Kilwe Aden

2.1K posts

Kilwe Aden banner
Kilwe Aden

Kilwe Aden

@KilweAden

I am a member of Parliament in the Northeastern Parliament

Laascaanood, Northeastern Katılım Nisan 2020
706 Takip Edilen14.5K Takipçiler
Kilwe Aden
Kilwe Aden@KilweAden·
Daarood ka Xamar Jooga Ma Madaxweynaha Puntland Siciid Deni baa ka wakiil ah oo Shirka looga arinsanayo arimaha Doorashada Dalka ku matalaya.? Raysalwasaarihii Dalka Xamse Cabdi Barre iyo Madaxweynihii Maamulka Waqooyi-Bari Cabdiqaadir Firdhiye Cidna wax waydiin mayso miyaa.?
Kilwe Aden tweet media
Indonesia
12
3
13
5.2K
Kilwe Aden
Kilwe Aden@KilweAden·
Laascaanood, 30,April 2026 Waxan ku soo dhowaynay Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Waqooyi-Bari Cabdirashid Yuusuf Jibriil Cawl
Kilwe Aden tweet mediaKilwe Aden tweet mediaKilwe Aden tweet mediaKilwe Aden tweet media
Suomi
0
0
1
144
Kilwe Aden
Kilwe Aden@KilweAden·
“Mashruuca Bulsho wuu ka horeeyey maamulka Waqooyi bari, sidaas darteed a Qayb kama aha “ wasiir Cali xoosh Waxaa xusid mudan In mashruucan bilowgiisii uu wasiir Fiqi ku daray SSC-Kh balse Cali xoosh uu ka reebay arimo siyaasadeed darteed.
Kilwe Aden tweet media
Indonesia
1
1
1
286
Kilwe Aden
Kilwe Aden@KilweAden·
Tuuladii reer Kooshinka Canjiid oo roobsatay
Eesti
0
0
1
181
Kilwe Aden
Kilwe Aden@KilweAden·
Koofur Galbeed ayaa Qoryaha lagula dagaalamo Diyaaradaha ku gooysay Airport-Shaati gaduud ee Baydhaba. Safarka Guddoomiyaha Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe oo xiisad culus wajahaya
Indonesia
0
0
1
109
Kilwe Aden
Kilwe Aden@KilweAden·
Sibaayo,gobolka Sanaag waxa kormeer shaqo ku tagay Wasiirka Amniga Waqooyi-Bari Cabdi Dheere
Indonesia
5
2
21
1.2K
Kilwe Aden retweetledi
Villa Somalia
Villa Somalia@TheVillaSomalia·
President @HassanSMohamud arrives in Arusha, Tanzania, to join fellow leaders ahead of the 25th Ordinary Summit of the EAC Heads of State.
Villa Somalia tweet mediaVilla Somalia tweet mediaVilla Somalia tweet mediaVilla Somalia tweet media
English
5
24
154
7.9K
Kilwe Aden
Kilwe Aden@KilweAden·
Soomaaliya oo dhistay xarunta la dagaallanta weerarada internet-ka 🌐 @HamzaAbdiBarre Mahadsanid
Filipino
1
21
106
5K
Kilwe Aden
Kilwe Aden@KilweAden·
Doorasho dadban doonimayno
English
0
0
1
165
Kilwe Aden
Kilwe Aden@KilweAden·
Madaxwayne @HassanSMohamud mucaaradka Shiikh Shariif kaliya ayuu gurigiisa ugu tagay....
Eesti
0
0
0
183
Kilwe Aden
Kilwe Aden@KilweAden·
Markaad qaaddo tallaabo kasta oo dhaawacaysa dalkaaga iyo dadkaaga, adigoo garab istaagaya cadow kasta oo ummadda Soomaaliyeed leedahay, habeen iyo maalin ku mashquulsan kala-qaybin iyo hurinta naceyb qabiil oo aan xitaa la qarin—sidee baa haddana loogu aamminaa masiirka ummadda?
Filipino
0
0
4
210
Kilwe Aden
Kilwe Aden@KilweAden·
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ogolaaday in madaxda Jubaland iyo Puntland ay yimaadaan Muqdisho, iyagoo xaq u leh inay la yimaadaan hubkooda iyo ilaaladooda, si ay kalsooni iyo amni buuxa ugu dareemaan shirka.
Kilwe Aden tweet media
Filipino
0
0
0
100
Kilwe Aden
Kilwe Aden@KilweAden·
WAR DEGDEG: Xildhibaanadii uu ku tilmaamay “qaswadayaal” Guddoomiye Shiikh Aadan Madoobe ayaa laga mamnuucay inay ka soo qeyb galaan 12-ka fadhi ee Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Go’aankan adigu sidee u aragtaa.?
Kilwe Aden tweet media
हिन्दी
1
0
0
93
Kilwe Aden
Kilwe Aden@KilweAden·
Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo Laascaanood lagu soo dhoweeyay
Eesti
0
1
4
258
Kilwe Aden
Kilwe Aden@KilweAden·
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo Mowqifkiisa cadeeyay "Soomaaliland meesha wax ka raadiseen idin kama jirto Soomaali kaliya idin aqoonsan karta"
Suomi
0
0
1
83
Kilwe Aden
Kilwe Aden@KilweAden·
Hay’adaha Qaramada Midoobay oo si toos ah u aqoonsaday Dawlad Goboleedka Waqooyo-Bari Hay’aduhu kuma shaqeeyaan qabyaalad iyo Masayr ee waxay ku shaqeeyaan sharciyad.
Kilwe Aden tweet media
हिन्दी
1
0
1
94
Kilwe Aden
Kilwe Aden@KilweAden·
Madaxweyne Xasan Shiikh: "Soomaalidu waa dad caqli & karti badan, sax maaha in lagu tilmaamo qashin kuwa sharciga ku jooga Mareykan wey sii joogayaan, kuwa aan sharciga haysanna mas'uuliyadoodu waxa ay saaran tahay dowadda Mareykanka."
Kilwe Aden tweet media
Suomi
0
0
3
115