Yusra Bile

758 posts

Yusra Bile banner
Yusra Bile

Yusra Bile

@YusraBile

Katılım Aralık 2017
270 Takip Edilen117 Takipçiler
Yusra Bile
Yusra Bile@YusraBile·
@MoBakayle Somaliland guul labadan dal ayaa aqoonsiga somaliland ku dhawaaqay
Yusra Bile tweet media
हिन्दी
0
0
0
1
Mohamed Yusuf Bakayle
Mohamed Yusuf Bakayle@MoBakayle·
Iranian protesters opposing the Iranian Revolution demonstrating across the United States, have expressed appreciation to Somaliland, the United States, and Israel. Citizens from Somaliland are actively participating in the demonstrations. #iran #somaliland #israel
English
23
18
130
12K
Anders Lindberg
Anders Lindberg@anderslindberg·
Verkar ju gå utmärkt det här...
Anders Lindberg tweet media
Svenska
57
3
28
9.7K
Mohamed Yusuf Bakayle
Mohamed Yusuf Bakayle@MoBakayle·
The President of Somaliland expressed appreciation to the Government of Israel, describing it as the first country to take the bold step of recognizing Somaliland. “We extend our gratitude to the Government of Israel; it is the first state to demonstrate the courage to recognize Somaliland. We believe Israel is a reliable and trusted partner,” the President said while addressing Somaliland’s Parliament. Members of Parliament rose to their feet in cheers and applauded as the President spoke about Israel, signaling their appreciation for the state of Israel. #Israel #Somaliland
English
17
19
87
3.5K
Mohamed Abdisamad
Mohamed Abdisamad@MohamedAbdisam·
#BREAKINGNEWS: Somaliland will get recognition from several countries within a couple of weeks, as declared by the ruling party chairman @HersiAHassan. The Minister of Information, @BarkhadBatuun,also stated that Somaliland will gain recognition from other countries soon. (1/2)
Mohamed Abdisamad@MohamedAbdisam

🚨BREAKING: Congratulations to the people of Somaliland! Israel has become the first country to officially recognize Somaliland’s statehood, reaffirming its status based on June 26, 1960, in the colonial era. #SomalilandRecognition #Somaliland #Israel @gidonsaar @ShayGal84

English
21
27
131
25.8K
Shabkah
Shabkah@Akramchanel1·
@warfak1 Bab_el mandeb Located in Somaliland and its save. no pirates allowed if they try to come !! they will be bottom of the sea
English
2
0
1
230
Amb.Abdullahi Warfa
Amb.Abdullahi Warfa@warfak1·
Any Country interfering in Somalia's internal affairs and compromising its territorial integrity and sovereignty will face repercussions, including potential restrictions on access to the Bab-el-Mandeb Strait.
Amb.Abdullahi Warfa tweet media
English
190
87
549
80.5K
Yusra Bile
Yusra Bile@YusraBile·
@warfak1 Somaliland waa la aqoonsadey jamhuuriyada barakeysan ee somaliland guul
Yusra Bile tweet media
Filipino
0
0
0
1
MM Somali TV
MM Somali TV@MMSomalitv·
#صوماليلاند ترد بقوة على بيان 17 دولة رفضوا تعيين سفير إسرائيلي لديها.
العربية
5
10
35
975
Yusra Bile
Yusra Bile@YusraBile·
@MoBakayle Somaliland waa la aqoonsadey maanta oo qalbada jabtay cadawgii somaliland
Yusra Bile tweet media
Filipino
0
0
0
23
Mohamed Yusuf Bakayle
Mohamed Yusuf Bakayle@MoBakayle·
Kaddib heshiiskii milateri ee Sucuudiga iyo Soomaaliya, waxa la sheegay in Dawladda Sucuudigu si weyn u danaynayso inay gaadho xeebaha Soomaalida. Danayntan waxa si gaar ah loogu xusayaa xeebaha Puntland, gaar ahaan magaalooyinka Laasqoray ama Xaafuun. Mohamed Yusuf Bakayle.
Mohamed Yusuf Bakayle tweet media
Filipino
9
3
10
2.9K
Yusra Bile
Yusra Bile@YusraBile·
@Hassangallaydh Somaliland waa la aqoonsadey waa laga gudbiyay saami qaybsi iyo qabiil iyo qabyaalada taa reer somaliland niyada u sheega
Yusra Bile tweet media
हिन्दी
0
0
0
41
Hassan Gallaydh
Hassan Gallaydh@Hassangallaydh·
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro waxa lagu doortay codkii abid ugu badnaa ee madaxweyne la siiyo sannadkii 2024-kiii. Mar kale waxa uu helay kalsooni shacab oo aad u xooggan ka dib aqoonsigii uu keenay bishii December ee sannadkii inna dhaafay. Hayeeshe waxa jira saddex arrimood oo gaabis xooggani uu ka muuqdo una baahan in uu madaxweynuhu si deg deg ah wax uga qabto kuwaas oo kala ah; 1: Abaaraha. Dalka Somaliland waxa ka jira abaaro aad u daran. Roobkii Guga iyo Dayrta ayaa deegaannnada aad ugu yaraa halka qaarkoodna aanu roobku ku tiixin. Xaalad biyo la'aan ah ayaa dalka ka taagan si gaar ah gobollada bari iyo xeebaha galbeed. Bisha Ramadaan oo foodda innagu soo haysa dad badani ma helayaan biyo ay cabbaan. Hawl galka xukuumadda ee wax ka qabashada Abaaruhu waa mid aad u kooban oo aan gaadhsiisnayn heerkii loo baahnaa. Madaxweyne Cirro waxa hadda la gudboon in uu si gaar ah dedaal uga galo wax ka qabashada abaarta iyo gurmad loo sameeyo reer guuraaga xaalka adag ku jira. 2: Dhammaystirka xukuumaddiisa iyo dib u eegista xulashada madaxweynaha. Madaxweyne Cirro oo ku dhex jira sannadkiiisi labaad ee xil haynta, ilaa hadda waxa jira meelo aanu qalinkiisu qaban oo u baahan dhammaystir. Dad badan ayaa sidoo kale qawadsan soo xulashadii koowaad ee xukuumadda madaxweyne Cirro kuwaas oo in muddo ah ku baaqayey in uu dib u hubiyo tayada xukuumaddiisa si loo helo xubno fulineed oo qaadi kara hammiga shacabka Somaliland. Shacabka Somaliland intooda badan waxa ay aaminsan yihiin in aan madaxweyne Cirro cugan koox kala dabaallankarta hawlaha taagan xillligan. 3: Saami qaybsiga iyo arrinka gobolka Awdal. Bulshada reer Awdal oo ah laf dhabarkii Somaliland iyo qayb ka mid ah laamaha uu dalku ka kooban yahay, waxa ay in muddo ah ku cel celinayeen in dib loo eego saamiga xukuumadda maaddama oo aanay baarka ugu sarreeya ka joogin saddexda haayadood ee dawladnimadu ka kooban tahay ee Fulinta, sharci dejinta iyo Garsoorka. . Madaxweyne Cirro waxa hadda u taalla in uu hoos u dhugto arrinka Awdal gaar ahaanna saami qaybsiga xukuumaddiisa. In uu xal kama dambays ah u keeno xaaladda colaadeed ee Awdal ka jirta. Gogol u fidiyo dadka gudaha ee wax kala tabanaya. Reer Awdal oo keliya maaha dadka saamiga ka cabanaya, waxa kale oo jira reer Sanaag gaar ahaana beesha dhawaan heshiiska nabadda ku seexday Ceerigaabo oo iyaguna saluugsan saamiga xukuumadda.
Hassan Gallaydh tweet media
Eesti
12
10
83
6.2K
Yusra Bile
Yusra Bile@YusraBile·
@MoBakayle Goolka uu cirro ka dhaliyey Somalia 🇸🇴 kkkk
Indonesia
0
0
0
43
Mohamed Yusuf Bakayle
Mohamed Yusuf Bakayle@MoBakayle·
Somaliland & qaar kamid ah Saaxiibadeeda caalamka. ~ Israel, Ethiopia, UAE, India, Taiwan & USA.
Mohamed Yusuf Bakayle tweet media
Indonesia
8
6
71
3.2K
Yusra Bile
Yusra Bile@YusraBile·
@MoBakayle Guulaha aqoonsiga jamhuuriyada barakeysan ee somaliland ee quusta ku riday cadawga ka dib shirkii davos
Filipino
0
0
0
67
Sultan Abdikariim (Waayo-Arag)
Sultan Abdikariim (Waayo-Arag)@SSTHawdReserve·
Baaq iyo Mawqif Qaran Ganacsiga iyo dhaq-dhaqaaqa macaash-doonka ah ee miciishada ka baxada Burco kuna sii jeeda Sool-bari, iyada oo sii maraysa Hawd iyo Reserve Area, kadibna gaadha Buuhoodle iyo Sool-bari, waa arrin si cad uga hor imanaysa danaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Arrintani ma aha ganacsi caadi ah, balse waa taageero dadban oo loo fidinayo kooxaha hubaysan ee ka hawlgala Sool-bari, kuwaas oo khatar ku ah amniga, xasilloonida iyo Masaaliixda Jamhuuriyadda Somaliland. Sidaas awgeed, waa in si buuxda loo joojiyaa ganacsigan, waana arrin xaaraan qaran ah. Qof kasta ama cid kasta oo ku lug yeelata, fududaysa, ama ka qayb qaadata sahayda iyo ganacsiga u suurtagelinaya kooxaha Sool-bari inay ka baxaan go’doonka, waxay si toos ah uga hor imanayaan danaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxayna qaadi doonaan masuuliyadda wixii ka dhalan kara. Aniga oo ah muwaadin ka soo jeeda Gobolka Togdheer, waxaan ku baaqayaa in danta qaranka laga hormariyo dan kasta oo kale
Sultan Abdikariim (Waayo-Arag) tweet media
Filipino
22
14
105
8.1K
Yusra Bile
Yusra Bile@YusraBile·
@Abdirahmanirro @Isaac_Herzog Tank you Israel for recognizing somaliland god bless the good people of Israel god bless the good people of somaliland
Yusra Bile tweet media
English
0
0
0
36
Cabdiraxmaan Cirro
Cabdiraxmaan Cirro@Abdirahmanirro·
Last night in Davos, on the sidelines of the World Economic Forum, i met with the President of the State of Israel, @Isaac_Herzog at a high-level dinner. Our discussions focused on strengthening and advancing bilateral relations between the Republic of Somaliland and the State of Israel. I also met @EricTrump , an influential global figure and son of the President of the United States, as well as other senior global political figures and international leaders.
Cabdiraxmaan Cirro tweet mediaCabdiraxmaan Cirro tweet mediaCabdiraxmaan Cirro tweet mediaCabdiraxmaan Cirro tweet media
English
363
833
3.6K
214K
Yusra Bile
Yusra Bile@YusraBile·
@Abdirahmanirro @Isaac_Herzog Xogta culus jamhuuriyada barakeysan ee somaliland oo qalinka ku duugtay heshiisyadii soo afjari lahaa kana niixinaya cadawga jamhuuriyada barakeysan ee somaliland
Yusra Bile tweet media
Suomi
0
0
0
29