Amb Mohamed Ali Nur (Americo)

10.2K posts

Amb Mohamed Ali Nur (Americo) banner
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)

Amb Mohamed Ali Nur (Americo)

@AmbAmerico

Director General @mportauthority . Founder & former CEO of @yasminforAll Presidential Candidate of Somalia in 2017. Former Somali Ambasador to Kenya 2007-2015.

Somalia Katılım Şubat 2013
7.4K Takip Edilen213.4K Takipçiler
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)
Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah noogu yimid Dekedda Muqdisho, halkaas oo aan ku yeelanay kulan wax ku ool ah oo ku saabsan fursadaha iskaashi ee dhinacyada rarista konteenarada iyo adeegyada logistics, taas oo si toos ah uga faa’iideyn doonta ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa soo dejinta shixnadaha ka imanaya Türkiye iyo Yurub. Booqashadan waxay muujineysaa xoojinta xiriirka ganacsi ee u dhexeeya Dowladda Türkiye iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo si gaar ah diiradda loo saarayo horumarinta adeegyada maraakiibta, kobcinta hufnaanta dekedaha, iyo isku xirka ganacsi ee gobolka iyo caalamka. Iskaashi cusub, horumar cusub.@MPortAuthority #Somalia
Somalia 🇸🇴 Filipino
2
12
42
4.1K
Amb Mohamed Ali Nur (Americo) retweetledi
Yasmin Foundation
Yasmin Foundation@YasminForAll·
Ciid Wanaagsan Dhammaan Ummadda Muslimiinta Meelwalba Ay Dunida ka Joogaan, iyo Gaar Ahaan Ummadda Soomaaliyeed. Waxaan idinku Hamabalyeynaynaa Munaasabadda Ciidul Fidriga Sanadkan. Allah Naga Aqbalo Acmaasha Wanaagsan ❤️🕋✨ #EidMubarak #YasminFoundation
Yasmin Foundation tweet media
Filipino
0
1
2
246
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)
Dekedda Muqdisho @MPortAuthority ayaa si rasmi ah ugu biirtay International Association of Ports and Harbors (IAPH), oo ah urur caalami ah oo la aasaasay sanadkii 1959, xaruntiisuna tahay Tokyo, Japan. Ururkan ayaa ka kooban in ka badan 190 dekedood oo ku kala yaalla 89 dal oo caalamka ah. Ku biirista midowgan waxay Dekedda Muqdisho u fureysaa fursado cusub oo la xiriira iskaashi caalami ah, horumarinta tiknoolajiyada dekedaha, is-weydaarsiga khibradaha, iyo xoojinta dadaallada lagu ilaalinayo deegaanka badda #Somalia. Sidoo kale, tallaabadan waxay sare u qaadaysaa doorka Dekedda Muqdisho ee ka qeyb qaadashada horumarinta ganacsiga, kobcinta isu socodka badeecadaha, iyo xoojinta isku xirka ganacsiga ee heer gobol iyo heer caalami.
Amb Mohamed Ali Nur (Americo) tweet media
Makkah Al Mukarrama, Kingdom of Saudi Arabia 🇸🇦 Filipino
9
14
36
1.5K
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Maamulka Dekedda Muqdisho & Mogadishu Alport waxay sharaf u arkaan inay ku martiqaadaan dhammaan bahda dekedda, ganacsatada, wakiillada maraakiibta, shirkadaha ka howlgala dekedda, hey’adaha dowladda ee la shaqeeya dekedda iyo daneeyayaasha kale inay ka soo qeybgalaan munaasabadda Afuur Wadareed & Wacyigelin, looguna talagalay garab istaagga walaalaheenna ay abaaruhu saameeyeen. Munaasabaddan waxay muujineysaa mas’uuliyadda bulsho iyo mid qaran oo wadajir ah, iyadoo ujeeddadeedu tahay in la mideeyo dadaallada samafal si loo gaarsiiyo gargaar wax ku ool ah qoysaska nugul ee ay saameeyeen abaaruhu. @MPortAuthority
Somalia 🇸🇴 Indonesia
1
7
23
1.8K
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)
Waxaan maanta Dekedda Muqdisho @MPortAuthority ku soo dhoweeynay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS, Mudane Danjire Jamaal Maxamed Xasan, oo ay wehliyaan Wasiir Ku-xigeenka iyo Agaasimaha Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha XFS. Wafdiga waxaa si wadajir ah u qaabilay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, iyo Maamulka Dekedda Muqdisho.
Somalia 🇸🇴 Indonesia
3
14
44
3.1K
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)
Hay'adda Garab Istaaga Turkiga iyo Yasmin Foundation @YasminForAll ayaa waxay 55 Qoys iyo 3 ka mid ah iskuulada ay gacanta siiso Hayadda Yasmin Foundation ayaa gaarsiiyay deeq cunto ah, munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadan. Hay'adda Yasmin waxay si diiran ugu mahad celineysaa Hay'adda Garab Istaaga Turkiga, dadaaladda aadka loo mahdiyo ay ka geysanaayaan garab istaaga bulshadeena #Somalia.
Amb Mohamed Ali Nur (Americo) tweet mediaAmb Mohamed Ali Nur (Americo) tweet mediaAmb Mohamed Ali Nur (Americo) tweet mediaAmb Mohamed Ali Nur (Americo) tweet media
Somalia 🇸🇴 Filipino
5
4
21
1.3K
Amb Mohamed Ali Nur (Americo) retweetledi
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)@AmbAmerico·
Sharaf ayay ii ahayd inaan ku weheliyo Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur @Amohamednur , booqasho rasmi ah oo aan ku tagnay Jeddah Islamic Port iyo Red Sea Gateway Terminal ee Jeddah, Saudi Arabia. Booqashadu waxay ku qotontay xoojinta iskaashiga iyo barashada khibradaha casriga ah, si loo horumariyo loona casriyeeyo dekedaha Soomaaliya. @MPortAuthority
Amb Mohamed Ali Nur (Americo) tweet mediaAmb Mohamed Ali Nur (Americo) tweet mediaAmb Mohamed Ali Nur (Americo) tweet mediaAmb Mohamed Ali Nur (Americo) tweet media
Somalia 🇸🇴 Indonesia
4
7
49
2.2K
Amb Mohamed Ali Nur (Americo) retweetledi
The Saudi Post
The Saudi Post@TheSaudi_post·
جمهورية الصومال الفيدرالية: اتفاقية تعاون بحري مع السعودية تُعزّز الشراكة الاستراتيجية وتدفع تطوير الموانئ والنقل وبناء القدرات، في خطوة تُجسّد ثقل الرياض كشريك داعم للاستقرار والتنمية 🇸🇦 🇸🇴 -التفاصيل: وقّعت الصومال مع وزير النقل والخدمات اللوجستية السعودي "صالح الجاسر" اتفاقية تعاون في مجال النقل البحري، ضمن مسار توسيع التعاون الاستراتيجي وخدمة المصالح المشتركة وتستهدف الاتفاقية دعم النمو الاقتصادي، وتطوير قطاع الموانئ والنقل البحري، وبناء القدرات ورفع كفاءة الكوادر الصومالية، بما يعزّز التنمية المستدامة ويؤكد دور السعودية كشريك محوري في دعم وحدة الصومال وسيادته وسلامة أراضيه
The Saudi Post tweet media
العربية
12
86
252
10.1K
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)@AmbAmerico·
Anigoo ka mid ahaa wafdiga Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur, ayaan goob joog ka ahaa saxiixa heshiis iskaashi oo dhex maray Wasiirka iyo dhiggiisa Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Mudane Saleh Bin Nasser Al-Jasser. Heshiiskan, oo diiradda saaraya gaadiidka badda iyo horumarinta dekadaha, waxa uu qayb ka yahay dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga, danaha wadaagga ah, iyo xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya. #Somalia
Amb Mohamed Ali Nur (Americo) tweet mediaAmb Mohamed Ali Nur (Americo) tweet mediaAmb Mohamed Ali Nur (Americo) tweet mediaAmb Mohamed Ali Nur (Americo) tweet media
Riyadh, Kingdom of Saudi Arabia 🇸🇦 Indonesia
2
12
52
2.8K
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)@AmbAmerico·
Ramadaan Mubaarak dhammaan ummadda islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed. Waxaan Alle ka baryeynaa inuu na waafajiyo kheyrka, barakada iyo naxariista bishaan barakeysan. Aan ka faa’iidaysanno fursadda bishaan si aan u xoojinno cibaadada, samafalka, iyo midnimada bulshadeena. @MPortAuthority #Somalia
Amb Mohamed Ali Nur (Americo) tweet media
İstanbul, Türkiye 🇹🇷 Indonesia
6
9
81
2.1K
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)@AmbAmerico·
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Admiraallada, Saraakiisha, Saraakiil xigeennada, Alifleydada, Dableyda, iyo qoysaskooda ee Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha XDS, munaasabadda sanad-guuradii 61-aad ee ka soo wareegtay aasaaskooda, anigoo ku ammaanaya doorkooda muhiimka ah ee ay ka qaataan difaaca badaha iyo xeebaha dalka. @MPortAuthority som
Amb Mohamed Ali Nur (Americo) tweet media
Somalia 🇸🇴 Filipino
3
14
36
1.6K
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)
Amb Mohamed Ali Nur (Americo)@AmbAmerico·
Maanta waxaan xarunta Dekedda Muqdisho ku soo xiray tababar muddo socday oo loo qabtay qaar ka mid ah shaqaalaha dekedda, kaas oo lagu barayay luuqadda dadka maqalka naafada ka ah suul dhabaale (Sign Language). Ujeeddada tababarkan ayaa ahayd in la xoojiyo awoodda shaqaalaha si ay si toos ah oo hufan ula falgeli karaan dadka qaba baahiyaha gaarka ah, gaar ahaan dadka maqalka naafada ka ah ee adeegyada dekedda u yimaada. Tallaabadan waxay muujineysaa dadaalka joogtada ah ee Dekedda Muqdisho ay ugu jirto horumarinta adeegyada, kor u qaadidda wacyiga shaqaalaha, iyo xaqiijinta in adeegyada dekeddu ay noqdaan kuwo loo siman yahay oo loo wada heli karo. @MPortAuthority
Somalia 🇸🇴 Indonesia
1
13
33
2K