Mohamed Salaad

735 posts

Mohamed Salaad banner
Mohamed Salaad

Mohamed Salaad

@MSalaad14168

Puntland waa in ay dal noqotaa oo taladeeda iyo masiirkeeda siyaasadeed ay la gooni noqotaa. Jidkaas keliya ayaa la gu badbaadin karaa jiritaanka ummadda Puntla

Mudug, Puntland Katılım Haziran 2024
175 Takip Edilen173 Takipçiler
Mohamed Salaad
Mohamed Salaad@MSalaad14168·
@MustafeGuufe @AJabaar04 Carruur yaryar oo qaa-qaawan oo cago-cad baa waddooyinka loo taagan yahay haddana waxaa kaaga daran waxa ay faafinayaan mashruuca fashilmay ee Soomaaliya oo aan ummadda Puntlandiyeed wax ba ku darsan.
Indonesia
2
0
2
62
Mohamed Salaad
Mohamed Salaad@MSalaad14168·
@AliSamattar Puntland waa full of natural resources iyo dalkeedana waa ku filan tahay dunida waa u iib geyn kartaa resources -keeda garasho xumo siyaasadeed Iyo karti darro hogaamineed.
Filipino
0
0
2
88
Ali Samatar
Ali Samatar@AliSamattar·
#Puntland waa Isku filan tahay Maamo Muus ka soo qaatay Magaalada Nimcada Durdurada iyo Beeraha ee #Galgala.👏
हिन्दी
6
7
48
2.3K
Mohamed Salaad
Mohamed Salaad@MSalaad14168·
@SakhiyaSalad Aniga oo Mudug ka soo jeeda oo ground kaas qaaraan ku darsaday ayaa aaminsan. Koobkaan keenii ma aha Intaas meel iigu qora
Eesti
1
0
0
26
Sakhiya O Salad
Sakhiya O Salad@SakhiyaSalad·
@MSalaad14168 🤣😂🤣 Maandhow maad arag miyaa garoonka weyn ee Gaalkacyo iyo wiilasheena. Waayo sidaas maxaad noo leeday.
Filipino
1
0
0
59
Sakhiya O Salad
Sakhiya O Salad@SakhiyaSalad·
Inamada Dhahar ee indhaha guduudan 😀. Inanta waad maqlaysaan dadaala. Anigu kolay kubadda waxaan Mudug ka ahayn, Sanaag baan wataa. Dadka aanu isku duruufta nahay ee fahamsan culayska cidhifyada Puntland ee aan ahayn dadka #CidhifyadaPuntland
Filipino
2
1
18
1.7K
Mohamed Salaad
Mohamed Salaad@MSalaad14168·
@mustafaadam Critical question you arise Balqiisa. It's a good question. Puntland is preparing to exit from rest of Somalia
English
0
0
2
82
Mohamed Salaad
Mohamed Salaad@MSalaad14168·
@MustafeGuufe guddoomiye iyo @mustafaadam u sheega dhegaha u gu rida qolyihii xajiimoon jiray marka ay arkaan Ciidamada iyo quruxda Ciidamadaan sugaya amniga ground Shuhadada ma aha ATMIS iyo ilaalo Turkey waa gabdhihii iyo wiilashii dhaladka ahaa ee reer Puntland.
Indonesia
1
2
8
205
Abdullahi Yassin Nur
Abdullahi Yassin Nur@Abdalla__Yasiin·
A beautiful land, clean and with a pleasant climate. Habo, Puntland|Somalia.
English
6
9
82
2K
Mohamed Salaad
Mohamed Salaad@MSalaad14168·
@ridgulle @MoBakayle Ninkaan dharaar iyo layl caayaya Puntland awoowgiis ma waxa uu ka mid ahaa dadkii uu haysan jiray Suldaan Ali Yuusuf Keenadiid?
Filipino
0
0
0
55
Ridwan Gulled
Ridwan Gulled@ridgulle·
@MoBakayle "Majeerteen canbarkii Marsaduu camiraayay Cashuurtii Hawiyaa Cukaaskii boqorkii Calankii laga qaad" -salaan Carabey 1930s @MoBakayle nimanka xamaalka cashuur baa u dheerayd weliba.😂😂
Suomi
2
0
22
861
Mohamed Salaad
Mohamed Salaad@MSalaad14168·
@AliSamattar @DekBinanle @HESaidADeni Suldaan waa aannu u baahan nahay ka dawlad ahaan iyo shacab ahaan ba mucaarad siyaasadeed oo xisbiyo siyaasadeed leh oo xukumadda balance -gareeya kuwaan se jiibka Xasan Shiekh Maxamuud ku jira qolada koonfurta ee Wardhiigley joogta dhabarka u godaya ma doonayno
Filipino
0
0
1
64
Ali Samatar
Ali Samatar@AliSamattar·
Madaxwayne Siciid Deni @HESaidADeni Mucaaradkii Puntland dhulkuu ku jiiday wuxuu ku mayd Garaacay #Puntland dhisid iyo #Puntland Aragagxiso ka Xorayn. Waa in ama la dhuuntaa ama Boqorka laysu dhiibaa Wado kale ma jirto Alxaqiiqa.😂🏃‍♂️
Suomi
3
8
35
1.7K
Mohamed Salaad
Mohamed Salaad@MSalaad14168·
@JanaaleOAli Boosaaso, Soomaaliya ❌ Boosaaso, Puntland ✅ Maxay Soomaaliya ku darsatay Puntland oo magaca credit loo siiyanaa?
Filipino
0
0
1
41
Sakhiya O Salad
Sakhiya O Salad@SakhiyaSalad·
Qof aan dhalnay oo caasi ahayn Deeqo baa ka mid ah. Geesiyadaas reer Puntland ha ilaashadaan way halgan iyo dabaal deg midna Kama hadho.
हिन्दी
4
1
16
825
Mohamed Salaad
Mohamed Salaad@MSalaad14168·
@LMaxamed18244 @AbdallaEmirates Shaqooyinka hoose waa bannaan yihiin sida beeraha, timo-jaraha, xoolo-raacidda, guryo dhisidda qaybta , makhaaxiyaha ( waiters -ka), guryo ka shaqaynta iyo wax kale oo badan. Kolka waa in la joojiyaa waxii aan dalab macquul ah ku imaan dalkana xudduuddihiisa la xiraa
Indonesia
1
0
0
17
Abdul Hassan
Abdul Hassan@AbdallaEmirates·
Wadanka Puntlandiyeed ceyr malaga qaataaa sida Europe, Canada iyo US!
Abdul Hassan tweet media
Filipino
13
1
14
1.8K
Mohamed Salaad
Mohamed Salaad@MSalaad14168·
Anaga dalkuyagu waa Puntland calankayaguna waa calanka Puntland haddii aannu nahay ummadda Puntlandiyeed. Mar na dhalinyaro yaan la idin marin-habaabin mashruuca Soomaaliya wax ba ku ma lihidin
Filipino
1
4
12
641