
Aydaruis M
255 posts

Aydaruis M
@Mahakafe
Vice chairman of Somali labor party,Entrepreneur, community activist :





















Seems people are complaining to a corrupt judge about corruption, would he issue arrangements of his besties in crime or, as he usually does, turn deaf ear to the disapproval and the anger of the public! Corruption, extortion, & mismanagement have become the norm of this admin.




Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka jawaabaaya cabashooyinka shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddanaa garoonka dayaaradaha Aden Cadde ayaa booqasho deg deg ah ku tagay garoonka halkaasi oo kula kulmay shacabkii dayaaradaha sugayay, oo uu ka dhageystay cabashooyinkooda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku amray Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Maamulka Garoonka iyo Shirkadaha Dayaaradaha inay si deg deg ah u qaadaan dadka rakaabka ee sugayay safaradooda. Ra’iisul Wasaaraha oo kula hadlayay qaar ka mid ah rakaabka hoolka garoonka ayaa sheegay in dowladdu ay ka xuntahay dib u dhaca iyo culeyska ku yimid safaradooda, isaga oo ballanqaaday in arrintan oo kale aanay dib u soo laaban doonin.

BREAKING: Chaos reported at Mogadishu's airport as local flights remain stranded due to an additional fee of $9 imposed on each passenger departing from the capital Mogadishu.

Absolutely true. He is not a normal man!

Madaxweyne @M_Farmaajo waxa dhab ka ahayd midnimada dalka talaabo kasta oo lagu xaqiijinayo wuu qaaday laakiin @musebiihi oo ay gadaal ka riixayeen gelle iyo midowgii musharixinta muqdisho ayaa talada ka xumeeyay maantana iyaga ayaa ladagalamaya Madaxweyne @HassanSMohamud sidaas farmaajo ma uga shaqayn karaa midnimada dalka inta uu iska daayo ilameeraysada iyo ergayga wada hadalada jabouti ee beenta ah.








