A. Gelle
1.1K posts

A. Gelle
@haatuff
Waxaan ahay Muwaadin Soomaaliyeed oo jecel horumarka dadkiisa,dalkiisa iyo midnimada Soomaaliya.
Abdurasak Gelle Beigetreten Ocak 2013
852 Folgt440 Follower

@filsanfilsan Senetor DFS Sareedo Jayte ayaa la dhahaa waa gabar aan runta ka gabban waana qof wax baratay.
Filipino

@sudanii123451 Shan madiidin iyo Marxuum sawir wada galay ayaa meesha ka muuqda.
Indonesia

@naciimo20 Garsooraha caalmiga ah Mr Cartan & Wariyadda caalamigaa Nimco Magan halkaan ayaan idinka salaamayaa✋️✋️🙏
हिन्दी

@Asmaibrahimah Kan waxba ha ducayn Soomaali horayna uma anficin hadana afici maayo boob iyo musuqmaasuq ayuu meesha ku tagay.
Mr Ansah waaye
Eeden madowe.
Filipino

@naciimo20 Yaan la quusan dhibka waa laga baxayaa maalmo qurxoon ayaan sugaynaa Insha Allah.
Indonesia

@LamaFarxiyo الحب_ عربي
Love - English
Amour - French
Amore - Italian
Amar - Spanish
Jacayl- Somali

@SowdaSudi Ciid wanaagsan Sowda & asxaabteeda wali farxaddii ciidu ma dhamaan.
Indonesia

@Ramadan70530344 Xasanow ka joog
Galmudug Koofur Galbeed maaha.
Muhu muhii maaha.
Eesti

@AAbdishakur Maanta waa maalinta Carafah
Aan u ducayno madaxweynihii inoo qoray luuqaddaan Af-Soomaaliga.
Ilaahay ha u naxariisto Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre dhaxal ayuu mooga tagay.
Madaxweyne Xasan Shiikh muxuu dhaxal nooga tagi doonaa oo lagu xasuusan doonaa??
Suomi

Kuwa difaacaya taliska Xasan Sheekh ee waqtigiisu dhammaaday waa qolo ka helay fursado aysan ku gaari lahayn nidaam ku dhisan karti, tartan caddaalad ah, iyo hay’ado dowladeed oo si hufan u shaqeynaya. Waa koox si degdeg ah ku heshay awood, xilal, hanti, iyo saameyn aysan ku kasban aqoon, xirfad, dadaal, iyo waaya-aragnimo, balse ku helay galaangal, sadbursi, eex iyo daacadnimo kiraysan.
Kooxdan waxay aaminsan yihiin in taliska ay ka faa’iideen lagu difaaci karo cabsi gelin, awood ciidan, dacaayad iyo aflagaado. Waxay waardiye ka hayaan xaaladdii soo saartay, sababtoo ah haddii talisku dhaco kama harayaan. Taas ayaana keenaysa inay isbeddelka u arkaan mid halis ku ah danahooda, saameyntooda, iyo faa’iidooyinka ay ka heleen Xasan Sheekh.
Dhanka kale, dadka diidan taliska ma wada aha mucaarad siyaasadeed oo keliya. Waxaa ku jira dhalinyaro aaminsan in aan dadaalkooda, aqoontooda, iyo xirfaddooda lagu qiimeynin; ganacsato dareemaya cadaadis iyo caddaalad darro ay kula tartamayaan rag si degdeg ah awood dowladeed ugu taajiray ama adeegsanaya; aqoonyahanno, waaya-arag dawladeed iyo indheergarad rumaysan in qaran lagu dhisi karo caddaalad, xaqsoor, iyo karti, iyo muwaadiniin ka niyad jabay eexda, musuqmaasuqa, dhulboobka, iyo ku takri-falka awoodda.
Khilaafka dhabta ah ee maanta jira ma aha oo keliya loollan siyaasadeed ee waa isku dhac u dhexeeya laba aragtiyood oo kala duwan:
Qolo dowladnimada u aragta waddo lagu qabsado hanti, awood, iyo saameyn, iyo kuwo rumaysan in qaran lagu dhisi karo caddaalad, xaqsoor, sinaan, sarreynta sharciga, mutaysi, iyo hay’ado ka sarreeya shaqsiyaad.
Adiga safkee tahay?
Indonesia

@HersiAbdikadar Masha Allah
Haddii xogtu xaqiiq tahay
Waa horumar lagu farxo.
Indonesia


@HassanA28497 Aamiin caqliga,maskaxda iyo xikmadda Allaha u ilaaliyo kan yari waa Fariid codkar ah.
Türkçe

@Somali_Stream Rag wax bartay oo wax badan og oo waayo arag ah.
Magaca waxa kaga sii haboonaan lahaa inaa dhahdiin
GORFAYNTA GEED FADHI waxaa ka hadashiin badanaa
Gorfaynta siyaasadda
Oddorasidda siyaasadda
Falaqeynta siyaasadda iyo
Sahanka isbaddalada siyaasadda Soomaalida.
Filipino

@MUFASAllcv سبحان الله
حسبنا الله ونعم الوكيل
ولا حول ولا قوة إلا با لله
العربية






















