Aswad Uhuru

12.1K posts

Aswad Uhuru banner
Aswad Uhuru

Aswad Uhuru

@tea_aswad

Flags and borders are man-made

Katılım Aralık 2022
710 Takip Edilen158 Takipçiler
knowledge✍🏾 🌴🦒
knowledge✍🏾 🌴🦒@Knowledge_iii·
Gabar Iidor guur maleh!! Gooni u goosiga hargeysa waxay u aqoonsadeen Qudus 🕌 in ay tahay Magaala Madax da Yahuuda.
knowledge✍🏾 🌴🦒 tweet media
Filipino
44
1
50
4K
Abdirashid Hashi
Abdirashid Hashi@AnalystSomalia·
Bisinka @SherifAbdinur sida uu yaaban yahay baan u yaabay. Haddaad u fiirsatidna Shariifku wuu yaaban yahay. Haddii doodda halkaan ku lifaaqan ay Dr. @CabdulfataaxD ka tahay si aqoon-yahan ahaan ah ama macallin ahaan ah u sharax sida dadka qaarkood ay iskaga dhaadhac-siiyeen ama ay u xalaalshadaan ficilka ay samaynaayaan (sida ay u rationalize gareeyaan ama u justify gareeyaan) xitaa hadduu arar iyo afeef ka hormarin lahaa waxay u eg tahay waxa uu video-gan ku sheegayo wax aan ku habboonayn qof Muslim ah oo Soomaali ah — aanna u habboonayn dhagaha dadka Soomaaliyeed; Waxaa doodda Dr-ka ku jira ilaa dhowr war ama hadallo aa diin ahaan aad iyo aad u khaldan (sida waxa la isku yahay oo ii ku sheegay Somali, Cushitic Afrikaan-nimo iyo bini’aadamnimo) Waxaan nahay ama isku nahay waxa ugu weyn (our core identity that surpasses all other) waa islsamnimo iyaduna waxay leedahay xayndaabyo ama parameters aan la dhaafi karin oo xitaa sidaan islaamku ma ogola in loo hadlo oo waxaa jira aayado iyo xaddidayso diidaya — diinta islaamku ma ogola nin walba qumanihiisa ayaa qoorta ugu jira, iyo in la normalize gareeyo ama caadi laga dhigo habdhaqan sma hab fikir kasta sida الغاية تبرر الوسيلة Waxaa iyaduna islaam ahaan khaldan xasuuqa Falastiin oo kale in uu yiraahdo “anaga na dhibi mayso ciduu soo dilay” taasna waxay ka hor imaanaysaa … الْمُسْلِمُ أَخُو الْمُسْلِمِ، لَا يَظْلِمُهُ، وَلَا يَخْذُلُهُ، Khudlaanku waa garab-kabax. Waxaa iyaduna aan dow ahayn reer hebel baa galo lagu sheegaa iwm) dhaqan ahaan, aqoon yahan ahaan waxaa video ku jira waa wax aan laa’iq u ahayn ama u habboonayn Dr. Cabdifitaax; Hadday waxa uu sheegayo uu aaminsan yahayna waa wa’rra’, Tan kale, maalmahaan sida muuqata @Somali_Stream gaar ahaan Geed Fadhi rag badan bay calooshooda dooxeen, wax badanna ka soo qufeen, waxaana socota ‘kaana dhimey kugana dhimay’; Marka @AbdikarimAKaar iyo Shariifow dadkaan aad faageysaan ama calooshooda qufaysaan waxaan idin Iran lahaa joojiya haddiinna joojinahayna almiino yareeya; Hadda wixii ka danbeeya siyaasiyiinta halkaas ku joojiya — oo keena dhallinyaro, ganacsato culumo, abwaanno, waddaniyiin, rag iyo haweenba leh. Saaxiibkay Dr. Abdifitaaxna waxaan leeyahay ama sida macallin u sheeg ama aaminsanow waxaani ku nonoqosho ayay kaaga baahan yihiin;
Indonesia
52
14
113
13.3K
Aswad Uhuru
Aswad Uhuru@tea_aswad·
@JMNewsNetwork_ You cannot run from Islam we’re here to correct you whether you like it or not because we live in the same world and we all under one guard
English
2
0
4
987
JM News Network
JM News Network@JMNewsNetwork_·
A Muslim Sudanese lady, Korra, debates Christians about who Jesus really was. Did Jesus exist before creation?
English
259
448
3.4K
236.8K
VoiceOfSomalia
VoiceOfSomalia@SomalisVoices·
Sheikh Boqol Soon may allah have mercy on him have told us in 1990 how Somaliland was zionist Israeli project
English
19
50
239
11.4K
Cunaaye's Institute for Public Policy Research🇸🇴
Excellent remarks and in depth Assessment by Professor @agaraad in last night’s @XSpaces were the Somali 🇸🇴 civil society, Somali diaspora, Diplomats who previously served their Nation, Doctors , Professors and other non governmental bodies Assessed in depth the 15 year strategic partnership between Somalia 🇸🇴 and Turkey 🇹🇷. I thank Proffesor Abdi Garaad for his multidimensional analysis, Neutrality and historical context of the relationship between the two countries. All parties who made there contributions also Agreed collectively that Türkiye must stay far away from getting involved in Somalia’s internal affairs . @TheVillaSomalia @SomaliPM @HassanSMohamud @MFATurkiye @TC_MogadisuBE @MOFASomalia
English
6
11
69
6K
Mukhtar Alaska
Mukhtar Alaska@MukhtarAlaska·
Idoorow ninkan yaa xasuusta. Weli Qalaskani wuxuu joogaa Oog dusheeda waana ninkii soo qabqabtay Faysal Bootaan iyo Gadhka yogolka. Cabsi cabsi ma dareemoysaaniin. 😂
Mukhtar Alaska tweet media
Indonesia
19
2
59
2.8K