H.E Mohamed Hussein

485 posts

H.E Mohamed Hussein banner
H.E Mohamed Hussein

H.E Mohamed Hussein

@MohaaJohn

Former Minister for Justice of SWS of Somalia, with over 10 yrs humanitarian background. Currently AfDB, BREFONS Project Coordinator | MoLFR - FGS | Futuristic.

Somalia Katılım Mart 2019
640 Takip Edilen2.3K Takipçiler
H.E Mohamed Hussein
H.E Mohamed Hussein@MohaaJohn·
Today, I welcomed the Acting Leader of KGS, Jabriil Abdirashid Hajji, at the office of the Ministry of Internal Security of KGS.
English
0
0
1
51
H.E Mohamed Hussein
H.E Mohamed Hussein@MohaaJohn·
Waxaan aad uga mahad celinaayaa dhalinyaradii maanta ii sameysey xafladdii soo dhoweynta ahayd ee lagu soo dhoweynaayey magacaabisteyda wasiirka amniga gudaha KG. #Dimuqraadiyad & #Deegaan #Amni_ah
H.E Mohamed Hussein tweet mediaH.E Mohamed Hussein tweet mediaH.E Mohamed Hussein tweet mediaH.E Mohamed Hussein tweet media
Filipino
0
0
3
40
H.E Mohamed Hussein
H.E Mohamed Hussein@MohaaJohn·
The people of Baidoa are being urged to remain calm. Those who are coming are your own people— your children and your leaders. What @Laftagareen group is telling you, is not true.
English
0
0
1
79
H.E Mohamed Hussein
H.E Mohamed Hussein@MohaaJohn·
Whenever a person is confused and close to madness, this is how they behave! While I apologize for using the two words, I mentioned above to describe someone who once served as the President of the nation, To question my Somali people, is it fair that @M_Farmaajo is campaigning for his ‘son’ @Laftagareen , who has already been in power for 8 years, to remain longer, and he writes to President @HassanSMohamud saying, ‘Your time ends on May 15!!’ Who is forcing HSM to step down on May 15, while he allows his nephew @Laftagareen to remain over the people for 15 years? What an unjust old man!!!.”
H.E Mohamed Hussein tweet media
English
0
0
0
89
H.E Mohamed Hussein
H.E Mohamed Hussein@MohaaJohn·
The ministry that used to be known as the “Security Ministry” has come forward with this blatant lie after being overwhelmed by pressure coming from the Buurhakaba side. What they struggled to present in English is something that other media outlets already reported in 2021, 2025, and even earlier 🫣 what an embarrassment! In short, I and several others were welcomed in the constituency of MP @hagi_koble @MoIS_SouthwestS @MFAEthiopia @PMAbiy @PMEthiopia @MOFASomalia @HassanEeley @ETEmbassyMGQ @Laftagareen
H.E Mohamed Hussein tweet mediaH.E Mohamed Hussein tweet mediaH.E Mohamed Hussein tweet mediaH.E Mohamed Hussein tweet media
English
1
0
0
76
H.E Mohamed Hussein
H.E Mohamed Hussein@MohaaJohn·
@Laftagareenoow, ilmahaan maad hada leyn rabtaan, adiga iyo wasiiradaada! Insha Allah, waxaa la idin soo taagidoonaa Maxkanad idinku qaadi dionto inaad gasheen denbiyo ay ka mid yihiin; 1. Askareynta caruurta 2. Jirdil Maxaabiis 3. Cunaqabateyn shacab aan waxba galabsan iyo 4. Denbiyo kale oo degaal✅
H.E Mohamed Hussein tweet mediaH.E Mohamed Hussein tweet media
Filipino
1
0
2
114
H.E Mohamed Hussein
H.E Mohamed Hussein@MohaaJohn·
Weligay tan oo kale ma arkin! Ninkoo dhan oo anaga madaxweyne noo ahaa baa lagu leeyahay daruuf baa looga faa’ideystey! Micnaha inuu Baydhabo soo gaaro ayaa looga bedeshtey inuu dowladda federaalka xiriirka u jaro✅ Tolow yay ahaayeen kuwaas? Malaha dad u dhaarsanaa buu gacanta u galay oo rabay keliya inay umadda ku diraan kadibna “is-dabar,, dhahaan🫣 Bil lamy rooghty, bedkaawa koo biyaasy✌️
Filipino
0
0
0
31
H.E Mohamed Hussein
H.E Mohamed Hussein@MohaaJohn·
The right terminology The rectified constitution was enacted by the parliament of Somalia. It is not draft, but it is temporary until it get referendum✅
H.E Mohamed Hussein tweet media
English
0
0
0
35
H.E Mohamed Hussein
H.E Mohamed Hussein@MohaaJohn·
A civilian, a clan elder who was captured by @Laftagareen militiamen from the outskirt of Baidoa town was arrested in an illegal prison which is managed by the so called commander of SWS Special Police. This person was physically tortured, stripped and assaulted by the gunmen of @Laftagareen, whilst the living conditions in the hidden prison were very low and below the prison living standards. No food, No water, No mattress, No light 💡, excessive torture, beating, watering, strangling and tie up. Moreover, all prisoners were video taped nakedly, as the victim reports. All these atrocities happen in an IOM funded and built facility that had been being used for the defected AS members to train, support and reunite with their beloved families, who were not high risk to the community. @UNmigration @UN @UN_HRC @hrw @US2SOMALIA @UKinSomalia @UNTMIS_ @aussom_
English
0
0
1
97
H.E Mohamed Hussein
H.E Mohamed Hussein@MohaaJohn·
Jimco anaagsan Hay’adaha Amniga, doodihii shalay baarlamanka dhex maray bay ka mid ahayd✅ Aragteyda kooban………………………………………………….. Amniga gudaha - Booliska, - Asluubta, - Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaran. Amniga Qaranka - Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaran - Gaashaandhiga, Militeriga (Ciidanka Cirka, Ciidanka Badda iyo Ciidanka Dhulka) Hay’adda amni ee keliya, kana shaqeyso amniga gudaha iyo kan khaarijiga, islamarkaana si xooraansi ah u jaangoysa siyaasadda, diblomaasiyadda, amniga dhaqaalaha, caafimaadka, taya-dhowrka, cunada, wax barashada, faafinta diinta iyo waxa lidka ku ah sugnaansha dhanqanka dalkaas, waa hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Waxaana loogu talo galay in wakiiladeeda qarsoon ka howl galaan dhamaan inaha aan soo sheegnay ilahooda (meesha ay ka soo baxaan iyo meesha ay dalka ka soo galaan, bad, dhul iyo cirba) dal iyo dabad. Tusaale ahaan, waa inay jiraan dad jooga dalalka ugu badan ee wax noo soo dhoofiya sida China 🇨🇳 ama Imaaraadka. Dadkaas ayaga oo shaqadooda maalinlaha ah iska wata, hadana waa inay saacado ku bixiyaan bad-qabka dadkooda islamarkaana ay u soo riboor-gareyn karaan Unit-ka ama waaxda ay ka tirsanyihiin ayaga oo sheegaaya in waxa dalkeena loo soo dhoofiyo(cuno ama dawo) ay yihiin wax lagu aamini karo shacabkeena masaakiinta ah caafimaadkooda. Hada kama war-qabo, laakiin waxaan u badinaayaa inaan la’nahay howlahaas muhiimka ah ee hay’adaan dalka banaankiisa ka qabato. Dalalka kale ee caalamka maanta waxaa ay maraayaan, in Ruushka wax isaga loo soo meleegaayo iskaba dhaafee, uu la socdo wax dalalka ay saaxiibada yihiin iyo kuwa aan saaxiibada ahaynba loo meleegaayo✅ Ilaahay dalka hanoo hormariyo🤲
H.E Mohamed Hussein tweet media
Filipino
0
0
1
53
H.E Mohamed Hussein
H.E Mohamed Hussein@MohaaJohn·
Caamada maa la qaldi rabaa? Madaxweyne @SharifHSheikh buu soo salaamaye sidaas baan xilka aan i quseynin uga qaaday, muu iska dhaho odayga @Laftagareen ah! Qodobka iyo faqradaha uu ku soo qaatay warqadda iyo waxa ay qoraayaan …………….! Qodobka 50aad: Xilka iyo Awoodaha Madaxweynaha. 1. Madaxweynaha waa astaanta midnimada Shacabka Koonfurgalbeed. 2. Madaxweynaha waa ilaaliyaha iyo horumariyaha ku dhaqanka shareecada Islaamka, Sarreynta Dastuurka iyo xeerarka kale ee Dowladda. 3. Madaxweynaha waa madaxa Dowladda iyo gudoomiyaha Golaha fulinta. Markaan eegno faqradda 1aad, bulsho ayada is xilqaantay, dal hormaray ku nool oo ayada is dooratay inuu midnimadeeda kale dhintaalo iska dhaafee, tii uu ku dhex sugnaa ee ku nooleyd Koonfur-galbeeda abaarta ah, amni darada ka jirta, intuu ku ogyahay midnimadeeda? Waa taa ciidankuu maamulaayey tarab-tarab uga baxaayaan, Baydhabo duleedkeeda isku abaabulaayaan islamarkaana degmooyin waaweyn uga baxaayaan maamulkiisa. Dad dal ladan jooga midnimadooda intuu nooga sheekeyn lahaa, kuwa guriga isaga ku dhegan lagu ciqaabaayo oo calaacalkooda habeenkii si audio and virtual ah ugu raaxaysanaayo, muu ka shaqeeyo bad-qabkooda iyo midnimadooda✅ Faqradda 2aadna, waaba ceyb iyo in aqligeena lagu ciyaaro. Waayo Laftagareen iyo dastuur, iyo sareyn sharci iyo xeerka in la isla soo qaadaaba waali ah🫣 Faqradda 3aad ee uu soo cuskaday, yaa ku heysto inuu si sharci daro ah madax uga yahay dowlad gobaleedka, mise Md. Mohamed Isak ayaa Golaha Wasiirada KG ka mid ahaa! Fadlan, kuwii nala joogay baad kala irdheyseye, kuwa naga maqan dabka aad la wereegeyso ha u geynin. Waa hadii stamp-ka (saxiixaaga), qof familka ka mid ah kula heysan!
H.E Mohamed Hussein tweet media
Filipino
0
0
0
44
H.E Mohamed Hussein
H.E Mohamed Hussein@MohaaJohn·
Wasiir, @HassanEeley Xildhibaan, @MukhtarMGuled Sedexdii sano iyo xoogaagii la soo dhaafay, labadii kursi ee shaqsiyan la iigu meteley, albaabo badanna aan ku furtey✅ Waad mahadsantihiin saaxiibayaal🙏 Kuraastii aan lahaa oo baarlamaanka yaalayse, ayagii baa in lagu fariisto u xiisey😂
H.E Mohamed Hussein tweet media
Eesti
0
0
0
23
H.E Mohamed Hussein
H.E Mohamed Hussein@MohaaJohn·
AFUR WANAAGSAN Mucaaradka maanta waa madaxda beri✅ Madaxweynaha maanta, waa mucaaradka beri✅ Maxaabiista maanta, waa milkiiliyaasha beri✅ Taliyeyaasha maanta, waa maxaabiista beri✅ Duur-galiyaasha maanta, waa taliyeyaasha beri✅ Inta u dhexeysana waa shacabka beri✅
Eesti
0
0
0
20
H.E Mohamed Hussein
H.E Mohamed Hussein@MohaaJohn·
@Laftagareen qof la isku halayn karo ma ahan, hadiiba wasiirkii Berdaale iyo kii doraad shirka jaraa’id qabanaayey hawada lagu cunay
H.E Mohamed Hussein tweet media
Indonesia
0
0
0
19
H.E Mohamed Hussein
H.E Mohamed Hussein@MohaaJohn·
Qodobka 2aad ee war-murtiyeedka maanta mucaaradka soo saareen hadii loo eego doorashada KG maxay noqon? War-murtiyeedka qodobkiisa 2aad:- - In doorashada maamulada muda dhaafka ah la qabto ayadoo la raacaayo dasaatiirtooda iyo mabaa’diida dowladda federalka. Dastuurka KGS, Cutubkiisa 3aad, Qodobkiisa 39aad, Faqraddiisa 3aad:- - Inta laga hirgelinayo nidaamka doorashooyinka tooska ah ee hal qof iyo hal cod; Xubnaha Xildhibaannada Golaha Wakiilada waxaa soo xulaya odayaasha dhaqanka beelaha lagu metelaayo kuraasta. Ma isla fahamnay intaas? Ogowna daatuurkaan waxaa Golaha Wakiilada waqtigooda dhamaaday laga ansixiyey 27/2/2024! Doorasho Qof iyo Cod, Madaxweynaheena Koonfur Galbeedba ma rabee maxaa loogu riixooyaa?
Indonesia
0
0
0
25