Abshir Axmad

2.1K posts

Abshir Axmad banner
Abshir Axmad

Abshir Axmad

@SenatorAbshir

State Minister of Somalia Presidency @TheVillaSomalia, Somalia’s 1st elected Senator & former First Deputy Speaker of the Upper House. [email protected]

Somalia 🪴 เข้าร่วม Ocak 2013
1.9K กำลังติดตาม106.8K ผู้ติดตาม
Abshir Axmad รีทวีตแล้ว
Goobjoog
Goobjoog@GoobjoogMedia·
BREAKING: Somalia’s Ministry of Petroleum & Minerals issues a stern warning to all individuals and companies (local & foreign) engaged in illegal mining, demanding an immediate halt. The Ministry says these activities violate national sovereignty, fund terrorism, and warns of legal action if not stopped. #Breaking #Petroleum #IllegalMining #Security
Goobjoog tweet media
English
2
6
14
3.3K
Abshir Axmad รีทวีตแล้ว
Yusuf Garaad
Yusuf Garaad@ygaraad·
Waxaan CC Warsame uga Mahadcelinayaa inuu Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Abshir M. Axmed & aniga nagu soo dhoweeyay gurigiisa. Waxaan ugu tagnay nabaddoonimo la xiriirta hanjabaad ay saxaafadda isku weydaarsadeen Madax Sare. Wuu naga aqbalay inuu dhankiisa joojiyo. #somalia
Yusuf Garaad tweet media
Eesti
11
6
77
7.2K
Abshir Axmad
Abshir Axmad@SenatorAbshir·
I also extend my tribute to SNA Chief Gen. Odowa for his steadfast leadership on the battlefield. His command &discipline continues to inspire our troops in their match to victory. Also applauding @PL_CTOperations for their unprecedented offensives & gains agst ISIS in the region
English
0
0
1
617
Abshir Axmad
Abshir Axmad@SenatorAbshir·
I extend my hearty congrats to @SNAForce on its 65th anniv. It is a proud moment for a force that continues to defend our country with courage. As they traverse the frontlines in the war against Al-Shabaab, SNA remains loyal, disciplined, committed to Somalia safe from terrorism.
SONNA@SONNALIVE

The Commander of the @SNAForce Major General Odewaa Yusuf Raage congratulated the #Somali National Army on the 65th anniversary. #Somalia #SNA #Fightingterrorism

English
1
0
2
1.4K
Abshir Axmad
Abshir Axmad@SenatorAbshir·
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa munaasabada Ciidul Fidriga dhammaan Shacabka Soomaaliyeed meel ay joogaanba iyo guud ahaan shucuubta caalamka Islaamka.
Abshir Axmad tweet media
Indonesia
1
0
5
1K
Abshir Axmad
Abshir Axmad@SenatorAbshir·
رمضان مبارك، أعاد الله هذا الشهر الفضيل عليكم جميعاً بالخير واليمن والبركات، وعلى سائر بلاد المسلمين. #رمضان ١/ ٩/ ١٤٤٦هـ - ١/ ٣/ ٢٠٢٥م
العربية
1
0
3
611
Abshir Axmad รีทวีตแล้ว
Villa Somalia
Villa Somalia@TheVillaSomalia·
Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH). Bismillahi Waxaan hambalyo iyo salaan diirran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta adduunka, maalinta sharafta leh ee dhalashada Nabigeena Muxamed (Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaatee). Maalintaan barakeysan waa fursad aan ku xasuusanno naxariista, jacaylka iyo caddaalada uu Nabigu u muujiyay Aadanaha. Waa in aan ku dayano wanaagga iyo dhaqanka suuban ee Nabiga, kuna dayano tilmaamihiisa qiimaha badan. Waxaan Alle weydiisaneynaa in uu nagu karaameeyo Xuska Nabi Muxamed (NNKH) oo naga yeelo kuwa raaca sunnadiisa. Waxaan Ummadda soomaaliyeed ugu baaqayaa in ay ilaaliyaan midnimada, wadajirka iyo walaalnimada dhexdooda ah.
Villa Somalia tweet media
Suomi
41
55
306
18.1K
Abshir Axmad รีทวีตแล้ว
Kassim Gabowduale
Kassim Gabowduale@gabowduale·
A brand new community resource center in Xaradheere completed and ready to serve the community as a meeting point. ⁦@NorwayInSomalia⁩ and ⁦@SwissEmbassyKE⁩ partnered with government on the project ⁦@nis_africa
Kassim Gabowduale tweet mediaKassim Gabowduale tweet mediaKassim Gabowduale tweet mediaKassim Gabowduale tweet media
English
1
13
92
8.3K
Abshir Axmad รีทวีตแล้ว
UNSOM
UNSOM@UNSomalia·
“We are… striving for justice and equal opportunities for #women in all spheres," says the Chair of the Women Caucus of #Somalia’s Upper House, Sen. Sareedo Mohamed Hassan Jayte, on the need for achieving #SomaliWomen30PerCent. Watch this video for more!
English
10
11
43
75.5K
Abshir Axmad
Abshir Axmad@SenatorAbshir·
Waxaan hambalyo farxad lehba u diirayaa wiilkeyga Maxamed Shidane & gabadhayda Xafsa Cabdullaahi oo maanta meherkoodu aan goobjoog ka ahaa. Waxaa leeyahay qoyskii lagu nastee lagu nagaado wada jiree nabadgala allahayoow idinka yeel. بارك الله لك، وبارك عليك، وجمع بينكما في خير
Abshir Axmad tweet media
12
9
71
7.5K
Abshir Axmad รีทวีตแล้ว
Abdirashid Hashi
Abdirashid Hashi@AnalystSomalia·
Sharaf iyo milgo ayay caawa ii ahayd in aan cashar luuqadda af Soomaaliga ah ka qaato Dr. Cabdalla Cumar Mansuur, uuna ii hibeeyo buuggiisa cusub. Casharku wuxuu ku saabsanaa sida loo qoro erayga af Soomaali; Waana sidaan qoridda saxda ah ‘af Soomaali’ ee ma aha Af-Soomaali ama af-Soomaali. Micno weyn baa ku jira in uu yahay af Soomaali! Waana uu ku mahadsan yahay saaxiibkay Wasiir @SenatorAbshir in uu igu casuumay xafladda aan Dr. Cabdalla Cumar Mansuur kula kulmay;
Abdirashid Hashi tweet mediaAbdirashid Hashi tweet mediaAbdirashid Hashi tweet mediaAbdirashid Hashi tweet media
Indonesia
12
12
56
7.6K
Abshir Axmad รีทวีตแล้ว
Goobjoog
Goobjoog@GoobjoogMedia·
Federal Government of Somalia Prime Minister @HamzaAbdiBarre leads a government delegation including the ministers of defense, internal security, interior affairs, and top security officials to Kisimayo, Jubbaland; he will chair consultation meetings with state leadership and the public to deliberate on ways of speeding up operations against Al-Shabaab militants in the region.
Goobjoog tweet media
English
1
5
5
1.6K
Abshir Axmad
Abshir Axmad@SenatorAbshir·
Alle ha u naxariisto Sheekheenii Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa'uud (Sheekh Cusmaan Xiddig) oo cumrigiisa ku qaatay barida & faafinta diinta islaamka isaga oo inooga tegay dhaqan & dhaxal diineed. Waxaan Alle uga baryayaa in ku abaalmariyo dembidhaaf & jannatul fidowsa aclaa.
Abshir Axmad tweet media
Indonesia
1
5
16
2K
Abshir Axmad รีทวีตแล้ว
Hassan Sheikh Mohamud
Hassan Sheikh Mohamud@HassanSMohamud·
Ethiopia has never engaged with us regarding the illegal MoU. On the contrary, they are teetering around asking others for mediation. Somalia is neither the instigator nor opposed to mediation. Ethiopia continues to evade responsibility for its diplomatic misstep.
English
359
193
1.1K
183.8K
Abshir Axmad รีทวีตแล้ว
Goobjoog
Goobjoog@GoobjoogMedia·
UPDATE: Arab League Secretary General Ahmed Abul Gheit reiterates the pan-Arab body's continued support for Somalia; states the need to respect Somalia’s soverignity and territorial integrity; expresses support for government’s efforts to activate national dialogue to materialize the aspirations of the Somali people.
Goobjoog tweet media
English
6
11
44
6.7K
Abshir Axmad รีทวีตแล้ว
Villa Somalia
Villa Somalia@TheVillaSomalia·
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo oo ku astaysan 64 sano guurada xornimada iyo Midnimada Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Eesti
52
65
336
28.5K
Abshir Axmad รีทวีตแล้ว
Abshir Axmad
Abshir Axmad@SenatorAbshir·
Hambalyo ummadda Soomaaliyeed meel ay joogtaba toddobaadka gobannnimada 26 June & maalinta midowga 1da July. “Ninkii kala saar lahoow Ninkii kala sooc wadoow Ninkii si xun u fakiroow Aday taladii ku seegtoo Sidaad moodayso maahee War hooy Soomaaliya soomaali baa leh”
Abshir Axmad tweet media
Eesti
15
14
82
4.6K
Abshir Axmad รีทวีตแล้ว
Villa Somalia
Villa Somalia@TheVillaSomalia·
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane @HassanSMohamud oo ay wehliyaan madaxda kale ee Qaranka ayaa ka qayb galay Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuumku uu door taariikhi ah ka soo qaatay dowlad-dhiska, horumarinta dalka iyo dhismaha hay’adaha dowladeed ee Soomaaliya, isaga oo mas’uuliyado kala duwan ugu soo adeegay dalkiisa isla markaana ka mid ahaa haldoorka ummadda Soomaaliyeed ee naf iyo maalba u huray dib-u-dhiska dowladnimadeenna.
Eesti
24
39
180
14.5K