
Wasiirka W/Qorsheynta oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ayaa maanta xafiiska ku qaabilney wafdi ay hogamineysey ku-xigeenada Hay'adda @OCHASom Cindy Isaac.
Kulankan ayaa looga hadley xoojinta wada shaqeynta hay’adaha ka shaqeya horumarinta & kuwa gargaarka ee ka howl gala DKGS.

Indonesia























