
Bishii Febraayo wuxuu Muqdisho u yimid inuu vlog duubto, Wuxuu iska soo hormariyey diyaarad askar ilaalo ah saaranyihiin Markii uu soo degayeyna garoonka wuxuu sii ballansaday warbaahin tiro badan. Saddex bilood kaddib, wuxuu xaqiiqsaday in vlog la duubto masraxa siyaasadda waxba ka goyn karin oo uu xaqiiqda wajaho. I arkaay, I arkaay waxay dhashay I qariyaay! 🤣 @HESaidADeni Welcome back to Mogadishu. Mininka, mininkaagi waaye.


























