
3
1
27
2.6K
Jagodoon retweetledi
bahdoon mire
bahdoon mire@bahdoonmire·
Wasiirki hore ee Amniga ee PL, hurda badane qarjab Sido kale wiilal uu adeer uu yahay ayaa ahaa shabaab isago gudoomiyaha gobolka nugaal waqtigaas ahaa. Reer Puntland waxay u garan og yihiin qarjab (hurdo wayne) Waana shaqsi bukaan ah runti Wasiirada PL badankodu waa bukaan socod
Mustafe G Guufe@MustafeGuufe

Wasiirka Qarjab’s speech aligns with the core principles of the Puntland Defense Codex: readiness for a limited-war posture to defend Puntland’s autonomy, resistance to any centralization project from Muqdisho that could destabilize Puntland, and a clear call for internal cohesion as a strategic necessity.

Indonesia
0
1
0
179
Jagodoon retweetledi
Hangool 🇨🇦
Hangool 🇨🇦@Adam20073132780·
SHABEELLADA HOOSE : Ama tirsi ama taariikh ama talisba yaa degi jiray yaase doonaya? Sida aan beryahaan aragno waxaa soo laalaabanaya dagaalo siyaasadeed oo ka soo cusboonaaday deegaanada shabeellada hoose, iyadoo mar walba la leeyahay qolo ayaa qolo kale ka qabsatay amaba qolo ayaa qolo kale u diidan in ey ka taliso degaankooda. sidaa darteed ayaa waxaa igu dhashay fikir ah bal inaan baaritaan ku sameeyo bal degaankaan taariikhdiisa iyo dadka isku dagaalay xaaladahoooda sheegasho. Waa tii hore loo yiri taariikhdu dadkey bartaa in ey danahooda bartaane. Sidaa ayaan ciwaankaan ku curiyay halku dhigiisi yayah “ama tirsi ku hel ama taarikhba amaba talise’e horta yaa degi jiray yaase doonaya daaraha cadcad ee marka”. 3000 B.C-500 AD Sida ku cad taariikhaha fog iyo midda cusuba gobalkaan lagu magacaabo shabeelada hoose wuxuu soo maray marxalado kala duwan. Sida qoraalo badan isku raaceen, Soomaalidu badanaaba waqtiyadii hore wexey ka soo haajiri jireen buuraha kore ee Harar ilaa Ethiopia arrimo dagaal amaba mid duunyo raadis ah iyagoo soo mari jiray dhowr mariin ama waddo. Mariinadaan waxaa ka mid ahaa Webi Jubba iyo Webi Shabelle. Sidaas ayey Webiyadaan u noqdeen mariino muhiim u ah soomaalida daaq doonka amaba qadhaabsi doonka aheed. Guuritaankaan ayaa wuxuu ku idlaan jiray Marka/shabellada hoose oo dadka badda ayaa soo celin jirtay marka ey ka soo daadegaan buuraha Harar soona maraan webiga shabelle. Buugaagta wax ka qora sida Somaalidu u soo kala horreeysay wexey sheegeen in dadka Garraha la yiraa uu ugu soo horeeyay aggaas (3000 oo sano Nabi Ciise (CS) Ka Hor). Wexeyna isku fidiyeen inta u dhexeysa labada webi ilaa tana river ee hadda Kenya ku dhexyaal iyo xadka Kenya iyo Ethiopia. Waxaa iyana ku soo xigay Soomalida la yiraa Raxanweynta(reewin) oo yimid 2000 oo sano Ciise(CS) ka hor. Oo iyana isku fidiyay dhulka la yiraa u dhexeeya labada webi ee la yiraa Inter Riverine oo aad beerashada ugu wacnaa. Hadaba qorayaashu wexey leyihiin 500 sano Ciise(CS) ka dib ayaa Somaalida Hawiyaha la yiraa ku faafeen dhulkaas shabeelaha hoose amaba banaadir la yiraa ilaa raas-xaafuun. Qaar qorayasha ka mid ah wexey leeyihiin Hawiyuhu wexey ka soo go’een Raxanweynta(reewin) Sida qoraaladu sheegayaan marka laga reebo xawaadlaha, qabiilada Hawiye wexey ka mid ahaayeen Raxanweynta(reewin) halkaas deganeed, hase yeeshee markii geelu waddanka soo gaaray ayey Hawiye isku fidiyeen dhul aad u balaaran daaqsin wanaagsanna leh iyagagoo daaqsinka xoolahooda sii fidiyay. Qaar kalese wexey leeyihiin Hawiyihu toos ayay uga yimideen dhanka Harar iyo galbeedka(fiiri maka sare), sida Karanlaha, Raaranleha gugundhabaha iyo Gorgaatahaba.iyadoo la ogaaday in haraadigooda laga heli karo Harar iyo agagaarkiisa, sidaa daraadeed ayey Hawiyuhu gooni uga ahaayeen Reewinta. In kastoo qaar farabadan ey la midoobeen raxanweyta ilaa hadana ku jiraan sida Raaranlaha iyo Hubeerka(Luling, 2002). 1000-1600 AD Buugga uu saxay Ronald Anthony Oliver ee lagu magacaabo “the Cambridge history of Africa from c.1050 to c.1600” chapterkiisa lagu magacaabo “islam in Ethiopia and the Horn” oo uu qoray ninka carbeed ee lagu magacaabo Al-Idirisi(1100-62)wuxuu leeyahay Hawiyuhu wuxuu degaa xeebaha Marka ilaa Raas-Xaafuun. Weliba wuxuu sii carrobaabay in 50 tuulo oo ku taalla webbiga shabelle biyo dhiciisa ey Hawiye deggan yihiin , eyna leeyihiin beero barwaaqo ah oo badar badan ka soo go. Ragaas badmaaxiinta ahaa ma isticmaalin erayga Soomaali ee si toos ah ayey Hawiye u carrobaabeen oo ma eysan oran halkaas Soomaali ayaa degan. Al-idrisi wuxuu ka maqaati furay in Hawiyuhu yahay dadka dega Banaadir ilaa webi shabelle biyo dhiciisa. Waxaa intaa sii dheer in ninka la yiraahdo Ibn-Said (1214-74) uu qoray in Marka ey tahay caasimadda Hawiye uuna weliba sii cadeeyay tirade 50ka tuulo ee webiga afkiisa hore ku taala ey Hawiye leeyihiin sida al-idrisi sheegayba. Marka laga soo tago waqtiyadaas lagana soo bilaabo qarnigii 13aad waxaa /1
Filipino
2
11
21
3.4K
Jagodoon retweetledi
SMS Somali TV
SMS Somali TV@SMSSomaliTV1·
Abdirashid Janan delivered a strong warning to the #Government forces stationed in the #Gedo region at a time when intense activity is ongoing between #Jubbaland and the Federal #Government.
English
3
7
55
10.3K
Jagodoon
Jagodoon@Jagodoonko·
Coconut oil?
Mohamed Salh@MohamedSelh

#Puntland oo dadkeeda ugu baaqday in u diyaar ay difaac galaan: “Qof kasta qorigiisa saliid ha marsado, #Somalia meel ay u socoto ma naqaane.”— Wasiirka Arrimaha-gudaha Qarjab.

English
0
0
2
181
Jagodoon retweetledi
ahmed
ahmed@ahmedali1928274·
Update: The situation in Bosaso is growing more unstable. PSF forces have arrested two soldiers belonging to the PMPF, according to multiple sources The soldiers were captured at a checkpoint located in the Geedka Qabriga area of the Suwayto neighborhood in the city of Bosaso, where PSF forces set up positions at night.
ahmed@ahmedali1928274

The mayor of Bosaso, Abdullahi Jinac, was reportedly attacked at his home for two consecutive nights, with gunfire directed at the residence. Today, he was ordered to report to the PSF military camp, where he was told to issue an apology to the forces that carried out the attack on his home.

English
0
3
8
809
Jagodoon retweetledi
SMS Somali TV
SMS Somali TV@SMSSomaliTV1·
#President Hassan Sheikh: “I cannot protect it by #force or the gun; rather, we will safeguard it through international #laws.”
English
10
12
96
15.7K
Jagodoon
Jagodoon@Jagodoonko·
Soomaali heshiis ah 🙏
Eesti
0
3
8
349
Jagodoon retweetledi
🇱🇧 NAdia
🇱🇧 NAdia@FarhatNadia25·
Again 😡
🇱🇧 NAdia tweet media
English
1.1K
15K
38.8K
1.4M
Jagodoon retweetledi
Giovanni Staunovo🛢
Energy crisis will soon become food crisis due to lack of fertilizers - Vitol's head of LNG Pablo Galante Escobar
English
25
487
1.7K
101.5K
Jagodoon retweetledi
Yassin
Yassin@YassSomali·
Kudos to @Gaalmudug, under Qoorqoor GalMudug made tremendous progress.
Yassin tweet media
English
10
6
70
5.1K