Mogadishu Port Authority

389 posts

Mogadishu Port Authority banner
Mogadishu Port Authority

Mogadishu Port Authority

@MPortAuthority

Official X Account. Office of the Director General - H.E. Ambassador Mohamed Ali Nur ( @Ambamerico )

Somalia Katılım Eylül 2025
6 Takip Edilen980 Takipçiler
Sabitlenmiş Tweet
Mogadishu Port Authority
Mogadishu Port Authority@MPortAuthority·
The General Manager of Mogadishu Port H.E. @AmbAmerico met today with the President H.E @HassanSMohamud to discuss ongoing port development, operational improvements, and strategic initiatives aimed at strengthening the country Economic growth & maritime infrastructure.
Mogadishu Port Authority tweet media
English
5
22
127
8.7K
Mogadishu Port Authority retweetledi
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)
Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah noogu yimid Dekedda Muqdisho, halkaas oo aan ku yeelanay kulan wax ku ool ah oo ku saabsan fursadaha iskaashi ee dhinacyada rarista konteenarada iyo adeegyada logistics, taas oo si toos ah uga faa’iideyn doonta ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa soo dejinta shixnadaha ka imanaya Türkiye iyo Yurub. Booqashadan waxay muujineysaa xoojinta xiriirka ganacsi ee u dhexeeya Dowladda Türkiye iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo si gaar ah diiradda loo saarayo horumarinta adeegyada maraakiibta, kobcinta hufnaanta dekedaha, iyo isku xirka ganacsi ee gobolka iyo caalamka. Iskaashi cusub, horumar cusub.@MPortAuthority #Somalia
Somalia 🇸🇴 Filipino
2
12
43
4.1K
Mogadishu Port Authority
Mogadishu Port Authority@MPortAuthority·
Wafdi ka socday Akkon Lines ee Türkiye ayaa booqasho ku yimid Dekedda Muqdisho, halkaas oo ay ku kormeereen howlaha dekedda isla markaana lagu soo bandhigay fursadaha iskaashi ee dhinacyada ganacsiga iyo logistics.
Filipino
1
4
20
1.2K
Mogadishu Port Authority
Mogadishu Port Authority@MPortAuthority·
Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku imaaday Dekedda Magaaladda Muqdisho, waxa soo dhaweeyay maareeyaha guud ee dekedda muqdisho Mudane danjire @AmbAmerico iyagoo u kuur-galay howlaha dekedda iyo fursadaha iskaashi ee dhinaca rarista konteenarada iyo logistics. Booqashadan ayaa muujineysa xoojinta xiriirka ganacsi ee u dhexeeya Dowladda Türkiye iyo soomaaliya, gaar ahaan horumarinta adeegyada maraakiibta iyo isku xirka dekeddaha. Iskaashi cusub, horumar cusub. 1/3
Mogadishu Port Authority tweet mediaMogadishu Port Authority tweet mediaMogadishu Port Authority tweet mediaMogadishu Port Authority tweet media
Indonesia
1
0
1
107
Mogadishu Port Authority retweetledi
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)
Walaalayaal ciid wanaagsan #Somalia.
Makkah Al Mukarrama, Kingdom of Saudi Arabia 🇸🇦 Filipino
4
9
94
3.5K
Mogadishu Port Authority
Mogadishu Port Authority@MPortAuthority·
Ciid Mubarak Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu Hambalyo diirran u dirayaa dhammaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul fidriga Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalkii wanaagsanaa, hana ka dhigo Ciiddaan mid nabad, barwaaqo, iyo farxad ku soo kororta dalkeena. Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa dhammaan bahda ka shaqeysa dekedda ee dadaalka joogtada ah ku bixiya horumarinta adeegyada iyo kobcinta dhaqaalaha dalka. Ciid wanaagsan dhammaantiin!
Indonesia
0
1
3
94
Mogadishu Port Authority
Mogadishu Port Authority@MPortAuthority·
Maareeye Ku Xigeenka Dekedda Muqdisho, Mudane @DrAliHaji, ayaa ka warbixiyay muhiimadda ay leedahay in Dekedda Muqdisho ay ku biirto Midowga Caalamiga ah ee Dekedaha Adduunka.
Indonesia
2
5
27
2.7K
Mogadishu Port Authority retweetledi
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)
Dekedda Muqdisho @MPortAuthority ayaa si rasmi ah ugu biirtay International Association of Ports and Harbors (IAPH), oo ah urur caalami ah oo la aasaasay sanadkii 1959, xaruntiisuna tahay Tokyo, Japan. Ururkan ayaa ka kooban in ka badan 190 dekedood oo ku kala yaalla 89 dal oo caalamka ah. Ku biirista midowgan waxay Dekedda Muqdisho u fureysaa fursado cusub oo la xiriira iskaashi caalami ah, horumarinta tiknoolajiyada dekedaha, is-weydaarsiga khibradaha, iyo xoojinta dadaallada lagu ilaalinayo deegaanka badda #Somalia. Sidoo kale, tallaabadan waxay sare u qaadaysaa doorka Dekedda Muqdisho ee ka qeyb qaadashada horumarinta ganacsiga, kobcinta isu socodka badeecadaha, iyo xoojinta isku xirka ganacsiga ee heer gobol iyo heer caalami.
Amb Mohamed Ali Nur (Americo) tweet media
Makkah Al Mukarrama, Kingdom of Saudi Arabia 🇸🇦 Filipino
9
14
36
1.5K
Mogadishu Port Authority retweetledi
SNTV News
SNTV News@sntvnews1·
Mogadishu Port Authority has officially joined the International Association of Ports and Harbors (@WPSP_IAPH), a global organization founded in 1959 and headquartered in Tokyo, Japan, bringing together more than 190 ports from 89 countries worldwide. Under the leadership of Director @AmbAmerico, the Mogadishu Port has made major achievements.
SNTV News tweet mediaSNTV News tweet media
English
1
4
28
1.4K
Mogadishu Port Authority retweetledi
SONNA
SONNA@SONNALIVE·
Mogadishu Port Authority (@MPortAuthority) has officially joined the International Association of Ports and Harbors (@WPSP_IAPH), a global organization founded in 1959 and headquartered in #Tokyo, #Japan, bringing together more than 190 ports from 89 countries worldwide. Under the leadership of Director @AmbAmerico, the #Mogadishu Port has made major achievements. #Somalia
SONNA tweet mediaSONNA tweet media
English
1
3
16
959
Mogadishu Port Authority
Mogadishu Port Authority@MPortAuthority·
MOGADISHU PORT JOINS IAPH The Mogadishu Port Authority is pleased to announce that Mogadishu Port has officially joined the International Association of Ports and Harbors @WPSP_IAPH, a global organization founded in 1959 and headquartered in Tokyo, Japan, bringing together more than 190 ports from 89 countries worldwide. This membership marks an important milestone for Mogadishu Port, opening new opportunities for international cooperation, the advancement of port technologies, the exchange of expertise, and strengthened efforts toward protecting the marine environment. @AmbAmerico @aumusse @DrAliHaji @abdallahKarshe
Mogadishu Port Authority tweet mediaMogadishu Port Authority tweet media
English
0
9
57
1.8K
Mogadishu Port Authority
Mogadishu Port Authority@MPortAuthority·
On the occasion of International Women’s Day, Mogadishu Port Authority proudly recognizes and commends the dedication and vital contributions of Somali women to the development of our society and nation. Women are the backbone of society, playing an essential role in progress, the workforce, and in shaping a brighter future. On this important day, we extend our sincere appreciation for the resilience, talent, and commitment that Somali women demonstrate every day in serving and strengthening our communities.
Mogadishu Port Authority tweet media
English
0
2
5
141
Mogadishu Port Authority
Mogadishu Port Authority@MPortAuthority·
Kulan lagu guddoonsiinayay agabka ciyaaraha ee Kooxda Dekedda ee ka dhisan degmada Balcad, ayaa waxaa ka qeyb galay Maareyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane @AmbAmerico oo ay wehliyaan Maareeye ku-xigeenada maamulka Dekedda. Mas’uuliyiintu waxay agabka ku wareejiyeen maamulka kooxda, sido kale maamulka kooxda Degmada balcad ayaa iyagu na uga mahadceliyay taageerada la siiyay, kuna tilmaamay dhiirrigelin weyn oo ka qayb qaadanaysa horumarinta iyo kobcinta ciyaartooyda kooxda. @aumusse @abdallahKarshe @DrAliHaji
Indonesia
0
2
7
242
Mogadishu Port Authority retweetledi
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Maamulka Dekedda Muqdisho & Mogadishu Alport waxay sharaf u arkaan inay ku martiqaadaan dhammaan bahda dekedda, ganacsatada, wakiillada maraakiibta, shirkadaha ka howlgala dekedda, hey’adaha dowladda ee la shaqeeya dekedda iyo daneeyayaasha kale inay ka soo qeybgalaan munaasabadda Afuur Wadareed & Wacyigelin, looguna talagalay garab istaagga walaalaheenna ay abaaruhu saameeyeen. Munaasabaddan waxay muujineysaa mas’uuliyadda bulsho iyo mid qaran oo wadajir ah, iyadoo ujeeddadeedu tahay in la mideeyo dadaallada samafal si loo gaarsiiyo gargaar wax ku ool ah qoysaska nugul ee ay saameeyeen abaaruhu. @MPortAuthority
Somalia 🇸🇴 Indonesia
1
7
23
1.8K