Halima Ismail

199 posts

Halima Ismail banner
Halima Ismail

Halima Ismail

@Halima_Yarey

Official Twitter Account for Chairperson at the Galmudug Independent Election Commission (@GIECGalmudug) 🇸🇴

Somalia Katılım Aralık 2019
97 Takip Edilen35.1K Takipçiler
Halima Ismail
Halima Ismail@Halima_Yarey·
Political parties are supposed to be built on shared ideas, internal debate, and democratic voting. But in Somalia, many have become one-man shows, where dissent is punished, not heard. Without internal democracy, there is no real democracy.
English
0
3
4
427
Halima Ismail
Halima Ismail@Halima_Yarey·
@teamgurmad Ciidamadii Itobia aa soo galay. Waxaa run ah in aay noqoto meel aay dhulkooda ka ilaalsadaan.
Eesti
0
0
1
41
Halima Ismail
Halima Ismail@Halima_Yarey·
@teamgurmad Xaashaalila ma ihi qof u default Gedo ee waxaan ka hadlay xaaladda ka jirata oon kuligeen ognahay oo aan iska indhatiri karin. Ilaa intii aan ogeen waxaan maqlaynay marka la rabo in xaladda ay dowladda si Soomaali nimo wax looga qabto waxaad maqlee Kenya soo duushay ama cidamadi
Filipino
0
0
0
90
Halima Ismail
Halima Ismail@Halima_Yarey·
@teamgurmad JL iyo PL waxaay qabsadeen doorasho. Sharciga doorashada iyaga ma qabanaya miya.
Indonesia
1
0
0
87
Halima Ismail
Halima Ismail@Halima_Yarey·
@BalalCusman The rise in conflicts in Somalia is not only due to the lifting of the arms embargo, but it has significantly increased the flow of weapons, intensifying violence and clashes.
English
0
0
2
88
Balal Mohamed Cusman
Balal Mohamed Cusman@BalalCusman·
Are we now witnessing Somalia sliding back into the dark chapter of clan-based conflict, this time under the direction of the very Federal Government meant to unite the nation? The ongoing build-up of clan militias in parts of South West State and potentially other Federal Member States, such as Galmudug and Hirshaballe further deepens fragmentation across the country and raises serious concern. Organizing, arming and financing clan-based militias is not a new experiment in Somalia, it is a painful chapter of our history. It brought no winners then and it will produce none now. Even more concerning this time is that this trajectory creates fertile ground for extremist groups to regroup, exploit divisions and expand their reach, not only within Somalia but across the region and beyond. The way out of the current political impasse is inclusive path by holding timely national elections built on broad-based consensus. Only through such a process can trust be restored and the country steered away from yet another cycle of conflict. @TheVillaSomalia @Somalia #Somalia @AqalkaSare @Golaha_ shac_JFS @aqalkahoose @sec_council @UKinSomalia @US2SOMALIA @EU_in_Somalia @AmbWangYu @AsstSecStateAF @ACAfricaCenter @_AfricanUnion @US_SrAdvisorAF @UNTMIS @francescaDM_EU @ymahmoudali #SharciBaaDalLaguDhisaa x.com/arlaadimnetwor… x.com/faqialis/statu…
English
4
4
10
757
Halima Ismail
Halima Ismail@Halima_Yarey·
Somalidu waxaay ku maahmaadaa "Masaarey ima goyseen haddan gobolkeey kugu jirin" Sidoo kale Sharciga lama jabiyeen haddan Barlamaanku qayb ka aheen sharci jabinta.(Waxaa magac u yaal noqday hay'adahii is dheelitiri lahaa ee kala madaxbanaanaa).
Indonesia
0
0
3
331
aally valli
aally valli@aally_valli·
@IanECox Gogol pizza is not Somali. The guy is Ethiopian trained in Europe.
English
4
0
0
3.8K
I. Cox
I. Cox@IanECox·
Literally... one of the best pizza joints in Kenya right now is run by Somalis who went on Alibaba and told suppliers - make us an Italian restaurant kit from top to bottom including decor and ship it in a container. A bit tacky, but it's glorious.
I. Cox tweet media
Ahmad Salim@ahmadsalims

Somali community have mastered the art of franchise in Kenya and around the world. They’ve brought brands we’ve never seen in Kenya ever… MashaAllah MashaAllah MashaAllah

English
35
147
1.4K
199.1K
SOMGEM
SOMGEM@sgem2016·
Please join our Forum for Solutions on Inclusive Electoral Process in Somalia: Amplifying Women's Voices tonight at 9:00 pm EAT x.com/i/spaces/1OyKA…
English
1
0
2
739
Halima Ismail retweetledi
Mohamed Abdirizak
Mohamed Abdirizak@MAbdirizak·
Honored to be appointed by the UNSG @antonioguterres to the @UNCERF Advisory Group. Grateful for the confidence vested in me & committed to contributing my utmost to enhance global emergency response. I look forward to collaborating with esteemed colleagues.
English
231
54
409
63.9K
Halima Ismail retweetledi
Halima Ismail
Halima Ismail@Halima_Yarey·
Waxaay ila aheed in Wasiirada lagu dhaariyo daacad u noqoshada Dalk, Dadka iyo Diinta oo aay si cadaalad ugu shaqeeyaan laakiin .......
Filipino
5
5
25
4.4K
Halima Ismail
Halima Ismail@Halima_Yarey·
L/Caano ilaa hadda dadka ku dhintay waa 425 kuwa kudhaawacmay waa 2,700 waxaa barakacay 250 kun iskaba daa hantida ku burburtay waana la Xarraga diriray. Taariikhdu daadkeeu wax bartaa
Filipino
5
5
28
4.6K
Halima Ismail
Halima Ismail@Halima_Yarey·
@husseinhaaruun @AnalystSomalia Xilkasta oo la hayo waxaa ka muhimsan in aay jirto awood maxkamadeed oo loo dacwoon karo marka isqabsi yimaaddo oo wax kala sari karta lehna go'anka ugu danbeeya, go'aankaas waxuu ka awood badanyahay xitaa midka Madaxwaynaha. Tani waa midda aan tabayano oon la dhaqaaqi waynay.
Filipino
1
1
6
485
Hussein Sheikh Mohamud
Hussein Sheikh Mohamud@husseinhaaruun·
5ta beelood ma waxay ku tookeysan jireen xilka Ra’iisul Wasaaraha? Sidee hadda baddelka RW shan beelood u qadayaan? Shan beel oo wada qanacsanaa ama qanci doona ma jiraane aan danta dalka ka eegno @AnalystSomalia.
Abdirashid Hashi@AnalystSomalia

Haddii la yiri xilka Ra’iisul Wasaaraha hawada ayaa laga saarayaa; Markaa, 5-ta beelood ee Soomaalida xilka Madaxweynaha & caasimadda miyay ku tookaysan doonaan? Mise labadaas sidooda ayay u ahaanayaan isku-dhuuq hal xaafad ah, … كل العسل و تمر

Filipino
18
12
77
41.8K
Halima Ismail
Halima Ismail@Halima_Yarey·
Haddii si wada-ogol ah looga shaqayn lahaa hirgalinta Heshiiski Baydhabo ee Q&C 2018 maantaba ka hadelkeeda ma soo gaarteen haddanna waa isla dariiqii. Taariikhdu dadkay wax bartaa!!!!
Indonesia
15
27
83
11.9K
Halima Ismail
Halima Ismail@Halima_Yarey·
Dawlada Federaalka, Siyaasiyiinta iyo qaybaha kala duawan ee bulshada rayidka, si uu u noqdo wax loo dhanyahay, wadalahaanshiisana ay keento in loo hogaansamo ku dhaqankiisa. 3. In qodobada siyaasiga ah ee kujira heshiiska la waafajiyo Dastuurka KMG ah mudada dib-u-eegistiisa
Indonesia
1
0
4
655
Halima Ismail
Halima Ismail@Halima_Yarey·
1. In Madaxda heshiiska saxiixday ee Golaha Wadatashiga Qaran ku qanciyaan heshiiskan siyaasadeed Madaxda Dawlada Puntland ee aan qaybta ka ahayn heshiiskaan. 2. In heshiiskan loo daadajiyo qaybaha kale ee hay’adaha dawlada heer dawalada Federaalka iyo dawladaha xubnaha ka ah
Filipino
1
0
3
854
Halima Ismail
Halima Ismail@Halima_Yarey·
Waxaan wareysi kooban aan siiyay maanta idaacada Voice of America (VOA) aan kaga hadlay heshiiskii xalay muqdisho ay ku gaareen Golaha Wadatashiga Qaran gaar ahaana arrimaha quseeya Hanaanka Doorashooyinka Qof iyo Cod iyo qodobada kale ee saamaynta kuleh doorashada
Indonesia
4
2
12
2.1K