Abdullahi Sheik Ahmed
59.8K posts

Abdullahi Sheik Ahmed
@AbdallaBaidoa
BA in Economics|| Researcher|| Branch Manager @RaasmfiBaidoa|| Youth Programs Coordinator @SWhub0|| Lecturer, Teacher & @Arsenal fun♡.








Maalin kale oo qiimo u leh Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaa Reer Koofur Galbeed. Waxaa awooda doorashada iska leh Shacabka Reer Koofur Galbeed, horey waxay idaacadaha uga maqli jireen in madax loo doorey qol mugdi ahna lagu soo kala qaybsadey kuraasta, shakhsiyaadna go’aan ka gaareen. Isreereeb ka dhacay Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka(JSP) waxaa tanaasuley dhamaan musharixiintii daneyneysey kursiga ugu sareeya ee KGS, sidaasna boorka Shimbirta Cagaaran ee ku xardhan lambar 15 waxaa lagu wareejiyey Musharaxa Xisbiga JSP inuu Koofur Galbeed u tartamo Sheekh Aadan Maxamed Nur Madoobe. Waxaa loogu xushey inuu yahay shakhsiga mudan wakhtigaan inuu hogaamiyo KGS, waaya aragnimo ku filanna uu u leeyahay arimaha maamulka. Weli faanoole fari kama qodna waxaan albaab walba iyo mehrad walba u istaageynaa in uu xisbigeena noqda midka guuleysta anagoo Shacabkeena weydiisaneyna codkooda. Musharax Aadan Maxamed Nur Madoobe waxan u rajeynayaa in uu guuleyso hogaanka, guud ahaan JSP na guul ayaan u rajeynayaa.












Advancing Statistical Collaboration between Somalia & Norway Somalia National Bureau of Statistics delivered a comprehensive set of presentations during the ongoing engagement with Statistics Norway (SSB) in Oslo, with today’s session held with the Division for International Development Cooperation. The presentations stressed Somalia’s progress in strengthening the National Statistical System and advancing evidence-based policymaking. SNBS presented A to Z institutional journey, outlining key achievements, ongoing reforms and opportunities for further advancement. During the presentation, the Director General expressed sincere appreciation for the warm hospitality and continued support extended by SSB. Throughout the week, SNBS showcased key developments in business statistics, national accounts, energy statistics, population data systems and SDG monitoring; sharing insights from flagship initiatives such as the Somalia Integrated Household Budget Survey (SIHBS) and ongoing census preparations. The exchange is highly collaborative, with SSB sharing Norway’s experience in population and business registers, administrative data systems, national accounts modernization and the application of digital technologies in official statistics, providing valuable lessons and practical approaches. The engagement mirrors deepening institutional cooperation, fostering knowledge exchange and identifying priority areas for support, as SNBS continues to build a modern, resilient and internationally aligned statistical system. @AbdisalamHumbul @abdirahm_omar
































