mu ali
465 posts

mu ali
@Mustafecali
memeinsider/$sol invetsor/ and member of @malisXmemecoins our discord : https://t.co/1Yj1D3pxaT
Katılım Temmuz 2024
333 Takip Edilen94 Takipçiler

🚀🔥 Ma rabtaa Signals degdeg ah, fursado crypto cusub, iyo updates suuqa oo real-time ah?
Ku soo biir Telegram Bot-keena 🤖💰
✅ Crypto signals smart ah
✅ Buy / Sell alerts degdeg ah
✅ Market news live ah
✅ Opportunities cusub oo maalinle ah
✅ Fudud in la isticmaalo, 24/7 shaqeynaya
⚡ Ha sugin marka market-ku dhaqaaqo, hel alert-ka ka hor dadka kale.
📲 Join hadda oo bilow inaad ka faa’iidaysato suuqa maanta.
🔗 Linkiga Bot-ka hoos ka hel 👇🔥
t.me/Zakariyaacadem…

Filipino

@zakariyasharif9 It’s hard for making money bot! Soo dhawyn waaye ilataay , haan eegno intuu ku danbeeyo botkani
Filipino


I am also enjoying Ustaad @zakariyasharif9 bot, amazing indeed 👌
Zakariya Sharif@zakariyasharif9
Waxaa soo launch gareeyay signal bot 🤖 🔥 youtu.be/-LjwMwxiRhU
English

When $punch was dumping we wrote about the trend we said the trend is over because the data said so
Memecoins move on attention, when a trend is over, attention dies, then comes the rotation, that has been a pattern here.
Anytime we show them data, they claim the data is wrong and that we are rage baiting and farming engagement.
If we are rage baiting and farming engagement
Why is punch down 93%?

English

Dad suuqaan waxay u joogaan iney ka shaqeystaan si low profile ah ma is hayeysiiyaan faaidadooda iyo qasaarahooda ayagoo ku kooban yahay, dadna waxay u joogaan iney dadka ka dhaqeystaan, faaidada ayaa lagu tusayaa with FOMO🤣iyo wax yaroo qasaara ah some times. Aniga Runta iigu imow.
Dadkaas Waa kuwa soo jiidasho leh ileen shabaq ayaa u yaalo🤣, waa dad hadal macaan laakjn habeen iyo maalin waxay u taagan yihiin oo juhdi ku bixiyaan plan, qorshe si Adiga passive income lagaaga dhigan lahaa.
Alll they promote day and night waa Casharo lacag ah, ama Koorsooyin, signals, iwm waa wax umada kale ay kasoo gudubtey sanado hore. Waxaa la joogaa the era of AI, Adiga Hadaa juhdi iyo Baaritaan sameysato wax walba baran karto.
Aniga kama soo horjeedo qofka inuu real content oo dhab ah la yimaado creativity inuu wax abuurto, wax cusub outside the box, oo monetise gareysto Laakin anaga unfortunately waxaan arkayno waa exploitation with 0 contents, waa fursad in dadka masaakiinta wax baarin in fomo lagu abuuro oo la listo.
Wake up. Wax baro wax aqriso
Indonesia

Yaryarkii iqariya miyay ku danbeeyen aaway faanki iyo baqbaqdii somali somali somali , iimanka ilaahay idin ka qaaday
Sultan Abdikariim (Waayo-Arag)@SSTHawdReserve
Hargeysa
Indonesia
mu ali retweetledi

The government of the Republic of #Somaliland has banned all flights operated by Air #Djibouti from entering its airspace or landing in the country.

English

Sanad wanagsan dhamaan asxabta
Allah noga dhigo mid barwaaqo iyo barare
Waxaa malmahan socday dagaal Qadiyadeed mid Dulaan cad oo umada somaliyed lagu soo qaday wana kii ugu adkaa allah shartiisa Hanaga qabto
Somali waa dad muslim ah sunni ah hal af ku hadla lkn waxa socota hala qeebin bulsho iyo mid dimeed
Somaliland ayaa icfiraf lasiiyay taas ayaa aheed mowjada maalahan socotay taas qalaase gobolka iyo calamka Laga Hadal haayo
Somaliland ictirafkeeda Ma ahn wx Hda soo bilawday Laga soo bilalabo shir kii Boroma 1991 markii Ragtime dalka Laga soo saray malinta ayeey wadadaas qaadeen hankoda iyo dafkooda wxuu ahaa ictiraf markii si loo eego waa talo maan gal ah sidaa rabto ufasiro
1960 markii waqoyi lamidobayeen Konfur waxay la yimadeen dalka gooni ah ayago wata ee ayago gacan Maran Lama Iman waxaa ka go’need jaceyl walalnimo iyo wx Wada qeebsi lkn siday filayeen manaqon oo gacan bidixeen ayaa dhacday ilaa hda
Dowladii Cali mahad ayaa lasiyay raysul wasare magac ku yaal ah oo xtaa ahaa gacanti midig ee maxamed Siyaad Bare
Ilaa 1960 cabashadaas qabeen waxayna aheed il sida dhabta ah loo eego oo wx loola qeebsado Mana dhicin
Maanta qof reer waqoyi ah inaa ku dhahdo dal matihid wxuu ka xiga dhimasho wana wax lagaarsiyay
Munafaqada konfur tala markii Laga soo tago wax maanta loohayo ama lagu qancin Karo lama haayo reer Somaliland ee runta waa Qarar tahy ee dib uliqa
Somaliweyn waa qadiyad waa riyo qofkasta leyahy lkn wadadi lama haayo
Mid aniga reer Somaliland kuma raacsani soo dhawenta israil ma Ethiopian sababtona wxy tahy wxa Hda dheefta loo arko dhibteda ka bdn wana lagu dag dagay qaba arintaan sida loo waa jahay waxaa ka baqaa dhibka ka Iman Dona in 2026 dhexdeda aanba aragno
Tan bulshada reer Somaliland shacabka guud sida aad wx ku wadiin oo jaceylka kii mujinayo yahuud waa qalad diiniyan iyo dhaqan ahaan hana Laga waantobo
Lkn hormarkiina guud dal ahaan cida lamacamileesiin adinka indin talaa yuusan waqti danbe idinka lumin koonfur hdiiba laheen wadada saxda ah qadiyada umada somaliyed ah
Dhamaan shacabka reer konfur iyo reer waqoyi mesha halaga saari cadifada,naceebka,qabiilka Somali waa somali waana isma hurto siyasada waa laisku fahmi weyn karaa lkn Wada dhalashadu waa dhiiga
Madaxda dowlada fedralka Somalia bulshada yaa lasii kala Fogeen Inta Hda jogta loo taliyo yaa lagu mashqulin waxa Dan u aheen umadaha tashtay shalay talo lagu qancin wayay
Waa mhdsantihiin
Indonesia

@cryptogharib @Sam2024_ Qadiyadaadu ma walaalka xaasidba , iimanka ilaahay idin kuma soo celiyo .
Filipino

@Sam2024_ Qadiyad marke timaado Said, taada saa ugu dhimaneesid aya teyda ugu dhimana
Eesti

@AmbDoualeh Thanks you and Djibouti government amp for you heart feeling satatement at UN we appreciated a lot to the way you defend Somali territorial integrity and sovereignty
English

#Djibouti honored to take the floor today at the #UNSC meeting under the Threats to International Peace and Security agenda item on Israel’s decision to recognize a breakaway region ‘so-called Republic of Somaliland’.
"The sovereignty, unity, and territorial integrity of the Federal Republic of #Somalia must be fully respected. Any unilateral recognition of a breakaway region violates international law and threatens peace and security in the Horn of Africa.
The @UN Charter and the Constitutive Act of the African Union are clear: respect for sovereignty and territorial integrity is a cornerstone of international peace and stability.
The Security Council must respond with clarity, resolve, and fidelity to the principles of the UN Charter. Peace and security are preserved through respect for existing borders.
Un faux contrat, le produit de l’extrême détresse d’un groupe, qui se fie et se confie à une puissance occupante, peu occupée elle, à respecter ses obligations en matière de droit international. Une puissance occupante qui a déchiré en lambeaux la Charte des Nations Unies."

English


