
@Yaska74750972 @PhiloSomalia Allahaa u naxaristo jano fadowso allaha geeyo nabadonka Dadka bulshada waxtaka u leh cidkasta oo lug ku leh waa in umada laga qabtaa
Indonesia
Naadiyo Shirwac
1.5K posts














Waaa nasiib daro in maanta 2025 Ay dadkaygu isku Layan xassan kii shalay iyo axmedkii shalay labaduba curyanshay. Gobalka gado. In manta shacabka la barakiciyo waa nasiib daro. Lkn waa casharo an jeclan laha dadkaygu inay midnimo ka qadan on wiil noga dhiman kuwii shalay


saacid oo halmaalin ka hadlin waxii ina adeerkiis farmaajo sameeyay oo aan ka garaabin weerarkii abdirahmaan abdishakuuri, kii HSM iyo sheikh shariif lagu beegsaday ayaa caawa leh dalka burbur buu ku socodaa , Hawiye canbuuleysta kaliyah ayaa loo suuq geeyaa sheekooyinkan oo kale


