
MBF2020 festival in August is postponed. In time, we will share new dates. Thank you. #Somalia #Books #MBF2020 Sannadkan, Carwada Buugaagta Muqdisho oo ay ahayd in Agoosto la qabto, dib ayaa loo dhigay. Xilliga cusub dib ayaan u soo sheegii doonaa insha Allaah. #Soomaaliya

























