DOOGDOON

52 posts

DOOGDOON

DOOGDOON

@DOOGDOON

Doogdoon converts plastic waste into useful building materials

Katılım Haziran 2020
468 Takip Edilen102 Takipçiler
DOOGDOON
DOOGDOON@DOOGDOON·
ALLAH ayaa mahad oo idil usugnaatay, oo inoo suura galiyey in Team DOOGDOON #Usbuuci45aan ka qeyb qaadano #Ololaha_nadiifinta_xeebta_liido waxaa aad ugu mahadcelineena dhaman dhalinyaradii mutadawiciinta ah oo marwalba ololaha nadafadda iyo wacyi-gelinta xeebta liido kaalintoda
DOOGDOON tweet mediaDOOGDOON tweet mediaDOOGDOON tweet mediaDOOGDOON tweet media
Filipino
0
2
13
0
DOOGDOON
DOOGDOON@DOOGDOON·
Waxaa farxad ino ah maanta in nagula casuumay madasha @MES_2022. Madasha oo socon doonta 2 days ah ayaa waxaa looga hadli Arimaha Deegaanka iyadoo lagu gorfeeye Caqabadaha haysta Deegaanka iyo isbadalka Cimilada ee Dalkeena ka jira, iyo sidii xal waara loogu heli lahaa. @UNEP
DOOGDOON tweet mediaDOOGDOON tweet mediaDOOGDOON tweet mediaDOOGDOON tweet media
Filipino
0
1
2
0
DOOGDOON retweetledi
Mike Beckham
Mike Beckham@mikebeckhamsm·
In 2016 I co-founded a drinkware company. It seemed insane to others We would be competing with great brands like Yeti and Hydroflask. We only had $200,000 while our competitors had hundreds of millions. Today we sell over $100,000,000 annually. A secret on how we did it:
English
266
1.2K
7.2K
0
DOOGDOON retweetledi
Codie Sanchez
Codie Sanchez@Codie_Sanchez·
You only need to know 3 things to understand finance. I could have saved myself: - 2 years for my MBA - $160,000 to pay for it - 7 years at Goldman If I just learned to read these 3 financial statements:
English
389
3.5K
18.8K
0
DOOGDOON
DOOGDOON@DOOGDOON·
Ramadan kariim
DOOGDOON tweet media
Türkçe
0
0
1
0
DOOGDOON
DOOGDOON@DOOGDOON·
ALLAH ayaa mahad oo idil usugnaatay, oo inoo suura galiyey in Team DOOGDOON #Week22ka qeyb qaadano #Ololaha_nadiifinta_xeebta_liido waxaa aad ugu mahadcelinaa dhaamaan dhalinyaradii mutadawiciinta ah oo marwalba ololaha nadafadda iyo wacyi-gelinta xeebta liido kaalinta wanaagsan
DOOGDOON tweet mediaDOOGDOON tweet mediaDOOGDOON tweet mediaDOOGDOON tweet media
Filipino
1
0
1
0
DOOGDOON
DOOGDOON@DOOGDOON·
Waxaana Maanta Si Gaar Ah Kaga Fulinay Xeebta Liido . Bahda Doog Doon Oo Ka Duulaya Hadafkooda Ah Deegaan Nadiif Ah Iyo Bulsha Bad Qabta Islamarkaana Plasticada Ay Uruuriyaan Kaga Faaidaysanaya In Dib Loo Isticmaalo Ayaa Si Wadi Doona Ka Qayb Qaadashada
Indonesia
0
0
0
0
DOOGDOON
DOOGDOON@DOOGDOON·
Waxaa Ay Qaybtooda Kaga Qaateen Nadiifinta Bada Iyaga Oo Ka Qaadaya Qashinka Iyo Plasticada Aan Ku Haboonayn Bad Qabka Deegaanka Iyo Caafimadka Bulshada. Inti UuSocday Barnaamijkan Isxilqaanka Ah Waxaa Qayb Ka Qaatay Xubnaha Kala Duwan Ee Companiga Doog Doon Iyo Marti Sharaf Kale
Indonesia
1
0
0
0
DOOGDOON
DOOGDOON@DOOGDOON·
Maanta Oo Jimco Ah Tarikhduna Ay Ku Beegantahay 25/02/2022, Inaga Oo Ah Bahda Doog Doon Waxaana Kaalinteena Ka Qaadanay Ol Olaha Nadiifinta Xeebta liido ee Magaalada Muqdisho. Ol Olahan Oo Galay Todobaadkii 18aad Ayaa Bahda Doog Doon
DOOGDOON tweet mediaDOOGDOON tweet mediaDOOGDOON tweet mediaDOOGDOON tweet media
Indonesia
1
0
0
0
DOOGDOON retweetledi
Somali Environmental Forum
Somali Environmental Forum@SomEnviroForum·
An-ugly effect of the drought in Somalia is the rising malnutrition cases among children. Nearly 100,000 children under five years old are acutely malnourished in areas that hit the drought. Malnutrition-related deaths have been reported in areas in gedo region. @SaveChildrenSO
Somali Environmental Forum tweet media
Somalia 🇸🇴 English
0
1
2
0
DOOGDOON retweetledi
National Employment Conference-Somalia
Doogdoon gave the audience a presentation on the helpful and friendly ways they are contributing to protecting the environment. @DOOGDOON is a local startup that offers contemporary waste management and recycling solutions in Mogadishu. #NEC2022 #DecentWork
National Employment Conference-Somalia tweet mediaNational Employment Conference-Somalia tweet mediaNational Employment Conference-Somalia tweet media
English
0
4
9
0
DOOGDOON
DOOGDOON@DOOGDOON·
Olalaha nadafada xeebta liido jimcadii 16 ayaa sii qurux badan nagu soo dhamaday saakay 😊 Waxaa aad noo farxad galiyay in qashinka uu ahaay sakay mid aad u yar taaso ka dhigan wacyi galinta in ey gartay bulshada qeyba heda kala duwan Waan sii balaarin doona olalaha nadifinta
DOOGDOON tweet mediaDOOGDOON tweet mediaDOOGDOON tweet mediaDOOGDOON tweet media
Filipino
0
0
1
0