Amb Nasteha Idriss Abdi

656 posts

Amb Nasteha Idriss Abdi banner
Amb Nasteha Idriss Abdi

Amb Nasteha Idriss Abdi

@AmbIdriss

Amb Nasteha Idriss

Somalia Katılım Kasım 2021
608 Takip Edilen7.2K Takipçiler
Amb Nasteha Idriss Abdi
Haweenka Booliska waa tiirka amniga, kuna shaqeeya geesinimo iyo daacadnimo.”Guuleysta.✍️🇸🇴💪 @AmbIdriss
Amb Nasteha Idriss Abdi tweet media
Suomi
0
0
3
52
Amb Nasteha Idriss Abdi retweetledi
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
Shirka Amniga Dowlada Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay magaalada Baydhabo ayaa loogu hadlay amniga guud ee sedexda gobol Baay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose. Shirka oo uu guddoomiyey Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Xuseen Joon ayaa waxaa ka qeybgalay saraakiisha ciidamada qalabka sida Booliska, Nabad-sugidda iyo Milateriga kuwaas oo ka howlgala deegaannada Dowladda Koonfur Galbeed. Shirka ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka, Wasiir ku-xigeenka Amniga, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed, maamulada Gobolka Baay iyo kan degmada Baydhabo. Wasiir Joon ayaa warbixin la xiriirta amniga ka dhageystay saraakiisha ciidamada, gaar ahaan amniga magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Saraakiisha ciidamada ayaa shirka ka sheegay in ciidamada amniga ay ku jiraan heegan buuxa oo ku aaddan sugidda goobaha loo qorsheeyey in lagu qabto doorashooyinka qof iyo codka ah ee dhowaan la filayo inay ka dhacaan deegaannada Dowladda Koonfur Galbeed. Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Xuseen Joon ayaa saraakiisha ciidamada faray in laga shaqeeyo nabadgelyada, shacabka Koonfur Galbeed ayuu Wasiir Joon ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amniga si looga hortago dhaqdhaqaaqyada kooxaha argagixisada.
Ministry of Internal Security SWS-Somalia tweet mediaMinistry of Internal Security SWS-Somalia tweet mediaMinistry of Internal Security SWS-Somalia tweet mediaMinistry of Internal Security SWS-Somalia tweet media
Eesti
0
1
3
60
Amb Nasteha Idriss Abdi
Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Aduunka – 1 May! Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa dhammaan shaqaalaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shaqadiina hufan, dadaalkiina joogtada ah iyo adeeggiina bulshada waa tiirka horumarka iyo nabadda, Mahadsanidiin,✍️🙏
Amb Nasteha Idriss Abdi tweet media
Indonesia
0
2
3
46
Amb Nasteha Idriss Abdi retweetledi
Abdulkareem Jama
Abdulkareem Jama@abdulkareemjama·
MUQDISHO — Galabta waxaan halkan si kooban ugu ku soo bandhigay dareen aan qabo oo ah inaan wax ku soo kordhin karo sidii dalkeena looga saari lahaa dhibaatooyinka is biirsaday ee ragaadiyey. Tawfiiqda Ilaahay iyo taageeradiinna ayaan u baahnnahay. Mahadsanidiin.
Indonesia
48
77
321
22.7K
Amb Nasteha Idriss Abdi retweetledi
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
The Director General of the Ministry of Internal Security, Mr. @MohamedYAbdulla , formally received and welcomed the newly appointed Minister of Internal Security Southwest State, H.E Mohamed Hussein Hassan @MohaaJohn , at the Ministry’s headquarters.
English
0
1
3
120
Amb Nasteha Idriss Abdi retweetledi
Cali Yare Cali
Cali Yare Cali@AliYareAli·
Jeneral Shub: Nin war cad-cad.
English
3
8
46
3.4K
Amb Nasteha Idriss Abdi retweetledi
Khadija Mohamed Al-Makhzoumi
Khadija Mohamed Al-Makhzoumi@KhadijaMakhzumi·
Last night in Baidoa, I joined a large gathering of women, fulfilling the commitment I made during my earlier meetings. I was encouraged by the strong participation and the shared determination to advance women’s role in our nation’s future. We affirmed our readiness as women to fully participate in One Person, One Vote elections. I highlighted key steps we have taken, including securing a 30% quota in electoral and political party laws to protect women’s representation. I thank H.E. Hassan Sheikh Mohamud for his continued commitment to supporting Somali women’s participation in elections. 🇸🇴
Khadija Mohamed Al-Makhzoumi tweet mediaKhadija Mohamed Al-Makhzoumi tweet mediaKhadija Mohamed Al-Makhzoumi tweet mediaKhadija Mohamed Al-Makhzoumi tweet media
English
3
10
78
6.1K
Amb Nasteha Idriss Abdi
Amb Nasteha Idriss Abdi@AmbIdriss·
Dantaada dulqaad u yeelo, Dadkuna yay ogaan Damacaaga.✅ Amb Nasteha Idriss Abdi♥️👸
Amb Nasteha Idriss Abdi tweet media
Indonesia
0
1
2
152
Amb Nasteha Idriss Abdi retweetledi
Khadija Mohamed Al-Makhzoumi
Khadija Mohamed Al-Makhzoumi@KhadijaMakhzumi·
Today in Baidoa, I held a consultative meeting with women leaders and community members to listen to their perspectives, challenges, and priorities. Their voices are essential in shaping inclusive policies that respond to the realities faced by Somali women. In my remarks, I outlined key achievements of the Ministry of Family and Human Rights Development over the past year, including the 30% women’s quota in electoral and political party laws, and progress on legislation addressing violence against women, FGM, and family rights. I also shared our forward priorities and called for unity and collective action to advance women’s empowerment and overcome shared challenges.
Khadija Mohamed Al-Makhzoumi tweet mediaKhadija Mohamed Al-Makhzoumi tweet mediaKhadija Mohamed Al-Makhzoumi tweet mediaKhadija Mohamed Al-Makhzoumi tweet media
English
0
8
28
2.1K
Amb Nasteha Idriss Abdi retweetledi
Abdiaziz Hassan Mohamed
Abdiaziz Hassan Mohamed@Laftagareen·
Any attack on Baidoa or South West State territory will be met with an appropriately severe military response. I urge president Hassan Sheikh to use the remainder of his short time in office to not spill Somali blood but help find a solution for a credible election process.
English
142
128
627
97.6K
Amb Nasteha Idriss Abdi retweetledi
African Union
African Union@_AfricanUnion·
Statement of the Chairperson of the AU Commission on the Passing of Former President of the People’s Democratic Republic of #Algeria, H.E. Liamine Zeroual. The Chairperson of the African Union Commission, H.E. Mahmoud Ali Youssouf, expresses profound sorrow upon learning of the passing of H.E. Liamine Zeroual, former President of the People’s Democratic Republic of Algeria, who departed on yesterday evening. The AUC Chairperson @ymahmoudali extends heartfelt condolences to the Government and people of Algeria, as well as to the family of the late President, and expresses the AU Commission's full solidarity with the nation during this moment of mourning. The AUC Chairperson pays solemn tribute to a steadfast statesman whose life was defined by sacrifice, dignity, and an unwavering commitment to the sovereignty and unity of Algeria. H.E. Mr. Youssouf added that President Zeroual’s leadership during a critical period in Algeria’s history reflected courage, restraint, and a deep sense of responsibility to his people and nation. The AUC Chairperson further acknowledges Algeria’s enduring role as a pillar of Pan-Africanism and a champion of continental solidarity, liberation, and self-determination. In honouring his memory, the AUC Chairperson recalls the late Mr. Zeroual's dedication to peace, stability, and national reconciliation—values that resonate deeply with the Union’s vision of an integrated, prosperous, and peaceful Africa. May his soul rest in eternal peace. Read @ au.int/en/pressreleas…
African Union tweet media
English
7
49
117
8K
Amb Nasteha Idriss Abdi retweetledi
UNTMIS
UNTMIS@UNTMIS_·
.@UNTMIS_ continues to closely follow developments in South West State. Political differences between the Federal Government of Somalia and Federal Member States should be resolved through dialogue. We are concerned about the implications of escalating tensions for Somalia’s stability, security, unity and the humanitarian situation. We call for constructive dialogue, and avoiding any further actions that could lead to violent conflict.
UNTMIS tweet media
English
33
26
86
26.9K
Amb Nasteha Idriss Abdi retweetledi
Mohamed Farmaajo
Mohamed Farmaajo@M_Farmaajo·
Congratulations President Abdiaziz Hassan Mohamed @Laftagareen on securing a second term as the leader of South West State. In this troubling time in our national history, I am confident you will play a positive role in developing the future of your constituency and our people.
Mohamed Farmaajo tweet media
English
146
176
857
78.1K
Amb Nasteha Idriss Abdi retweetledi
Fahad Yasin فهد ياسين
Fahad Yasin فهد ياسين@FahadBinYasin·
Hambalyo Guddoonka Golaha Wakiilada oo uu ugu horreeyo Dr. Cali Saciid Faqi iyo Madaxweynaha la doortay ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen). Alle ha idinku asturo xilka culus ee aad u dhaarateen.
Fahad Yasin فهد ياسين tweet mediaFahad Yasin فهد ياسين tweet media
Eesti
69
52
390
285.2K
Amb Nasteha Idriss Abdi
Amb Nasteha Idriss Abdi@AmbIdriss·
Hambalyo Mudane Madaxweyane Garaad H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ♥️🫡 Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa mar kale loo doortay Madaxweynah Dowlada Koonfur Galbeed isagoona heley codod gaaraya 66. 👏
Amb Nasteha Idriss Abdi tweet media
Eesti
0
0
1
43
Amb Nasteha Idriss Abdi retweetledi
Fahad Yasin فهد ياسين
Fahad Yasin فهد ياسين@FahadBinYasin·
FARRIIN DEGDEG AH Madaxweynaha Jamhuuriyada İyo Raysal Wasaaraha Xukuumada waxaan uga digayaa iney gacantooda ku furaan albaab waligiis ka xirnaan jiray siyaasada qaranka, kaas oo ah in masuulkii xilka laga qaado xabsi loogu baddalo. Waa dhaqan ugub ku ah dowlad dhiska Soomaaliya tan iyo markii la unkay Jamhuuriyadda 3aad. Waxaan ka dalbanayaa madaxda dalka inay si degdeg usoo daayaan Taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan. Albaabkan haddii la furo lama yaqaano halka uu ku dhammaan doono.
Fahad Yasin فهد ياسين tweet media
Indonesia
57
43
281
27K
Amb Nasteha Idriss Abdi retweetledi
Ministry of Internal Security SWS-Somalia
The Ministry of Internal Security of the Southwest State of Somalia strongly condemns the horrific incident that occurred today in villages under the districts of Waajid and Buurhakaba, where armed helicopters equipped with advanced weaponry were deployed. The Ministry expresses its deep sorrow that military assets and resources intended for combating extremist groups and safeguarding Somali civilians have instead been diverted to carry out attacks against innocent civilians. This appalling assault resulted in the deaths of 13 individuals, including 4 women, 7 men, and 2 children, who tragically lost their lives in a senseless act of violence. This reckless action clearly demonstrates the misuse and misdirection of military equipment, aircraft, and international assistance by the Federal Government of Somalia. Rather than being utilized in the fight against terrorism, these resources are being used to inflict harm upon the civilian population of the Southwest State. The Ministry of Internal Security affirms that this act constitutes a grave violation of human rights and fundamental principles of governance.
Ministry of Internal Security SWS-Somalia tweet media
English
10
23
77
14.3K
Amb Nasteha Idriss Abdi
Amb Nasteha Idriss Abdi@AmbIdriss·
Hambalyo Guddiga Madaxa Banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Dowladda Konfurgalbed somaaliya. Inta dhiman guul in shaa allaah.
Amb Nasteha Idriss Abdi tweet media
Indonesia
0
0
3
429