sho

19.7K posts

sho banner
sho

sho

@mchoplyfe

tek time

Katılım Ağustos 2012
70 Takip Edilen2.9K Takipçiler
Jibril Qoobey
Jibril Qoobey@JibrilQoobey·
Halkaan ka keenay isqaadashadan fogaydaa.!! Waxaan xasuustaa maalmihii aan bilaabay in aan si cad ula soo istaago SL iyo PL,waa in ay isqaataan,iyadoo dadka reer PL Sadex qaybood ay noqdeen..... 1. Qayb ihabaarta sidii aan gaaloobay. 2. Qayb icayda. 3. Qayb si xushmad leh iiga codsata in aan joojiyo abaabulkan. Teleefoonkayga,waxaa ka buuxsami jiray Sadexdaas qaybood fariimahooda. Waxaa kaloo laygu oran jiray SL,ayaa mushahaar ku siisa oo aad ushaqaysaa. Dhanka SL,waxaa iyaguna jiray kooxo ila diriri jiray. Dulqaad iyo dadaal kadib Maanta,waa lays qaatay oo tusaalaheedu,waa in Caawa Garowe si cad looga dabaaldegayo Sanadguurada SL oo Calankii SL lagu Labisan yahay,kaasoo mar ahaa kan loogu nebcaa. Aragtidii,waxaa qaatay Labadii Dowladood oo heer waxay gaareen in ay maxaabiis iswaydaarsadaan. Dhaqankii,ayaa ku xigsaday oo Labada dhinac iswaydaartay. Bulshada qaybaheedii kala duwanaa,ayaa isdhex yaacay oo isqaatay. Ugu danbayn aragtidii,waxay noqotay fursad dhinacyo badan leh oo PL iyo SL ay ka faa'idaysteen. JQ.
Suomi
16
5
61
3.6K
sho
sho@mchoplyfe·
@CaptainSigeesta @CheckmateEA Tani waa aragti iyo analysis aad u xeeldheer, runtii aniguna sidaas ayaan mar walba u qabay. Xitaa afgambigii 1961 iyagaa kashifay. If this keeps happening then it’s not going to end well
Filipino
0
0
3
42
Captain Sigeesta 🦊𓃵
Captain Sigeesta 🦊𓃵@CaptainSigeesta·
@CheckmateEA Dhacdooyinka ka dhacay sool bari waxay ahayd shaqo gudaha ah oo ay iyaduna ku xidhan tahay ariintan. wax shil ah ma ahayn ee waxay ahayd shirqool. cigaal wuxu somaliland ka iibiyey 🇸🇴 inuu noqdo kaaliyaha ee qadaadweynta muuse waxa uu isku dayay in ku daayado adeerkiisa.
Filipino
2
0
11
320
CheckMate 💚 🇹🇼 🤍🇮🇱❤️
Tanna waa taarikh 🎯 Walina muu beenin ex madaxweyne waanu noolyahay kamuuna jawaabin..kuwi dhintayna been baa laga sheegaya Hoogamiyaha kaliya ee JSL soo xukamay, oo madaxweyne 🇸🇴 kamida yidhi wuu nala heshiiyay inu umadiisa khiyaameeyo oo halki indeerki geeyay dib ugu celiyo
Captain Sigeesta 🦊𓃵@CaptainSigeesta

Somalia’s former president Farmaajo confirms that he offered former Somaliland president Muse Bihi Somalia’s presidency and Bihi accepted if he were to agree to merge Somaliland with Somalia. Speaker of the Guurti Salebaan + HJ suldaan threatened him and he was forced to stop.

Filipino
11
7
42
3.9K
Qays 🦌
Qays 🦌@B19Joshua·
Mogadishu, Somalia 📍 1950~ This is how it looked in Somali tradition before colonial times! What kind of cultural dance is this?! A grown man lying on his back while others are just jumping around randomly. This is how it was before Somalilanders arrived and were mistakenly united from the Somaliland side, but fortunately for Somalia due to cultural enrichment. So many questions! 😅
Qays 🦌@B19Joshua

Somaliland | Sahil Sheikh 1956📍 Brining buraanbur & aroos videos dhaqan laguma yeesho, but since this is a traditional Somaliland culture, as an Somalilander wa u sheegan karta.. Miskiinyahow!..😆

English
6
15
45
13.7K
sho retweetledi
Jim Njue
Jim Njue@jimNjue_·
African Presidents in Europe vs European Presidents in Africa.
Jim Njue tweet mediaJim Njue tweet media
English
25
773
2.6K
40.3K
sho
sho@mchoplyfe·
@Shuayb__ Waar u only gettin 4 likes from your 4 burners beenta jooji
English
0
0
0
45
Shuayb
Shuayb@Shuayb__·
I've been doing this mentorship thing since 2022, and at this point I've lost count how many people i've helped get to $3k/month from freelancing
English
1
0
4
754
sho
sho@mchoplyfe·
@UgaasDiddy @Shuayb__ Bastarkan looks like the saaqid Absbir yss rebranding to run in Galmudug parliament elections, @AbshirOfficial dhila ku dhunkate ka so bax mute ka
Eesti
0
1
1
389
sho retweetledi
Aqoonyahan Diddy 🇸🇦
Aqoonyahan Diddy 🇸🇦@UgaasDiddy·
@Shuayb__ “Dau- nvm 💅🏻💁🏼‍♀️” you sassy as hell Shuayb go back to your “how to make $2k with no High School diploma” type content
English
6
3
74
2.4K
sho retweetledi
Mohamed Yusuf Bakayle
Mohamed Yusuf Bakayle@MoBakayle·
Naajiyoow, saaxiib, inaad ii mahadceliso ayay ahayd sababtoo ah adeerkay Ina Igare haddii aanu kaa kicin Boqor Kenadiid, maanta Boosaaso ayaan isku arki lahayn adoo dekedda ka xamaalaya oo igaar MJ ahi ku raranayo. 😁
Indonesia
25
15
68
7.4K
MULKIILAHA WAQOYI
MULKIILAHA WAQOYI@northownerr·
Cuqdad goniya marku qofku qabo waa iska siidan. Bal hada GB iyo nimanki u cardka marsadaye Deni haday is haystan yaska balayadan iyo cuqdadan hayse ee reer WB mesha uso galinayso maxay tahay. Ku tee G.B team deni dayo waqoyi bari çay😂 SXbtay @Yaska74750972 wajiyo badana😂
Indonesia
15
5
30
4.1K
sho retweetledi
Somaliland Archives
Somaliland Archives@Archives_SL·
In the 19th century, the majority of Somali traders who frequented Aden belonged to the wider Isaaq clan. The Habr Awal composed the bulk of these merchants, completing four voyages to Aden during the trading season, where they tended to hire a house in Aden and were accompanied by their own servants. They procured most of their goods from Harar and its environs, which included coffee, saffron, ivory, and feathers. Garhajis traders also frequented Aden regularly; however, they procured most of their goods from the Ogaden interior, which included feathers, myrrh, gum, livestock, and ghee.
Somaliland Archives tweet mediaSomaliland Archives tweet mediaSomaliland Archives tweet mediaSomaliland Archives tweet media
English
5
21
52
3K
sho retweetledi
Adam
Adam@AdamNyc·
Why do they look soo familiar ??
Adam tweet media
English
34
33
216
11.6K
Hajji Esmail
Hajji Esmail@Hajji_Lander·
@Oligarchow Waa xero maangaab meeshani . dalku meesha u Ka dhaqaaqi la’yay wa magaaladan bilaa biyaha iyo wadooyinka ah e xinka iyo qabyaalada iyo ehlu-ceeshnimadu lafta ka gashay o caasimad ku sheeg u ah .
Indonesia
2
0
7
174
MR: GB
MR: GB@Oligarchow·
Suldaankani maanta wuxuu yidhi haddaan Mayor ka Hargeisa loo dooran Cudhay way dumaysaa Hargeisi. Waa taas caasimadii dalku halkay la marayso bahashii qabyaaladu. Warbaahintii dalkuna indhaha ayay ka qarsanaysaa ceebta Hargeisa ka socota ee siyaasad ku sheega ah. #Somaliland
हिन्दी
11
0
18
3.6K