Moe

105 posts

Moe banner
Moe

Moe

@Moe66521628

honestly, caring, Dreamer

Katılım Haziran 2020
12 Takip Edilen9 Takipçiler
Moe
Moe@Moe66521628·
@InaOlad Qof celaj ah inaad waax iskugo timadan ayaa kugo daran , caqligo inoo bari hore aad sooriga aad kaga timid
Eesti
0
0
0
2
Mohamed Olad
Mohamed Olad@InaOlad·
@Moe66521628 Qurmis iyo dadka noolasha ka dhacay waa la uleeynayaa. Aan kugu darno waayeelkaas caqli 6-saca ah ee caruurtiisa dabka ku shubay. Qarashaadka guurka anigaa qabo
हिन्दी
2
0
0
57
Mohamed Olad
Mohamed Olad@InaOlad·
This bastard terrorist must be apprehended. If the Somali government fails to take action against this individual, the people will take matters into their own hands. The devil is likely living in Finland, where he previously recruited his son to join ISIS terror group. Tragically, his son carried out a suicide bombing that targeted a Syrian family. The promotion of terrorism is not a new behavior for this creature; he openly celebrated his son's heinous act. @FinGovernment There is a Somali community in Finland, and wherever this creature may be, legal actions should be taken against him—his conduct is disgraceful not only to East Africans or Somalia but also to the global community. The MutherFuckrr is outdated, failed as a being, misguided, worthless, and internally conflicted—he deserves to face severe consequences for his actions. #Somalia @SoPoliceForce #Mogadishu @HSNQ_NISA #Africa @SomaliPM #Somali
Mohamed Olad tweet mediaMohamed Olad tweet media
English
34
33
186
13.3K
Moe
Moe@Moe66521628·
Do you remember when you joined X? I do! #MyXAnniversary
Moe tweet media
English
0
0
0
3
Moe
Moe@Moe66521628·
@FihimaHindaLayl Horta maa doqon baad tahay labada qof isku nin mahaa xumaanta meel walba waa kaa gadhaay xasidnimo ayaad kuu dhimanaysa
Filipino
0
0
0
26
Casho Cosob 🦅1825🦅🇺🇸
Casho Cosob 🦅1825🦅🇺🇸@Weighty26061960·
#BreakingNews 🚨🔔🚨 Fadeexad; James Akers baa la idhaa ninkaa goobbada cad ku dhex jira. Wasiirka arrimaha dibaddu wuxu ku sheegay in ay yihiin shirkad Imaaraati ah oo ka shaqaysa diyaaraddaha nooca bilaa duulliyaha ah ee UAV[unmanned aerial vehicles] loo yaqaan. Sida lagu baahiyay bogga wasaaradda arrimaha dibedda. Laakiin ninkani waa nin Ameerikaan ah, oo magaciisa la idhaa James Akers, oo u shaqeeya mid ka mid ah shirkaddaha suudhadhka soo saarra. Shaqada rasmiga ah ee uu qabtaana waa inu xayeysiiyo suudhadhka kala duwan ee ay shirkadda uu u shaqeeyaa soo saarto. Walciyaadu billaah. Xigasho.
Casho Cosob 🦅1825🦅🇺🇸 tweet mediaCasho Cosob 🦅1825🦅🇺🇸 tweet mediaCasho Cosob 🦅1825🦅🇺🇸 tweet mediaCasho Cosob 🦅1825🦅🇺🇸 tweet media
Eesti
10
7
25
2.7K
Moe
Moe@Moe66521628·
@InaOlad Dee udaygaa waan kaa shidanaa shaydanyo
Indonesia
0
0
0
6
Moe
Moe@Moe66521628·
@MPDrAbib 😂😂😂 waar Illahay kaa cabso intaas aad sheegayso xamar muwadinintido maa helaan waar dadka caqligooda haa cayiin
Filipino
0
0
0
101
MP Dr Abdillahi Hashi Abib
Wicitaan oo Xaalad Degdeg ah ku saabsan oo una baahan Fulin Degdeg ah Shirka Mustaqbalka Dawlad Goboleedka Awdal ee Soomaaliya Loogu Talo Galay Dhamaan Muwaadiniinta Gobolka Awdal iyo Degmada Gebilay (Dawlad Goboleedka Awdal) Muwaadiniinta Qaaliga ah ee Reer Awdal, Anigoo ah wakiilkiinna si sharci ah loo doortay ee ku jira Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ah hoggaamiyaha bulshada Dawlad Goboleedka Awdal, waxaan halkan idinkaga soo jeedinayaa baaq deg-deg ah oo muhiimad gaar ah leh oo ku socda dhammaan wiilasha iyo gabdhaha Gobolka Awdal iyo Degmada Gebilay - meel kasta oo aad joogtaan, gudaha dalka ama dibedda. Waxaan qabaneynaa Shir Deg-deg ah oo go’aamin doona mustaqbalka Dawlad Goboleedka Awdal. Kani ma aha shir caadi ah - waa isbeddel taariikhi ah. Waa waqti xaqiiq ah. Nasiibka dadka reer Awdal, xuquuqdooda, iyo karaamada jiilasha mustaqbalka ayaa halis ku jirta. Shirkan wuxuu isugu keeni doonaa dhammaan daneeyeyaasha Dawlad Goboleedka Awdal: salaadiinta dhaqanka, hoggaamiyeyaasha bulshada, siyaasiyiinta, aqoonyahannada, macallimiinta, culimada, dhalinyarada, haweenka, ganacsatada, wakiillada miyiga, iyo ururrada bulshada rayidka ah. Wadajir, waxaan dejin doonaa khariidada siyaasadeed ee mustaqbalka Awdal - oo ku saleysan qiyamkeenna, cadaalad iyo sinnaanta, isla markaana u heellan in la dhiso nidaam dowladeed oo xurmaynaya karaamada aadamaha kana ilaaliya xuquuqda muwaadin kasta. Ø Waxaan dhisi doonaa dastuur iyo nidaam sharciyeed oo: Ø Sugaya karaamada, sinnaanta, iyo ka-qaybgalka bulshada oo dhan Ø Difaacaya xuquuqda dadka laga tirada badan yahay, haweenka, iyo dhalinyarada Ø Dhisaya dowlad daahfuran oo isla xisaabtan leh Ø Damaanad qaadaysa waxbarasho iyo daryeel caafimaad oo bilaash ah Ø Kor u qaadaysa dhaqaale suuq xor ah isla markaana ilaalinaysa xorriyadda hadalka Ø Ixtiraamaysa dhaqankeena, sharaf u siisa odayaasha, codna siisa muwaadin kasta Shirkan taariikhiga ah wuxuu ka dhici doonaa gudaha Dawlad Goboleedka Awdal - dhulkeenna gudihiisa, dadkeenna dartood. Ma jiri doonto faragelin shisheeye. Looma oggolaan doono ajando la soo dayriyey. Muwaadin kasta iyo koox kasta oo danaynaysa waxay yeelan doontaa cod iyo ka-qaybgal buuxa. Waddada aan qaadeyno waxaa dejin doona heshiis dhexdeena ah. Si aan si cad u iraahdo: waxaan ku jirnaa xaalad deg-deg ah. Ma aqbali doonno in dadkeenna la takooro, xuquuqdooda la baabi’iyo, codkoodana la aamusiyo. Waxaan difaacaynaa karaamadeena, mustaqbalkeena, iyo dhulkeena - si kasta oo ay ku kacayso, xitaa haddii ay na qasabto in aan u huranno naf iyo maal. Dib uma noqon doonno. Kama cududaaran doonno in aan u hiilino caddaaladda iyo xorriyadda. Waxaan dhawaan si rasmi ah u shaacin doonaa taariikhda iyo waqtiga rasmiga ah ee shirkan muhiimka ah. Inta ka horraysa, waxaan si adag ugu boorinayaa muwaadin kasta oo reer Awdal ah inuu iska diiwaangeliyo oo uu ku biiro WhatsApp-ka rasmiga ah ee isgaarsiinta: “Mustaqbalka Awdal State.” Si lagugu daro, fadlan noo soo dir magacaaga oo buuxa, goobta aad hadda ku sugan tahay, iyo lambarkaaga WhatsApp, una dir: Iskuduwaha Mudane Hamud Elmi WhatsApp: +1 (647) 580-5234 Dhamaan warbixinada - oo ay ku jiraan ajandaha rasmiga ah iyo faahfaahinta shirka - waxaa lagula wadaagi doonaa WhatsApp-ka. Waqtigii waa yimid. Waa in aynu istaagnaa. Mustaqbalka Awdal wuxuu gacanta ugu jiraa dadkiisa. Wadajir, waan kici doonaa. Iimaan iyo go’aan adag, Dr. Abdillahi Hashi Abib - BA, MA, MASc, Ph.D Member of Foreign Affairs Committee Federal Republic of Somalia the House of People Mogadishu, Somalia MP- HOP #201 Awdal Region and Gebileh District Leader of the Accountability and Transparency Caucus of the House of People E: abdillahi.abib@parliament.gov.so W: + 1-571-436-7586 M: + 252-6108-22469 @golaha_shacabka @RepBrianMast @HouseForeignGOP @RepMoolenaar @committeeonccp @realDonaldTrump @SecRubio @StateDept @USTreasury @TheJusticeDept @RealPNavarro @frankgaffney @SpeakerJohnson @Jim_Jordan @freedomcaucus @susiewiles2024 @StephenM @GOPMajorityWhip @RepFinstad @RepFischbach @RepPeteStauber @RepMTG @HassanSMohamud @TheVillaSomalia @HamzaAbdiBarre @AadanMadobe @SomaliainQatar @MOFAKuwait @UAEinSomalia @ChineseSomalia @KSAmofaEN @US2SOMALIA @EU_in_Somalia @ItalyinSomalia @UNSomalia @TC_MogadisuBE @UNDPSomalia @MikeNith1 @WorldBankAfrica @IMFAfrica
MP Dr Abdillahi Hashi Abib tweet media
Indonesia
47
49
224
21.8K
Moe
Moe@Moe66521628·
@AMAGuudcadde I don't mind female shares in power authority but some places yes but the way you've thinking is wrong wrong judge it can't be parliament is not good ,local councilor yes pls think Wise when you trying to share this
English
0
0
0
36
Aziz Mahdi 🌍
Aziz Mahdi 🌍@AMAGuudcadde·
Acc. to the SL Health & Demographic Survey 2020, 52% of z population is female However 1) Out of 116 appointed Executives, only 3% are women 2) There’s 1 female MP in Parliament of 164 3) There’s no female local councillor 4) There’s no female judge This is a national disgrace!
English
3
3
16
3.4K
Moe
Moe@Moe66521628·
@AMAGuudcadde What do you meant he's spirit with us ! Man you go far away there's
English
0
0
0
65
Aziz Mahdi 🌍
Aziz Mahdi 🌍@AMAGuudcadde·
#OTD 1961, the Congolese progressive leader, Lumumba, was murdered. Afterwards, the Somali music giant, Abdullahi Qarshe, composed a song in his memory: “Lumumba is neither alive nor dead, Don’t think that he is either, for his spirit is with us, Don’t think he has disappeared.”
Aziz Mahdi 🌍 tweet media
English
2
10
59
2.9K
Moe
Moe@Moe66521628·
@DavidGreenhh The first one or the second one would be amazing Somaliland needs it so much
English
1
0
0
74
David Green
David Green@DavidGreenhh·
Hargeisa and Somaliland are experiencing rapid population growth, and with it, an increasing demand for modern infrastructure. As the capital grows, Hargeisa's airport must expand to accommodate future needs. Which one of these designs do you think would best serve the city.
David Green tweet mediaDavid Green tweet mediaDavid Green tweet mediaDavid Green tweet media
English
80
87
563
26.4K
Moe
Moe@Moe66521628·
@GuledWiliq You so dump trying to publish lie on the social media but nothing happens like you said
English
0
0
0
29
GuledWiliq
GuledWiliq@GuledWiliq·
New Development: Diplomatic sources reveal that Somaliland President Irro has firmly rejected the idea of establishing security partnerships with the United States, including the possibility of hosting a U.S. military base in Somaliland or allowing the territory to be used for launching drones against the Houthis and Al-Shabaab. Irro's stance underscores that Somaliland is not at war with either group and emphasizes that a U.S. presence in the region could exacerbate instability. Amidst growing tensions, the U.S. government has previously engaged with the Muse Bihi administration regarding the establishment of a military base. However, a shift in U.S. strategy towards Somaliland may be on the horizon. If President Irro maintains his current position, we could witness a potential regime change in the near future. Additionally, U.S. officials are increasingly concerned about the influence of the Ictisaam faction within Irro's government, as it seems to be moving toward a form of state capture that could pose significant security challenges to American interests in the region.
GuledWiliq tweet mediaGuledWiliq tweet mediaGuledWiliq tweet mediaGuledWiliq tweet media
GuledWiliq@GuledWiliq

Breaking News: Inside sources from Villa Somalia and the Minister of Foreign Affairs reveal that the President of Somaliland has been advised to label the SNM as a domestic terrorist group, dissolve the Kulmiye party, and imprison its leaders as preconditions for ongoing talks between Somalia and Somaliland. A pre-condition demanded by Ahmed Fiqi. In a surprising twist, Irro appears open to this controversial suggestion, especially after being persuaded by Ismael Omar Guelleh. Guelleh cautioned that Irro’s opposition to U.S. maritime security partnerships could make his government vulnerable to a potential CIA-backed coup utilizing the SNM as a deep state operative. Qatar and Turkey are reportedly supporting this strategy to bring the Somalia-Somaliland discussions to a conclusion, positioning Irro as a potential President or Prime Minister of a newly formed confederation of Somalia and Somaliland. Meanwhile, Hassan Sheikh is in Addis Ababa attempting to dissolve the MoU and secure Abiy's agreement to sever ties with the Kulmiye Party. Stay tuned for more updates!

English
12
8
26
12.6K
Moe
Moe@Moe66521628·
@Mahamed17967869 @FaisalAliWarabe Saqajab ayaad tahay uu saqajanimo kuu kuraay khasaare waalid ayaad tahay marka adi maxad qabanaysay maa lagu kala tuuray markaa waxaa aad markhaati kaa ahayd eleen adun baa waxa sheegayay
Filipino
0
0
0
2
Mahamed Abdi
Mahamed Abdi@Mahamed17967869·
@FaisalAliWarabe Faysal waraabe waa fatal shaqadiisu naagaha ayuu raga daarood ugeyn jiray xataa tiisa
Filipino
1
0
0
390
Moe
Moe@Moe66521628·
@Sidi92866182 @FaisalAliWarabe Nocago kale Wala yaqaanaa deero deero maa herdaynaso ,Shanta sano ayaad sogi waxbaa hadad kursi ubogto waxan aad kaa shekaynaso same waxaad kaa hesho waxbaa hanaga senin
Filipino
0
0
0
6
XYZ
XYZ@Sidi92866182·
@FaisalAliWarabe Somaliland dad danaha Somalia ka shaqeenaya ayey xukunkii u dhiibteen. somaliland na raba in dumiyaanoo ay iibiyaan sidaas Somalia na raba in fawdo iyo argagixiso noqoto. sidaan filayo dhawaan waa lagu kici doonaa madaxtooyada loogu daadan Marka uu tuhunku baxo. Sii raagi maayaan
Filipino
1
0
0
163
Moe
Moe@Moe66521628·
@melmoh25 Wonderful good things to support girl of hijabi
English
0
0
0
51
Mel@
Mel@@melmoh25·
Wearing hijab is not a crime, and my sisters in Axum should be allowed to practice their religious freedom and right to education like every other citizen. This is a sad distraction from the bigger issues in Tigray right now. Full video on my TikTok: tiktok.com/t/ZTYvGkC8M/
English
31
66
198
21.5K
Moe
Moe@Moe66521628·
@EngDualeh Firstefull that land was in under Ethiopia responsibility which what happened there Thay have fall of decision,but the MOU is different and had nothing about what happened there and you can compare it both stop misleading people
English
0
0
0
98
Jaale Diid Lander
Jaale Diid Lander@EngDualeh·
I am COMPLETELY against the MOU now. I had some doubts on the details,but I was thought whatever is bad for Somalia must be Good for Somaliland. Until Dawacalye incident happened which proved Ethiopia is no better than Somalia and its just another failed state. How can civilians be murdered on the hands of the police with no accountability. What Ethiopia will do once they r inside Somaliland, the same criminals will continue their crimes against our people. We need to think SECURITY first before recognition or commercial benefits. I don’t trust ETHIOPIA NOR SOMALIA.
Jaale Diid Lander tweet media
English
74
12
122
36.4K
Moe
Moe@Moe66521628·
@SuleimanElite Walal markaa hore dadki somaliland jeeritankida sabab uu aha ayaad ledaysaa markaa aad sidaa uu hadashay tawxiidka waa kaa qimaa badanyahay waax walbaa aad tidhaa amaba kuwa kula midka aad ee sida ufakirayaa
Eesti
0
0
0
41
Suleiman Bolaleh
Suleiman Bolaleh@SuleimanElite·
Tawxiidku 6da milyan iyo 7 boqol ee kun ee muwaadiniinta #Somaliland ayuu Quluubtooda ku qoran yahay. Runta biyo kama dhibcaankuna waxay tahay in iimaanku iyo rumayntiisu Qalbiga tahay Ilaahayna uu Qalbi-jire yahay. Dooda ah Calanka Somaliland Tawxiidka ku qoran malaga reebaa, mise waa loo daayaa waa mid u taala golayaasha sharci dajinta, mana dood ku tacaluqda aqoonsi iyo aqoonsi la'aan. Suaalaha muhiimka ah waxa ka mid ah dhawrsanaanta Tawxiidka waa mid ka wayn in calan gaar ah lagu qoro. Waxay u qalantaa calan ka wada dhexerya Muslimiinta oo dhan in lagu qoro. Waan ogahay kuwii Soomalida inaga sheegan jiray in ay odhan doonaan maxay Somaliland calankooda Tawxiidka uga reebayaan diintii islaamka ayay kaga baxayaan taas halala jihaado, xataa in Sheekh Daroodku Ee Umal ka didyoodo ayaa suuragal ah oo uu yidhaa halagu jano tago nimankaa calankoodii tawxiidka ka reebaya. Qaar kale ayaa halkeer ka soo boodi oo odhan doona Aqoonsiga Somaliland ee Donald Trump ayay Somaliland doonaysaa in Trump Calanka Tawxiidka ku arkin. Fikradaas oo qalad ah waayo doodan in calanka laga reebok Tawxiidku waxay soo taxnayd ilaa maalintii uu Madaxwaynhii hore Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal bedelay Calankii cadaa ee dhexda Goobada Dooga ah kunlahaa ee tawxiidka ku wareegsanaa. Ilaahay haw naxariistii Cigaal ayaa Shirwaynihii lagu ansixinayay Dastuurka Somaliland waxa uu keenay calankan Somaliland oo tawxiidka uuni ka maqan yahay. Odayaal dhaqameed aan aqoon diimeed iyo mid adduun midna lahayn oo shirka ergooyin ka ahaa ayaa qaylo oogsaday oo yidhi Dastuurka haddii tawxiidka calanka leh laga reebo waa nalagu gaalaynayaa. Imisa dawladood oo Islaam ah baa dunida jira Sucuudiga mooyee maxay inta kale oo dhami ugu qoran waayeen. Muhimadu waa Tawxiidka ayaa ka cukus oo ka miisaan wayn calamadan boqolaalka wadan kala leeyihiin. Calanku maaha mid baadi sooc u ah diinta ee waa mid baadi sooc u ah wadanka oo kali ah.
Suleiman Bolaleh tweet mediaSuleiman Bolaleh tweet media
Indonesia
36
11
154
10.5K
Moe
Moe@Moe66521628·
@CashoCosob Waan kuu racsanahay inoo kuwaa egoo waliba si wayn , Lakin maxaa diidaya hado xaal hayo ino halkaana warkida kaa waar keno ambaa hadi meel qaldan kuu socdo sidi hore ba shacabhan si faayow ayaan uqabanana qof ibnu aadamka fursad aya laa siya
Filipino
0
0
0
32
Casho Cosob 🦅1825🦅🇺🇸
Casho Cosob 🦅1825🦅🇺🇸@Weighty26061960·
Ciro cilaj hadu nabad donayo haku daba faylo foreign policygi Muse bixi jexay oo ah UAE 🇦🇪 port of Berbera USA saldhiga berbera 🇺🇸 Ethiopia 🇪🇹 MoU ga muse bixi baa so sexexay IYO TAWAIN ictirafka muse kenay oo so karkariyey hadise uu Djibouti iyo zoomalia ka dhaman wayo 🗡️
Casho Cosob 🦅1825🦅🇺🇸 tweet media
Indonesia
7
0
21
2.8K
Moe
Moe@Moe66521628·
@realNaasir Waan kugu racsanahay background music waa inoo noqdo official
Filipino
0
0
1
12
Abti Hawd 𝕏
Abti Hawd 𝕏@realNaasir·
“Waxa aan maanta qaabilay wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo Danjiraha dalka Mareykanka Danjire Richard H. Riley oo ay wehelinayaan taliyayaasha ciidamada AFRICOM. Wefdiga waxa aannu si qoto dheer uga wada hadalnay sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka ka dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo dalweynaha Mareykan. Sida oo kale, Danjiraha Mareykanku waxa uu na soo gaadhsiiyey dhambaal hambalyo ah oo uu ka siday dawladdiisa Maraykan. Doorashooyinkii Jamhuuriyadda Somaliland ka dhacay 13kii Nov, waxa ay noqdeen doorashooyin indhaha caalamka si weyn ugu soo jeedisay dalkeenna, inoona soo jiidi doona fursado maalgashi oo caalami ah.” W/Q @Abdirahmanirro
Abti Hawd 𝕏 tweet mediaAbti Hawd 𝕏 tweet mediaAbti Hawd 𝕏 tweet mediaAbti Hawd 𝕏 tweet media
Filipino
3
5
23
6.8K
Moe
Moe@Moe66521628·
@EngDualeh @US2SOMALIA Than go what ever you want to go he is the president of Somaliland for winning vote number more that 188k from the the government party so go to sleep and wake after 5y that good advice
English
0
0
0
61
Jaale Diid Lander
Jaale Diid Lander@EngDualeh·
@US2SOMALIA He is not president of Republic of Somaliland. We refuse to give him any MANDATE to represent Somaliland at any capacity.
Jaale Diid Lander tweet media
English
16
0
11
2.2K
Moe
Moe@Moe66521628·
@SuleimanElite .....inaad hore carartan arin anan meel gadhiin ambaa waax Gu'aan aano so sariin hoor kaa cararka iskaa dayaa markay meel gadho uu aan aragno inoo sidaa aad sheegayso kuu socdo anaga shacabha rali kama nihin khilaafka hadi xaal u helo maxad didaysa kuwehore Wala hadal we samayn
Filipino
0
0
0
5
Moe
Moe@Moe66521628·
@SuleimanElite Hurta markoo hore siyaasada aay madaxweyniyashi iswala badalay maa adigaa utalinayay waa mayaa mid walba siyaasad ayo laa imaaday Shacabka dawadyal ayay ahayden lakin qararka masiriga aah waa mid laa wala leyahay uu qof kaliya gu'amiin karin sidan arko caqligaga inad goor cararto
Filipino
1
0
0
3
Suleiman Bolaleh
Suleiman Bolaleh@SuleimanElite·
Dagaal Sokeeye oo Foolxun ayaa ka soo socda Somaliland 1. Mawqifka Madaxwaynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxman Cirro ee Dib u soo celinta Xidhiidhkii iyo Wadahadaladii Somalia iyo xidhiidhkii Djibouti 3. Mawqifka Adag ee Lidka ku ah Xidhiidhka Ethiopia iyo MoU-ga ee uu qabo Gudoomiyaha Xisbiga Wadani, iyo hogaanka sare ee Xisbiga Wadani, Ganacsatada Dahabshiil, iyo Telesom. 3. Hawsha uu Gudaha Somaliland ka wado Gacanyaraha Ismail Omar Guelleh ee ina Aw Siciid Arimahaas oo dhan waxay daboolka ka faydayaan in dagaal lagala hortagi doono Xukuumada Cabdiraxman Cirro sanadka ugu horeeya ee xukunkeeda haddii aanu wax ka badelin siyaasadooda u janjeedha Somalia iyo Djibouti. Dagaalka Sokeeye ee #Somaliland uu ka rido Cabdiraxman Cirro in kasta oo uu ku bilaabmayo diidmada shacabku ka qabo siyaasadiisa u janjeedha Djibouti iyo Soomaaliya, marka danbe dagaalku waxa uu isku bedeli doonaa mid u dhexeeya Taageerayaasha Cabdiraxman Cirro iyo shacabka Somaliland ee ka soo horjeeda in xidhiidh lala yeesho Djibouti iyo Somalia. Labada dhinac waxay ku dagaalami doonaan gacan ku haynta ilaha dhaqaalaha dalka sida Kastamada waawayn ee Berbera, Hargeisa iyo Wajaale. Dagaaladan haday sii socdaan oo Cabdiraxman Cirro ku adkaysto siyaasadiisa u janjeedha Djibouti iyo Somalia waxa suurtogal noqon doonta in lagu khasbo in Madaxtooyada Somaliland uu la guuro oo Galbeedka Burco looraro.
Suleiman Bolaleh tweet mediaSuleiman Bolaleh tweet mediaSuleiman Bolaleh tweet media
Indonesia
99
12
86
21.5K