
Sanad aa Dastuurka Cusub ee la isku khilaafsan yahay i siinaa aa soo yeertay , haddii la isku waafaqsanaan lahaa sharciyan kuma siiyeen
Mabda’a aan dib loo dhaqan-gelin sharci (Principle of non-retroactivity) wuxuu ka dhigan yahay in xeer cusub oo Dastuuri ah, wax-ka-beddel Dastuur, ama fasiraad cusub aan lagu dabaqi karin dhacdooyin, falal, ama muddooyin xil oo dhacay ka hor inta aan xeerkaas la ansixin.
Isbeddellada Dastuuriga ah waxay shaqeeyaan oo keliya wixii ka dambeeya hirgelintooda, mana saameeyaan wixii hore u dhacay.
Sidaa darteed 15 may waxaa ku eg muddo xileedka Madaxweynaha
Indonesia



























