Dad badan baa igu yiri naadiyo xagee ka dhacday Waxan Ku Dhahay anigu mucarad baa ahay sidaa daradeed ninka an mucaradka ku ahay asaga leee isla hadlo sidaa daradeed waqtii an galin Lahaa. Wax kale baan ku qabsan karaa. Shekadu waxay xiiso yeelatay markan arkay muqalkaan ee🤣🤣
@jaamacmasri Dr. Haddaan maqlo dhagahaan ka xirtaa
Nin beeralay ah xukunka ha loo dhiibo.
Beeralay talo ma laga dayay waa dad wax soo saar leh oo madani ah oo dagan beeralaydu oo tacab leh.
Nin weyn ayaa ku soo biiray loollanka talada dalka—Dr. Cabdikariin Xasan Jaamac.
Dr. Ka markale ayaan ka soo qorayaa sababta uu yahay qof ku habboon talada dalka, igamana ah qabyaalad iyo inaan isku reer nahay balse waa aqoon shakhsi oo aan u leeyahay.
Soo dhawoow baa leenahay Dr. Hassan Sheikh Mohamud Waxaan leenahay Madaxweyne kii ku beddeli lahaa waa kan . @indhataag ayaa qoray .
@BashiirWabax Inaa is barbar dhig ku sameysid ayaaba khalad ah
Maxaa loo codeeyaa kuwaan 2026
Ma labeebaa?
Ma laga roonayaal baa?
Ma qoomu luud baa?
Ma khaniisyaa?
Ma ninbaa ma naagbaa
Mise waa nooc kaletoo.
Dadku nacaladaayaan??
Bal adba.
@BashiirWabax Inaa is barbar dhig ku sameysid ayaaba khalad ah
Maxaa loo codeeyaa kuwaan 2026M
a labeebaa?
Ma laga roonayaal baa?
Ma qoomu luud baa?
Ma khaniisyaa?
Ma ninbaa ma naagbaa
Mise waa nooc kaletoo.
Dadku nacaladaayaan??
Bal adba.
@khadiryare Abdi Faarax Juxa
Nin calaacal iyo catoow ku suntan maaha waa Ragga kiisa hal-adaygga & hawl karnnimada leh ee yaan lagu been abuuran xilkuna waa wareegto ee taas ku biyo cabba.